Sign in to follow this  
Carafaat

Breaking News: Deal between Federal Goverment and Jubbaland

Recommended Posts

Wadani   

YoniZ;974542 wrote:
Warheedhe dadkan SOL wax ku qora maxaa si ka'ah?

Laba Somali ah oo maangaabnimo darteed ayagu heshiin waayey, hadana Adis loogu kala dabqaadayo maxaa guuloo ku jirta.

 

War dadaw bal caqliga kashaqeysiiya oo kuwa Bari, Waqooyi, Bartamaha, iyo Koonfur jooga waa dad walaalo, xidid iyo ehel ahe shaydaanka iska naara.

 

Qolyahan qurbaha jooga ee Netka kuwareeray har iyo habeen bal cudurka qabyaalada halaga gubo, hana loo duceeyo inuu Allah caafiyo.

+1000000

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

GaadhHaye;974540 wrote:
Great win for federalism and defeat for SNM Gang. The Gang in Hargeisa should by now finish the coffin for their bankrupt “ideology” of dismembering Somalia that they have been lullabying some gullible poor Somalis in the enclave. It is obvious that Khaatumu State of Somalia will get moral, muscle and financial support from the resource rich state of Jubbaland. Once the Gangs militia is removed from SCC lands and confined to the Triangle, the deceived will be in the final stage in their campaign of hitting their heads against the usual iron wall.

Says the man hiding behind the Kenyan tank and has become the leper of Somalis. Don't hide behind federalism we all know this has nothing to do with federalism. Somaliland is a state we don't hide behind Kenyan tanks from las canod to the Djibouti border is patrolled by the SOMALILAND army the same army you have been unable to stop for more then 27 years even with sub Saharas largest army keep dreaming. Like I said be great full we left you two villages in your desert wasteland and keep dreaming about jubaland. No hag will ever sign it I they do they lose the bay and bakool voice along with hag for what the gyps)es of Somalia. The defeated lot who were born to lose like their forfathers before them haha. Don't forget abo siad is barried today in garabharay. Siad Abdulle Hassan was the biggest joke in somali history and died in a hole as he ran away. Your 2.5 desert wasteland has not been capable of taking a village 20 miles away from its capital hahaha.

 

Yet you stand there talking about your dreams. If we decide to be Somalia we will take half of everything and hag the other half and we will not be limited to las canod. So you better pray SOMALILAND works because Ethier way you are scr&wd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;974411 wrote:
horta dadkiinan using the term federalism marka hore define federalism, every state having their own army controlling the asset such as ports,airports, every state having a president war ma noqde ilma adeerayaloow somalia needs to get balkanized xaalku sidaas buu ku jiraa im freaking tired of this bullshyt. :mad:

this still stands yo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wada hadalo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Kismaayo ayaa ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo labadii maalmood ee u dambeeyay ay wada hadalada ahaayeen kuwo marba marxalad soo gaarayay.

 

Inkastoo warar kala duwan ay ka soo baxayeen wada hadalada ayaa hadana waxaa jira qodobo qaar oo la isku mari waayay, kaasoo natiijada wada hadalka la filayay in maalin ka hor ka soo baxaan dib u dhigay.

 

Wada hadalada ayaa dhinaca dowladda Soomaaliya waxaa hogaaminayay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir, waxaana xubno ka ah Agaasimaha Madaxtooyada Kamaal Gutaale, Sanbaloolsha oo ah Safiirka UK dowladda u magacawday, La taliyaha Madaxweynaha Nuur Diinaari, Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo xubno kale.

 

Sidoo kale waxaa dhinaca Maamulka Kismaayo hogaaminayay Axmed Madoobe oo hogaamiya garab ka mid ah Maamulka Jubaland, xubnaha maamulkiisa iyo siyaasiyiin horay xukuumadihii KMG ahaa xilal uga soo qabtay.

