Sign in to follow this  
Carafaat

Faroole opposes the Jubba agreement

Recommended Posts

Carafaat sidaan la socdo ba, Puntlandi website, waxey ku jirtaa the list of websites aad wax ka akhrisatid sax!! weliba aad aamintid waxey sheegaan!

 

, waxaa la rabaa mar labaad in la isku isku horkeeno / la isku diro dadka walaalaha ah.

 

 

KASHIFAAD:— Hiiraan Online oo ka been sheegtay Madaxweynaha Puntland waraysi uu siiyey Wakaalada Wararka Reuters

 

Website-ka Hiiraan Online ayaa si cad uga been abuuray Waraysi uu Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole uu siiyey Wakaalada Wararka Reuters, Hiiraan Waxay qoreen in Madaxweynaha Puntland uu kasoo horjeestey Heshiiskii Adis Abeba ku dhex maray Dowlada Jubaland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, lakiin Arintaas waa been abuur, Dowlada Puntland iyo Madaxweynuhuba kama aysan hadal Mowqifkooda Heshiiska.

Wakaalada Wararka Reuters oo Madaxweyne Faroole Waraysi siiyay wuxuu Yiri hadalkana kusoo koobay mar wax laga waydiiyey Heshiiska

Dowlada Federaalkku (SFG) dhab kama aha inay hirgeliso nidaamka federaalka waxay rabtaa uun iney Beesha Caalamka u tusto dadka jubooyinka inaysan is rabin, ayna isku diraan ama dagaal dhex dhigaan, horeyna way isugu dirtay”.

“They want to create and did create a conflict in Jubaland to demonstrate to the outside world that this model doesn’t work because the people will fight against each other,” Farole said.

Howlwadeenada Puntlandi oo saaka la xiriirey Madaxtooyada Puntland waydiiyayna Mowqifka Puntland ee Heshiiska ,way ka gaabsadeen, Illaa hadana ma jiro cid ka hadashey Mowqifka Puntland ee Heshiiskii Adis ababa.

Warka lagu daabacay Hiiraan ee been abuurka ah ayaa waxaa sii qaatey Website yada baahiya wararka kutiri kuteenka ah.

Waakan linkskii Hiiraan online

http://www.hiiraan.com/news/2013/Aug/wararka_maanta29-33118.htm

(Xusuuso hadaad linkskaan ka waydo waxaa laga yabaa iney ka saaraan)

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;975422 wrote:
Haatu,

Read the Somali sources as well. According to those sources Faroole opposed the Jubba deal and tried to sabotage it. Thats why he was refused to enter Addis.

 

Faroole cares little about Kismayo or Mogadishu or even a city close to home like Galkacyo.
He has his own agenda
and it a step foward for the Jubba contigent to enter in to a deal directly with the Federal Goverment without interverence or middleman as Faroole.

Carafaat, you remarked that Faroole, in your own words, "has his own agenda". Could you please clear up and elucidate what exactly you mean by that? What hideous "agenda" might Faroole have up his sleeve that we don't know and that you've got a hot scoop on?

 

See, my friend, it's one thing to fart about the place by writing rubbish on these threads, and another to actually make sense.

 

Federalism is Faroole's baby: So you tell us what other so-called agenda does he have besides insisting upon the agreed upon principles of the federal constitution?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Faroole opposes the agreement is the title, Faroole told the government to be series about the federal is the content of the article even though Hiiraan made a plunder on the inteview given by Faroole to Reuters, still I don't see harsh words from Faroole.

 

 

Maa isku dirka la joojiyo iyo kal fogaanshaha ummada, I can understand GAAROODI praying for a civil war, but our CARAFAAT doing it is another dimension, CARAFAAT is a reasonable guy and supports any agreement between government and states.

