Sign in to follow this  
GAROODI

Somaliland Interior Minister: leave taleex or face the consequences...

Recommended Posts

GAROODI   

Somaliland Oo Sheegtay In M/Xigeenka Puntland Qaadi Doono Masuuliyadda wixii ka dhasha socdaalkiisa Taleex

 

“Waxaanu heegan gelinay Ciidammadayadda jiida hore, si aan loogu soo xad-gudbin xuduudda Somaliland”

 

Oog (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo ay ku eedeysay inuu ku soo xad-gudbay xuduuda Somaliland, ka dib markii C/Samad Cali Shirre uu galabta soo gaadhay degmadda Taleex ee gobolka Sool.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu galabta Saxaafadda kula hadlay degmadda Oog oo uu socdaal ku joogo.

 

“Waxaan Jecelahay inaan digniin u jeediyo madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland oo la sheegay inuu ku soo xad-gudbay xuduudda Somaliland oo uu yimid Taleex, waxaanu leenahay arrintani waa mid ka hor imanaysa daris-wanaagii noo dhaxeeyay annagga (Somaliland) iyo Soomaaliya. Waxaanan u arragnaa inay tahay daan-daansi,”ayuu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.

 

Wasiir Cali Waran-cadde oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaasi ku ladhay “Arrintani (socdaalka madaxweyne Ku xigeenka Puntland) waxay halis ku noqonaysaa nabad-gelyadda deegaanka Taleex ka jirtay. Waxaanu u sheegaynaa mar haddii sidaasi dhacday in Madaxweyne Ku xigeenkaasi masuul ka yahay wixii halkaasi ka yimaadda.”

 

Wasiirku waxa uu sheegay inay heegan culus geliyeen ciidammadda qaranka ee jiida hore “Waxaanu heegan gelinay Ciidammadayadda jiida hore, si aan loogu soo xad-gudbin xuduudda Somaliland. Waayo xuduudda Somaliland waa xuduud caalami ah, waana xuduuddii Ingiriiskii ka tagay.”

 

Mr. Cali Waran-cadde waxa uu tilmaamay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala leeyihiin soohdimo mucayin ah, cidii ku soo xad-gudubta xadka Somaliland-na ay ciidammadda qaranku tallaabo adag ka qaadi doonaan.

 

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

cumarmfaarax@hotnail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afnoona wuu hadlaa ay wuu ciyaa, car dagaal soo qaad. Your so-called interior minister is threatening the SCC people with guns and violence? Let's see if he has the balls to do so...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

A division of Somaliland's eastern army moves closer to Taleex:

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Madaxwayne Ku Xigeenka Puntlaand Iyo Ciidan Uu Wato Oo Taleex Jooga+Ciidamada Qaranka Ee Agaga Hore Ee Sool Oo Ku Ruqaan Saday.

 

Hargeysa(Ramaas) Aug.26, 2013-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa digniin u diray madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdisamad Cali Shire oo maanta soo galay isaga iyo ciidan uu wato magalada Taleex ee gobolka sool oo ka tirsan dhulka Somaliland,wasiirka oo galinkii dambe ee maanta shirjaraa`id ku qabtay magalada Oog oo uu u joogo soo afjarida shaqaaqo dhawaan laba beelood halkasi ku dhexmartay,wasiirku waxa uu sheegay in wixii goobtaasi ka dhaca uu dusha u ridanayo masuuliyadiisa maaulka Puntaland oo uu sheegay in faro galin ku hayso Somaliland.

 

Dhinaca kale wararka ay helayso shabakada wararka ee Ramaasnews ayaa sheegaya in ciidamada qaranka ee aaga hore ee gobolka sool ay ku ruqaan sadeen jiida Taleex ee uu soo galay madaxwayne ku xigeenka puntland.

 

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Wasiirka-Arrimaha-Gudaha-Somaliland-Oo-Digniin-Adag-U-Diray-Madaxwayne-Ku-Xigeenka-Puntlaand-Iyo-Ciidan-Uu-Wato-Oo-Taleex-Jooga-Ciidamada-Qaranka-Ee-Agaga-Hore-Ee-Sool-Oo-Ku-Ruqaan-Saday.html#sthash.nqmGoklS.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

GaadhHaye;975031 wrote:
Afnoona wuu hadlaa ay wuu ciyaa, car

Ila qarniyadi hore ayad isku xaraysay...no change even today in the 21st century Saxib don't blame me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROOD

Ila qarniyadi hore ayad isku xaraysay...no change even today in the 21st century Saxib don't blame me.

Car qaranimada aad sheegeyso xudduudkeeda soo xir...now or never////

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Somalia;975035 wrote:
GAROODI's reaction:

 

frustrated.gif

Waxtigi sawiryasha ayay gaday haha.

 

The man comes to taleex on the eve of some fake baxbax elections when you denied these poor people food just the other day. The irony is you are their greatest enemy yet you hide behind isir. Isku Xaar like always. Like I said be greatfull we left you bosaso and garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

GAROODI how embarassing that a region of a failed state like Puntland controls parts of your so-called republic;)

I've heard of nations occupying nations but never a region of a nation occupying another country loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

GaadhHaye;975037 wrote:
Car qaranimada aad sheegeyso xudduudkeeda soo xir...now or never////

Have you ever heard the story of a man named j@berty who hailed from a tribe of former captures xabashis who lived in yemen. His profession was domestic help his speciality was to wash toilets. His master beat him and took what little he had, his master took his food, his home even his cloths. He stood there only wearing his under garnets and looked at his masters and dared him to take off his under garments.

 

Badhan:

 

 

 

Las canod;

 

 

 

Buhoodle:

 

 

 

Ma waxba haday?

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah— Madaxweyne Xigeenka Puntland oo maanta socod dheer ku marayTaleex

Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Jen. Cabdisamad Cali Shire oo booqasho rasmi ahku jooga Degmada Taleex ayaa maanta soo indha indheeyey goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada,Madaxweyne Cabdisamad wuxuu kaloo socod dheer kusoo maray Magaalada dhexdeeda.

Madaxweyne Xigeenku wuxuu maanta Xariga ka jaray Mashruuc biyood lagu qodoyo ceelal biyaha siin doona Taleex.

Magaalada Taleex waxaa meel walba lagu sharaxay oo ka babanaya Calanka Puntland.

puntlandi.com

Taleex

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

We're you not the one denying them food just yesterday, via your makeshift port??? Wasn't puntlandi the source that predicted madobe would get everything he wanted???

 

The grawling lion is sitting in las canod 20 miles from your desert wasteland tulo p&nk. The worm in taleex will make a run for it as usual as soon as he hears SOMALILAND army on the way. That's what j@bertis excel in running, hiding and having their land taken from them for past few hundred years. What makes you think anything will change now p&nk?

Share this post


Link to post
Share on other sites

nin deeganka uu ku dhashay in digniin lugu diro imitaankisa waxay waxay ka mid tahay sababaha uu shaqeen karin this khaatumo s/land thing wont work. anyways, I think the VP is on his way to shir beeleed of the "hunters" in sarmanyo. Best of luck to the conference and the VP.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this