Sign in to follow this  
MoonLight1

Another brilliant journalism.

Recommended Posts

*ANWAR*;977462 wrote:
this reporter is a rising star

+1

 

what amazes me is the amount of research input he made before the interview, the constructive way of questioning, the no nonsense of fact finding eye contact. this guy makes any hard Somali politician worry, fear and sweat.

 

A.Karim Ali Kaar is the best Somali journalist i have witnessed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wariye ninkaan la mid Soomaali waa iiga koow. Jawaari, Galeyr iyo Samatarkaan dhidid uu ka keenay.

 

Madaxweynaha, wasiirka koowaad iyo wasiirada arrimaha dibadda ka sugaa in uu soo wareysto, dhididkoodana kasoo daayo. Laakiin uma maleynaayi inay u ogolaan doonaan. Waa laga cabsanaa hadda ka dib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

^ Cidii baqdaa waa la shaacin marka lagu shaaciyana kaba daran marka aad waraysiga u fadhido waayo ugu yaraan eedeymaha qaar baad iska difaaci kartaa marka lagu wareysanayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;977786 wrote:
Dalka Biljam uu ku suganyahay oo kuwii madaxda Soomaaliya sheeganaaye wada joogaan. Taloow yuu soo wareysan doonaa markaan.

there is no way this guy can get permission to get close to qoslaye, saacid or faroole, there is a possibility maybe he will have Axmed Madoobe, I can see the old sheikh being grilled about his past and present principles.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this