Sign in to follow this  
Carafaat

Breaking News: Deal between Federal Goverment and Jubbaland

Recommended Posts

Carafaat   

War deg deg– Shir deg deg ah oo hada dhex maray jubaland iyo Dowlada Federaalka ah heshiis rasmi ahna la isla gaarey

Iyadoo kulankii Xalay natiijo la’aan ku dhamaadey ayaa hadana Itoobiya waxay tan iyo saaka ukala dabqaadeysey labada dhinac ilaa aakhirkii maanta duhurkii mar kale la isu keeney Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Labada dhinac tanaasul ayay isu sameeyeen waxaana la isla meel dhigey heshiis rasmi ah.

Dowlada Federaalku waxay Sharuud la’aan aan taageereen Dowlada Jubaland, Iyadoo Sadexda Gobol yihiin Maamul jira ayna Dowlada Dhexe si buuxda u aqoonsan tahay.

 

Waxaa kaloo la isla meel dhigey in Dastuurka la raaco si aan qalad dabe u dhicin.

Heshiiskaan waxaa ka xumaadey Xildhibaanadii awal Dowlada la socdey ee ka qayb galay wada hadaladii shalay, waxayna ku tilmaameen khiyaanovQaran.

 

Wafdiga Madaxweyne Xasan Shiikh Galabta ayay u dhoofayaan Muqdisho, Madaxweyne Axmed Madoobe Beri ayuu u duulayaa Nairobi, Wafdiga kale ee Jubaland waxay kusii jeedaan Jigjiga waxaana hagaaminaya Madsxweyne Xigeenka Jubaland Jen. Farataag.

 

Goor dhow ayaa Saxaafada loosoo bandhigayaa Heshiiska dhex marey Dowlada Jubaland iyo Dowlada Federaalka.

 

Puntlandi.com

Adis Abeba

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Villa Somalia ku Casumey Madaxweynaha Jubaland iyo ku Xigeenkiisa, faahfaahin Heshiiskii Adis Abeba

 

Ka dib heshiis maanta duhurkii 21 Ogoosto, 2103 Adis abeba ku dhexmaray Madaxweynayaasha Jubaland iyo Dowlada Federaalka ah ayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Wuxuu Casumaad rasmi ah u fidiyey Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxmed Islaam iyo ku Xigeenkiisa Cabdulaahi Sheikh Ismaaciil Farataag iney booqasho ku yimaadaan Muqdisho.

 

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu kaloo sheegey in loo baahan yahay in lasii wado dib u heshiisiinta Gobolada isla markaasna la sameeyo tanaasul dheer oo dhinacyo badan taabanaya.

 

Heshiiskii maanta dhex maray Jubaland iyo Dowlada Federaalka ayaa Dowladu waxay si buuxda u aqoonsatey Maamulka Axmed Madoobe iyadoo horey dhowr jeer Madaxweyne xasan Sheikh u sheegey in deegaankaas ay ka jiraan Madaxweynayaal dhowra isla markaasna uusan mid gaara aqoon saneyn.

 

Dowlada Itoobiya ayaa kaalin muuqata ka qaadatey in labada dhinac heshiis isla gaaraan iyadoo cadaadis adagna la saarey, Hebayn hore ayaa labo Ergo oo kakala socda labada Madaxweyne ay Wax heshiis ah isla gaari waayeen iyadoo kulan Casho ah oo labada Madaxweyne isku arkeen uu isna ku dhamaadey guul la’aan, saaka waabarigii ayaaWasiirka Arimaha dibada Itoobiya Dr Tedros wuxuu ukala dhexeeyey socod labada dhinac ah oo uu ukala dabqaaday tasoo dhalisey in labada dhinac is arkaan ayna wada hadlaan, isla markaasna heshiis wada gaaraan.

 

Heshiiska ayaa nuxurkiisu ahaa in dowlada Federaalka ah ay si buuxda u aqoonsato Gobolada Jubada hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo ay yihiin maamul Goboleed uuna Madaxweyne u yahay Axmed Maxamed Islaam isla markaasna Doorkii Dowlada dhexe la waafajiyo.

 

Jubaland waxay hoosta ka xariiqeren iney iyagoo raacaya Dastuurka Federaalka ah ay si buuxda ula shaqaynayaa Madaxwyen Xasan Sheikh iyo Xukuumada Raysal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon.

