Sign in to follow this  
malistar2012

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxa Maamulka Jubba oo Maanta Muqdisho soo Gaaray,Si Weyna Loogu Soo Dhaweeya

Recommended Posts

Wafdigan uu horkacayay Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo gaaray magaalada muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiirkaarrimaha gudaha iyo amniga qaranka soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed,wasiirka warfaaafinta,isgaarsiinta iyo gaadiidka C/llahi Ciilmooge Xirsi madax kale iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda oo lulayay calanka jamhuuriyadda soomaaliya .

 

Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo qeybta nasashadda ee garoonka Aadan Cadde Saxaafadda kula hadlay ayaa u mahad celiyay mas’uuliyiintii iyo dadweynihii soo dhaweeyay waxana uu faah-faahin ka bixiyay safarka isaga iyo wafdigiisa ay ku yimaadeen Magaaladda Muqdisho dhameystirka heshiiskii ka dhacay Adis Ababa.

 

Axmed Madoobe ayaa sheegay in socdaalkiisa uu yahay dhameystirka iyo xiritaanka wixii lagu heshiiyay.

 

“Waxaan rajeeynayo in talaabadan ay noqoto mid wax tar u keento guud ahaan dalka soomaaliya,in ay noqoto mid soomaaliya midnimadeeda ilaaliso,in ay noqoto mid soomaaliya gaarsiiso horumar dhinac kasta leh”ayuu yiri Axmed Madoobe.

 

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka soomaaliya mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay soo dhweynayaan wafdiga uu horkacayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ee maanta soo gaaray magaaladda muqdisho.isagoo sheegay in ujeedada imaatinkoodu yahay sii amba qaadkiisa,hirgalintiisa iyo sidii loo fulin lahaa heshiiskii magaalada Adis-Ababa lagu soo gaaray.

 

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa intaasi ku daray in Axmed Madoobe iyo wafdigiisa ay xukuumada soomaaliya iyo dadka ka soo jeeda gobollada jubbooyinka ee ku nool magaalada muqdisho ay wada tashi kala yeelan doonaan arrimaha jubbooyinka.

 

Dhinaca kale wafdiga uu hogaaminayo Axmed Madoobe ayaa waxaa qado sharaf loogu sameeyey magaaladda muqdisho waxaana ka qeyb galay xubno ka tirsan golaha wasiiradda iyo maamulka gobolka Banaadir

 

Dhawaan ayaa magaaladda Adis-Ababa ee dalka itoobiya ay heshiis ku wada gaareen wafdi ka socday dowlada soomaaliyeed iyo maamulka KMG ah ee Jubba,iyadoona taasi ay qeyb ka aheyd qorshaha dowlada soomaaliya ay ku dooneyso in hanaanka dowladnimada lagu gaarsiiyo guud ahaanba gobollada dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

madoowe%20(1).jpg

 

All Smiles Blacky welcome to the Nation Capital

 

madoowe%20(4).jpg

 

Who better to welcome him then his counter partner Governor Tarzan

 

 

madoowe%20(6).jpg

 

Axmed Maxamed Islaam received very warm welcome in Xamar

 

 

madoowe%20(7).jpg

 

 

Will Farol fallow suite or will he wait for Ethiopia to break deal

 

 

madoowe%20(8).jpg

 

 

madoowe%20(9).jpg

 

 

madoowe%20(12).jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

good day for peace loving somalis. Why not unite ? what does war bring ? we have seen years of blood shed

and hatred

 

only the wise can agree with me... so what if d block fellow came to city dominated by H block fellows ?

 

aren't we all the same people anway ? Qabyaalad won't get as anywhere in million years

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

This is very positive step and if the Government follows this with further reconciliation efforts, then there is hope for the nation. War has achieved nothing for us except death and destruction. What we cant resolve through negotiations will never be solved with war!.

 

I commend both sides for their efforts. I hope the same can be replicated with all the remaining regions/groups/parties so we can put this painful chapter of our history behind us inshaAllah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

This is a very good move Mashallah. Our P/land brothers should follow suit and iron out their differences with the government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this