 

 

In my opinion, I don't support any agreement at all because I don't recognize any groups of entities that create false states as well as any groups that claim to be representing the Somali people in the form of government because the Somali people NEVER voted for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Even hiiraan.com reports that Faroole opposes the agreement and in his words adding more add fuel to the fire, one day after the signing of the agreement. Faroole is clearly the number one spoiler of Somalia! What is not helpful is defending him out of clan reasons, like some SOL'ers are doing here. People like Cadde Muuse, Xoosh, Gaas and countless other Puntlanders have distanced themselves from Faroole and his politics for a good reason.

 

 

Madaxweynaha Puntland oo eedeeyay Dowladda Somalia kana soo horjeestay Heshiiskii Addis Ababa lagu gaaray

Khamiis, August 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay is-hortaagtay nidaamka federaaliga ah ee la doonayo Soomaaliya in laga hirgaliyo.

 

Madaxweyne Faroole oo beryahanba ku sugnaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegay inuu wadi doono qorshaha lagu soo saarayo shidaalka Puntland islamar ahaantaana uusan la qaybsan doonin dawlada federaalka dakhliga kasoo gala shidaalka.

 

Isagoo wareysi siiyay wakaalada wararka ee Reuters ayuu sheegay in Puntland aysan aqbali doonin in dalka dib loogu celiyo nidaam lamid ah kii Maxamed Siyaad Barre sida uu hadalka u dhigay.

 

"Waxay rabaan in dalka ay ka hirgaliyaan nidaamkii awooda oo dhan dawladda dhexe gacanteeda ku jirtay, sida kii Siyaad barre oo kale” ayuu yiri madaxweynaha Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay inaysan ogolaan doonin in dawlada dhexe shirkad shidaal oo ay heshiis lasoo gashay ay ka hawlgasho deegaannada ay maamulaan.

 

“Waan ka joojinaynaa inay dhulkayaga timaado shirkadii heshiis lasoo gasha dawlada federaalka ah” ayuu yiri.

 

Heshiiskii Jubbaland:

 

Dhanka kalana madaxweynaha Puntland ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay ka dhacay magaalada Addisababa ee xarunta dalka Itoobiya, isagoo sheegay in dawladda Muqdisho aysan ogolayn inay maamul goboleedyada awood siiso.

 

"Waxay rabaan inay isku dhac ka dhex abuuraan dadka Jubbaland, horayna waa u sameeyeen, si ay ugu doodaan habkaani shaqayn mayo oo wuxuu keenayaa inay dadku is laayaan” ayuu yiri.

 

Doorashada Puntland:

Mar uu ka hadlay doorashada soo socota ee ka dhici doonta Puntland ayuu sheegay inuu doonayay in nidaamka halka cod ah oo ay shacabku codaynayaan uu hirgaliyo balse ay fashiliyeen dad uu ku tilmaamay inay yihiin siyaasiyiin hore oo saamayn ku leh Puntland.

 

Wuxuu sheegay inay u dhici doonto doorashadu qaabkii hore ee odayaasha qabaa’ilku ay soo xulayeen xildhibaano doorta madaxweynaha.

Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa yimid maalin kaddib markii ay Maamulkii horay loogu yaqaanay Jubbaland ee loo bixiyay Jubba iyo dawlada federaalka ah ee Soomaaliya kala saxiixdeen heshiis taariikhi ah oo la filayay inuu soo afjaro mushkiladda ka taagan Soomaaliya, kana mid ahaa arrimihii sii kala fogeeyay maamul goboleedka Puntland iyo dawlada federaalka ah ee Soomaaliya.

 

Axmed C/samada, Hiiraan Online

Nairobi , Kenya

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

carafaat, you don't pay attention ninyoow. Hiiraan badly translated the reuters article from english to somali. he didn't say anything about being against the deal. looooooooool.

 

hiiraan is a clan website as we all know and they always make up stuff ninyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mooge, the Reuters article speaks for itself. By the way its not only Hiiraan.com who reported it, but dozens of other news outlets.

 

P.S. If you are right and Faroole doesn't oppose the agreement, then we shall soon see Faroole's official press release supporting the Jubba agreement and congratulating the government led by Hassan Sheick and the Jubba delegation led by Axmed Madoobe for their efforts of reconciliations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this