Sign in to follow this  
GaadhHaye

China is undertaking restoration projects in Somalia

Recommended Posts

Dadkaan kasoo horjeedo dib u dhiskaan dhismayaashaan maxaa ka qaldan? Aan meel isla dhigno horta.

 

Those three places -- Istaadiyo Muqdisho, Golaha Murtida iyo Madadaalada iyo Isbitaal Banaadir -- awalba Shiinees ayaa bilaash ku dhisay in '70s, when it was pretty much a poorer country.

 

What was the Soomaali government's concession back then? Can those who are against this tell me what natural resources did Shiinaha get back then? Nothing, as far as we all know.

 

Again, they are not building anything anew. All those buildings wey dhisanyihiin, only a bit dayactir u baahanyihiin to be how they were in 1990. Isbitaal Banaadir wax weyn uma baahno. It looks pretty much the same, ditto Golaha Murtida iyo Madadaalada.

 

They also built the long road that connects the country up to Boosaaso for free as far as we know

 

I welcome dowladda Shiinaha, a true friend of Soomaaliya from 1960 and beyond.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For the record, MM, China built the road that connects "quindici Km"- i.e. I almost forgot how Somalis say it--Kondikishe---(Baladweyn) to Garowe to Lascaanood to Burao. From Garowe to Boosaaso an Italian company was the builder. I do not know if the Italian gov. financed it or was it the EU?

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;975354 wrote:
Dadkaan kasoo horjeedo dib u dhiskaan dhismayaashaan maxaa ka qaldan? Aan meel isla dhigno horta.

 

Those three places -- Istaadiyo Muqdisho, Golaha Murtida iyo Madadaalada iyo Isbitaal Banaadir -- awalba Shiinees ayaa bilaash ku dhisay in '70s, when it was pretty much a poorer country.

 

What was the Soomaali government's concession back then? Can those who are against this tell me what natural resources did Shiinaha get back then? Nothing, as far as we all know.

 

Again, they are not building anything anew. All those buildings wey dhisanyihiin, only a bit dayactir u baahanyihiin to be how they were in 1990. Isbitaal Banaadir wax weyn uma baahno. It looks pretty much the same, ditto Golaha Murtida iyo Madadaalada.

 

They also built the long road that connects the country up to Boosaaso for free as far as we know

 

I welcome dowladda Shiinaha, a true friend of Soomaaliya from 1960 and beyond.

MMA with due utmost respect, I never expected someone in your position to ask this kind of question!

 

Isn’t that bit naïve to believe, the Chinese or any other country built/will build all these big projects with no return! What is wrong with questioning the judgment of our current politicians and insist on to discern the whole picture?

 

Pause a bit, ask yourself, why this country got ripped apart and not permitted to be given any fire extinguishers for a long period of time, while in contrary our neighbours have gone through comparable experiences (Ethiopia 1991, Kenya 2006) and been swiftly rescued on their time of need.

 

To be more explicit, haven’t this poor nation paid hell load price for accepting all the so called cooperation accords from the Red-bloc, without even thinking the need of exit strategy. Haven’t our generation and probably future generations being punished because of the faults and the recklessness of the politicians in that era.

 

If anything the history of this country and the hellish price our people paid taught us, it is to be extra vigilant about the accords/agreements those pen happy politicians sign. This job should go to the well educated/experienced intellectuals of this nation and I imagine you and, many others on this forum to adopt that role.

Share this post


Link to post
Share on other sites

An update: Chinese delegation in Mogadishu to emplement the agreed upon projects;;;;;;

 

heshiis-shiino_1.jpg

 

heshiis-shiino_2.jpg

 

heshiis-shiino_3.jpg

 

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah marwo Foziyo Yusuf Xaaji, Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay wafti ka socda dalka Shiinaha oo uu horkacayo Danjiraha u fadhiya Kenya Liu Guangyoun.

 

Waftigaan ayaa ahaa khubaro indha indhayn ku samaynaya goobo ay dowlada shiinuhu horay uga dhistay dalka Soomaaliya, kuwaas bur-bur xoogaan ay ka soo gaareen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, waxaana ka mid ah goobahaas, Tiyaatarka Qaranka, Garoonka Kubada Cagta (Stadium Muqdisho) , Isbitaal Banaadir, wadada isku xirta Galkcayo ilaa Burco iyo Dhul ay dowlada Soomaaliya siisay dalka shiinaha si ay uga dhistaan Safaaradooda.

 

Safiirka shiinaha oo waftiga hogaaminaya ayaa uga horayntii ka hadlay ujeedka booqashadooda muqdisho, iyo waxyalaaha ay damacsanyhiin inay Soomaaliya ka fuliyaan mustaqbalka dhow.

 

“Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya xariir qota dheer oo soo bilowday 50 sano ka hor, waana wadankii ugu horeeyey oo Shiinuhu la yeesho xariir siyaasadeed wadadmada Bariga Africa, waxaan rabnaa inaan bog cusub u furno xariirka u dhaxeeya labada dal, waxaan halkaan u nimid inaan fiirino baahiyaha ka jira dalka, anagoo aad ugu rajo weyn inaan Soomaaliya dib uga bilowno dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee ku bur-buray dagaalada sokeeye” ayuu yiri safiika Shiinaha isgoo dhanka kalana xusay inay ku dhiiri galinayaan shirkadaha Shiinaha inay maalgashtaan Soomaaliya oo ay had ka jirto fursado badan oo ganacsi.

 

Dhanka kale ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhenkeeda uga mahadcelisay dowladda Shiinaha sida hagar la’aanta ah oo ay uga jawaabeen baahiyaha dowladu qabto una balan qadeen inay si dhakhso ah u bilaabi doonaan dhaqan galintooda

 

“Waxaan halkaan ku saxiixnay labadii heshiis ee ugu horeeyey oo daba socda wadahadalkii iyo heshiisyadii aan soo galnay dalkooda bishii la soo dhaafay, waxayna sidoo kale u yimaadeen inay arkaan dhulkii la siiyey si ay uga dhistaan safaaradooda, waxaa kale oo intaan daba socda mashaariic waaweyn oo ay dowlada Shiinuhu ka fulin doonto dhamaan gobolada Soomaaliya” ayey tiri marwo Fowziyo.

 

Ugu danbayntii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Maxamuud axmed Nuur Tarsan ayaa gudoonsiiyey dhul ku yaala xeebta liido halkaas oo ay dhawaan ka bilaabi doonaan dhismaha Safaaradooda, si xiriirka labad wadana u noqodo mid joogta ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ugu danbayntii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Maxamuud axmed Nuur Tarsan ayaa gudoonsiiyey dhul ku yaala xeebta liido halkaas oo ay dhawaan ka bilaabi doonaan dhismaha Safaaradooda, si xiriirka labad wadana u noqodo mid joogta ah.

Shiinaha safaaradooda hore meeshee ku taalay meel wanaagsan ahayd, magaalada bartamaheeda ayeena ahayd. Maxaa dhul kale loo siinaa. Wah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^^Security. On the beach, the sea is a natural defence for a whole side of the compound meaning you just have to focus your defences on the side facing the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this