 

Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in qodobada ugu culus maanta laga doodayo, iyadoo ilaa iyo hada qodobo qaar la isla meel dhigay, hase ahaatee aanan la saxiixin.

 

Qodobada markii hore la isku hayay ayaa waxaa ka mid ahaa dowladda ay aqoonsato Jubaland, Calankeeda, iyo dastuurkeeda, hase ahaatee la isku khilaafay, balse dowladda ay cadeysay in Jubaland arrinteeda meel la dhigo, laguna dhawaaqo Maamulka Jubooyinka iyo Gedo.

 

Waxaa kaloo qodobada ku jira in Ciidamada la dagaalamay Axmed Madoobe iyo saraakiisha laga qeyb geliyo maamulka, isla markaana la isku dhafo ciidamada, waxaa kaloo arrinta ugu adag ka taagan tahay aqoonsiga Maamulka, inkastoo xubnaha ergada dowladda ku adkeysanayaan in taas dib loo dhigo.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ogolaatay in Axmed Madoobe si KMG ahaan u hogaamiyo Maamulka Jubooyinka iyo Gedo, ugu yaraan muddo labo sano ah, sidoo kale Madaxweyne kuxigeenkana lagu badalo mid ka mid ah dhinacyadii isku hayay magaalada, waxaana la saadaalinayay wiil uu adeer u yahay Barre Hiiraale.

 

Inkastoo wali aanay wax natiijo ah ka soo bixin, wada hadaladuna ay yihiin kuwo sii dheeraanaya ayaa mar waxaa la sheegay inuu ku sigtay in lagu kala tago, hase ahaatee dadaalo ay sameeyeen IGAD oo garwadeen ka ah shirka lagu guuleystay in la sii wado.

 

Wada hadalada ayaa kama dambeys la filayaa inay ka soo baxaan war murtiyeed labada dhinac ay saxiixaan, waxaana hadba heshiiska yahay sida ay labada dhinac isku raacaan qodobada adag ee hor-yaala wada hadalada.

 

Jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waxaa kaloo qodobada ku jira in Ciidamada la dagaalamay Axmed Madoobe iyo saraakiisha
laga qeyb geliyo maamulka
,

Gartey, on another note, is the dowlada admitting that ciidanka dowlada iney ka dagaalameen Kismaayo, then why did they said many times garabyada ku dagaalamaya Kismaayo ha joojiyaan dagaalada while in fact it was them fighting, wallaahi aniga waan yaabanahey.

 

waxaa kaloo arrinta ugu adag ka taagan tahay
aqoonsiga Maamulka
,

then this, ehehe, horta dadka articleska qoro waxee qoraan ma akhriyaan miyaa, oo hadii ay dowlada codsatey in ciidankii ku dagaalkamay kismaayo lagu daro maamulka then why ay u aqoonsan la'yihiin, hadii aadba codsatey in ciidan lagu daro maamulka Kismaayo it is an automatic recognition, mise qof daroogeesan oo cabsan ayaa waxan qorey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Qoslaaye and Gang perfected the art of making demands when living in house of cards, for them simple title name such as president equals authority and power.

 

for them Somalia is not that hell hole suffering 2o+ yrs of death and destruction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

There will be a compromise, it will be only a matter of time for one to agree on the details. Wakhtigii Hutu iyo Tutsi mentality Somali oo dhan la hariyeen wee dhamatay. Dib dambena ma aqbalino ina magaca, sharafta iyo nabada Somaliyeed la haraan. Sidaas ula socda. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Carafaat;974641 wrote:
There will be a compromise, it will be only a matter of time for one to agree on the details. Wakhtigii Hutu iyo Tutsi mentality Somali oo dhan la hariyeen wee dhamatay. Dib dambena ma aqbalino ina magaca, sharafta iyo nabada Somaliyeed la haraan. Sidaas ula socda.
:D

wishful thinking, do our leaders have in them? no such thing as win win for Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this