Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

Lmao

Recommended Posts

Oo kaalay, kuwii siyaasidiin ku sheega ahaa, ma waxeey hada leeyihiin Facebook, iyo Twitter iyo jiniyadaas? Alla maxaa la ilbaxay.

 

P.S. Waxaan dhihi doono, dad badan baa igu nici doono, laakinse labadaa nin oo hada isku heesta Jubbooyinka, kan baan ka dooran lahaa kaa kale. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaabane, labadoodaba dad meesha u dhashay ama ku dhashay ma'aha. Kaaga sii daranee shisheeye u adeegaan. Eebbe ka baryaa in uu Barbaarta kusoo celiyo Kismaayo. Edeb, kala dambeyn iyo sinnaan lagu deganaa markee kooxdaas maamuleysay. Isqabqabsi ma jirin. Shisheeyana warkooda daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Nin-Yaaban;974484 wrote:

P.S. Waxaan dhihi doono, dad badan baa igu nici doono, laakinse labadaa nin oo hada isku heesta Jubbooyinka, kan baan ka dooran lahaa kaa kale.
:)

Finally, and there we have it, where's Xiin? :D Now you have to take the second step and admit it's due to clan reasons because as Miskiin just explained they are 2 cheeks of the same back side both fighting for clan interests.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;974485 wrote:
Yaabane, labadoodaba dad meesha u dhashay ama ku dhashay ma'aha. Kaaga sii daranee shisheeye u adeegaan.
Eebbe ka baryaa in uu Barbaarta kusoo celiyo Kismaayo
. Edeb, kala dambeyn iyo sinnaan lagu deganaa markee kooxdaas maamuleysay. Isqabqabsi ma jirin. Shisheeyana warkooda daa.

arooy maa ka joogtidoo. No such thing as edeb,sinaan iyo kala dambeyn Barbaarta used force cidii diida madaxiisa la gooyay ayaa tabeeloyinka la suri jiray.

 

Btw are you saying barbaarta iney shisheeye uu shaqeeynin? isnt Al-qaida an shisheeye organisation which shabaab are part of?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Really, yaa ku yiri meesha uma dhalan Maskiin, odaygaan marka hore ciyaalka xaafadaa soo doortay :D

Marka xigto adduunyadaba waa reer af gaab iyo in yaroo lagu qurxiye :D oo aan aniga iyo adigaba ka mid nahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this