Sign in to follow this  
Maqane

█ The translation Projects | Mashaariicda Afcelinta | Making the web Afsoomaali friendly √

Recommended Posts

Maqane   

Hola my fellow Nomads,

 

Waxaan biloownay mashaariic kala duwan oo kusaabsan horrumarinta Afsoomaaliga heerka uu ka joogo "The World wide Web or the Internet World". Marka way fiicnaa lahayd hadii aad ka qaybqaadan lahayd halgankan. Mashaaricdan waxaa ka faa'iidaysan doono reer Soomaal ama inta afsoomaliga ku hadasha oo kala jooga dunida daafaheeda.

 

Waar, hadal badan haan ma buuxsha ee la soco "Topic" gan iyo wixii soo kordha, waadna ku mahadsantahay your Aqris


Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

^ Alpha, mahadsanid abti

 


 

Mashruuca koowaad 1: Afcelinta barnaamijka "Disqus"

 

--> https://www.transifex.com/projects/p/disqus/

 

Disqus Waa ' web comment platform' ama barnaamij loo adeegsada iswaydaarsiga/ warcelimaha oo u suurtagalinaya website-kaada inaad dhisto bulsho firfircoon, sidoo kale kuu fududaynaya inaad si fudud u maamusho warcelimaha website-kaada la soo dhigo iyo inbadan aan la soo koobi karin. Disqus waxaa lagu qoray (ku dhisanyahay) luuqada loo adeegsado programming-ka ee JavaScript iyo web app framework-ga "Django" waxaana si fudud ugu xeri kartaa Website-kaada, sidoo kale waxaad u isticmaali kartaa "CMS" caanka ah sida Drupal, Wordpress (.org/self hosted), Juumla, i.w.m.

 

 

Disqus waxay suurta galisay in ay Barnaamijkeeda ku baxaan Afaf fara badan (kala duwan) ku dhawaad 50+ oo ka mid afka Soomaaliga.

 

Warkii oo kooban (ulajeedada mashruucan)

 

Waxaanu ku guda jirnaa si aan u dhamaystiri laheen Afcelinta Barnaamijka Disqus [Afka Soomaaliga], marka hadii aad rabtid in aad naga garab siido, waxaad e-mail u diri kartaa "Nuune" "Haatu" "Wadani" iyo Abbaas, waxaa sidoo kale halkan ka dhiiban kartaa ra'yigaada.

 

 

Fiiro gaar ah: Mashruucan kuma eka Disqus kaliya, waxaan sidoo kale u adeegsan karnaa (u kaydin doonaa ) afcelinta si aan mustaqbalka (haduu eebe idmo) u sii horrumarino heerka uu Afsoomaaliga ka joogo "Aduunka internet-ka"

 

 

Wixii warbixin ah oo kusaabsan Disqus waxaad ka heli kartaa internet-ka adiga oo adeegsanaya mid kamid ah makiinadaha raadiska sida "Google" bing, yahoo ama midii aad jeceshahay.

 

 


 

Waxaa mahad gaar ah u dirayaa Nuune oo naga caawiyay xaga afcelinta, doorbidayna in aan halkan ka bilowno mawduuc ku saabsan afcelinta, si ay markaas "Sol Nomads" uga qaybqaataan .

 

Sidoo kale waxaa mahad mudan "Haatu" oo qayb wayn ka gaystay afcelinta barnaamijka iyo koox kale oo ka socta dibada bulshada Sol.

 

Dabcan sidoo kale Alpha blondy oo dhiirigeliyey mashruucan :D

 

--

Waxaanu filaynaa inuu wadani kusoo biiro kooxda :)


Doodwadaaga halkan baan ka sii wadi karnaa/doonaa ama Transifex (waa in aad is diiwaangelidaa, marka hore si aad ugu biirto kooxda)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

mahadsanid Abbaas, halkaa howsha ka sii wad.

 

TWITTER horta ma leeyahay qeeb Afka Soomaaliga lagu daro, meeshaa niyahow anigu maba tago balse ma xumo in Soomaaliga lagu daro, Afkeena waa inuu ka dhax muuqdaa Internetka meel kastoo ka mida Youtube, walaa Facebook, walaa kii Ruushka iyo Shiinaha.

