Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

Burco the first non-speaking afsomali town.

Recommended Posts

nuune   

Hiiraan Radio

 

Top Video Iminkane Waa Hargeysa

 

Dad Weynaha Ku Dhaqan Waqooyiga
Somaliya
Ayaa
Luuqadii
Somaliya
Kasii
Lumeysan
Adeeg sigeeda Waxaa Ayaan
Daro
Ah In Dad Yowga Ku Dhaqan Halka
Aay
Af
Somali
Kushegii
Waayeen
Talefanka
Aay Wataan
Nambarkiisa
Intaa Waxaa Sii
Dher
Nin U Dhashay Wadanka
Suriya
Oo
Gabar
Somaliyad Ah Qabo Ayaa
Af Somali
Ku Sheegay
Nambar Telfoonkiisa
Waliba Nin Carabka
Ahaay
Oo Gabadha
Kaqabay
Ayeeyba
Shaxaadayaan
Ileeen Ceeb Looma Dhinto Daawasho Wacan Waxaanu Idiin
Hayna
Video
Badan Oo Ku Saabsan
Arimaha
Bulshada

Like And Share This Page We Have Mor Funn And Dimoment

Just wondering, qofka erayadaas aan madoobeeyay adeegsanaayo ayaaba dad kale ku tilmaamayo in Af Soomaalku ka lumey asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

nuune;974947 wrote:
Just wondering, qofka erayadaas aan madoobeeyay adeegsanaayo ayaaba dad kale ku tilmaamayo in Af Soomaalku ka lumey
asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

It is a case of the pot calling the kettle black;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

*Blessed;975022 wrote:
^Intan ka warran; "
Weli
weydiimahaygii
jawaabtooda
maan helin"

Marka hore erayada aan madoobeeyay ayaan hagaagsaneyn, "weli" ma ahan ee waa "wali"

 

mida kale hadii la adeegsadey "weydiimahaygi" in place of "su'aalaheygi" asoo qofkaa iska ilaalinayo inuu qoro AF Carabi asoo heli karo afkiisa maxaa ku kallifey qofkaa in uu adeegsado "jawaabtooda" oo Af Carabi ah, waa wax aan illaa hada la yaabanahey oo aan galin la'aey maankeyga, marka iska ilaali Af Carabi, marna adeegso Af Carabi waa lawwaaxatul lil bashari marjineyso masaakiinta!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

nuune;975060 wrote:
Marka hore erayada aan madoobeeyay ayaan hagaagsaneyn, "weli" ma ahan ee waa "wali"

 

mida kale hadii la adeegsadey "weydiimahaygi" in place of "su'aalaheygi" asoo qofkaa iska ilaalinayo inuu qoro AF Carabi asoo heli karo afkiisa maxaa ku kallifey qofkaa in uu adeegsado "jawaabtooda" oo Af Carabi ah, waa wax aan illaa hada la yaabanahey oo aan galin la'aey maankeyga, marka iska ilaali Af Carabi, marna adeegso Af Carabi waa lawwaaxatul lil bashari marjineyso masaakiinta!!

Is jawaab af carabi?? Then what is the Somali word for it yaa nuune? iiga ansar garee kuweeshaniskayga biliis:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ Thank you The Zack, ma ahan eraya saas u sii adag, dadkiina waxaa laga kari la'yahay su'aal iyo jawaab, sax iyo khalad, subax iyo casar, maalin, cisho, anagoo heesano eraya u dhigma kuwaa, aawey hee dadkii hor marin lahaa Afkeena, ma dad baa joogo waxaaba la isku heestaa siyaasad dhar la'aan ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Abbaas, wallaahi waan iska hilmaamey inaan kugu soo warceliyo, ramadaankii baa i helay dee iyo howla kale, laakin saan filayo adaa howshaa kala tuurey baan filayaa, bal wixii eray eed is leedahay wuu adagyahey is better inaad thread intaad furto oon ku update gareeno kadibna erayga ugu saxsan ama ugu dhaw aad halkaa ku tallaasho Disqus, in that way, many Nomads will take part translating erayada aad soo aruurisey ee u baahan turjubaan, ka warran fikradaas, inoo fur thread cusub kolkaa.

 

 

EDIT: I added myself into your project, just registered!

 

I will try some words translated today

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this