Waxaa la isla meel dhigey oo kale in waxayaabaha dhiman lagu dhameeyo Casumaad uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku casumey hogaanka Jubaland magaalada Muqdisho, lama shaacin xiliga ay Jubaland aadayaanm Villa Soomaaliya.

 

Puntlandi.com

Adis Abeba

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Why are you posting news from the enclave, I thought they were irrelevant!

 

Heshiiska ayaa nuxurkiisu ahaa in dowlada Federaalka ah ay si buuxda u aqoonsato Gobolada Jubada hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo ay yihiin maamul Goboleed uuna Madaxweyne u yahay Axmed Maxamed Islaam isla markaasna Doorkii Dowlada dhexe la waafajiyo.

So the SFG finally gave up miyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

nuune;974317 wrote:
Why are you posting news from the enclave, I thought they were irrelevant!

 

 

So the SFG finaly gave up miyaa

Nuune,

 

Adeer, in the politics of Somalia Puntland leads the opposition and thus remains very relevant. And Puntlandi.com happens to be one my most favorite websites.

 

On the deal. I dont think the TFG is giving up anything, it was their intention from the beginning to talk with the Jubbaland factions. This makes sense as the Kenyan military and their Ras Kamboni allies control the city, port and airport. The talks were also recommended by IGAD.

 

Adeer, adigu so dhawee heshiiskan. Mucaaradnimadu kuuma fiicna oo dhiig kar ayaa laga qaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Carafaat, I have nothing to welcome, as both entities meeting up there doesn't concern me at all, so wax aan mucaarado umaba jeedo, waxaan taageerana umaba jeedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Finally! Carafaat and Garoodi, not to mention our USC pals who thought the legacy of 1991 clan wars can be solidified have finally accepted, or rather forced to accept, the reality that is federal Somalia where communities and regional blocks will form the basis for inclusive national ownership of the country.

 

Kismayo was a test case for whether Somalis can move forward or whether the likes of Odey Xaad, and USC remnants continue to plunge the country into further disarray and disunity.

 

This agreement is very simple: accept the political manifestation of the provincial constitution and move the country forward.

 

It goes without saying if Hassan manages to stick to the agreement (he has bad record of sweat talking to his opponents while failing to offer any tangible concessions), he will have managed to stop his political bleeding.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

Great news. this is a victory for all somalis. The aspirations of Khaatumo State, Awdal State, Central State, Bayland State inshalah will soon be realized as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

The real langab are you d block folk who have been defeated at every turn hiding in your desert wastelands. SNM folk live proudly under their flag instead of hiding behind kikuyu and amisom tanks. In regards to the kismayo debacle we can all sense it. This is not what it seems. I don't see terms that have been agreed to do you? Show me the terms that's have been agreed to puntlandi does not count. Typical xin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Garoodi, the term laangaab by definition means "minority", so no need to get your knickers in a twist, mate...:D

 

The SNM laangaabs my buddy Apophis is referring to, is simply meant to highlight why that grouping is inconsequential in the political machinations of Somalia, while Apophis' group-- who will go unmentioned-- are the majority who decide Somalia's political fate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

Can anyone confirm that this agreement indeed took place? My sources are telling me that the federal government recognized Jubbaland in principle but hasn't agreed to the contentious issues surrounding the situation, which is a different way of saying that there was no agreement. Please confirm if you are in the know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;974331 wrote:
Finally! Carafaat and Garoodi, not to mention our USC pals who thought the legacy of 1991 clan wars can be solidified have finally accepted, or rather forced to accept, the reality that is federal Somalia where communities and regional blocks will form the basis for inclusive national ownership of the country.

 

Kismayo was a test case for whether Somalis can move forward or whether the likes of Odey Xaad, and USC remnants continue to plunge the country into further disarray and disunity.

 

This agreement is very simple: accept the political manifestation of the provincial constitution and move the country forward.

 

It goes without saying if Hassan manages to stick to the agreement (he has bad record of sweat talking to his opponents while failing to offer any tangible concessions), he will have managed to stop his political bleeding.

Xiin:

 

The dogs bark, but the federalism caravan passes on...:D

 

The next stop for the federalism caravan is bay/bakool/shabeelaha Hoose!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this