 

Laakin Shiinaha iyo Ruushkaba wey ka maarmeen Twitter iyo Facebook iyo Youtube, kuwa iyaga u gooni ah ayey leeyihiin oo boqolaala malyuiun oo users ka diiwaan gashan, hadee mid Soomaali u gaara kolleey waqti bey qaadan baan filayaa, in turjumaanka kuwaan intaan wadno soo ma haboona inaan platform Soomaali u gaar ah la hindiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Abbaas, waad mahadsantahay sxb.

 

Nuune, socod guurguurasha ayaa ka horreysaa. Turjumaadkan aan marka hore dhammaystirno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

^ ^ Idinkaa mudan :)

 

 

Nuune, haa, Twitter wuxuu leeyahay xarunta afceliska oo laga codsan karo afaf kale marka taas waan usoo jeesan doonaa (waan ku mashquulsanahay), sidoo kale facebook wuxuu leeyahay qayb oo aad afcelintaada ka dhiiban karto ama aad ka codayn karto, waa 'application' gaar ah oo ay iyaga sameysteen.

 

Halkan baad ka eegi kartaa, waadna ka qaybqaadan kartaa, qollo (soomaali) gaar ah baa horay u codasatahy una xilsaaran mashruuca: https://www.facebook.com/?sk=translations

 

Hadii aan taas ka gudubno oo aan u jeesano "the nex somali wajibuug" taas sida aad sheegtay waqti bey qaadan , maal fara badanna wuu ku bixi sababta oo ah waxaa loo baahan sida aad ogtahay "bunch of developers",data structure, features" sida 'security'. Waan kugu raacsanahay in la hindiso platform gaar inoo ah hadii inta aan soo sheeygay lagaa heli karo, laakiin waxaa ila haboon in aan marka hore ku mashaquulno mashaariic laga faa'iidaysan karo oo waxtar leh.

 

 

@Haatu, waa saas arrinka, socod gurguurasha baa ka horreysa. Afkeeni baa wali meel lagu sheeg, Nuune wuxuu ka hadlayaa social media cusub :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Can anybody help us by translating the following words:

 

update

avatar

dismiss

attach

post

settings

 

will add more as I come across them. Mahadsanidiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

its important to know the context in which each word is used. but If it try, Just what coofle could come up with. I am interested to see the proper translation.

update = Jaan-qaad (Barnaamijkani waxa uu la jaan-qaadsanyahay nuskhadii u danbaysay ee soo baxday)

avatar = Interesting word indeed.....Qori-ismaris is the only cultural counterpart I could recall now.

dismiss = (according to context)

attach = lifaaq (dhambaalka ku lifaaq - attach to message)

post = qormo (Abuur qormo cusub - create new post)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Coofle;976223 wrote:
its important to know the context in which each word is used.
but If it try, Just what coofle could come up with. I am interested to see the proper translation.

update
=
Jaan-qaad
(Barnaamijkani waxa uu la jaan-qaadsanyahay nuskhadii u danbaysay ee soo baxday)

avatar
= Interesting word indeed.....
Qori-ismaris
is the only cultural counterpart I could recall now.

dismiss
= (according to context)

attach
=
lifaaq
(dhambaalka ku lifaaq - attach to message)

post
=
qormo
(Abuur qormo cusub - create new post)

Well said Coofle, thanks for contributing. Mararka qaar aad beey u adagtahay in lahelo erayo haboon markii laga hadlayo Teknoloojiyada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Coofle;976223 wrote:
its important to know the context in which each word is used. but If it try, Just what coofle could come up with. I am interested to see the proper translation.

update
=
Jaan-qaad
(Barnaamijkani waxa uu la jaan-qaadsanyahay nuskhadii u danbaysay ee soo baxday)

avatar
= Interesting word indeed.....
Qori-ismaris
is the only cultural counterpart I could recall now.

dismiss
= (according to context)

attach
=
lifaaq
(dhambaalka ku lifaaq - attach to message)

post
=
qormo
(Abuur qormo cusub - create new post)

Thanks.

Update as in 'You have to update your browser'

 

Dismiss as in qormadan dismiss garee.

 

Post as in 'post this comment'.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Also, can we use dhambaal for 'thread'. According to the online dictionary you can but I just want to double check.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Haatu, sorry, i agree with you. Faallo could/can also be used in this context weyna ku haboon tahay. Waad mahadsantahay. Waan yara wareersanaa

Run ahaantii, horay baan u adeegsaday eraygaas markii aan turjumayey Forumka. Doqon me :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this