Sign in to follow this  
xiinfaniin

Hassan Sheekh in Adis Ababa for Jubbaland Talks with President Madoobe

Recommended Posts

Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Dr.Tedros Adhanom ayaa xalay kulan casha sharaf ah la qaatay wafdigii madaxweynaha Jubaland ee hslay Addis Ababa gaadhay.Xog aanu ka helnay kulankan ayaa sheegaysa in kulankan aan lagu soo qaadin wax siyaasad ah uuna ku ekaa soo dhaweyn.

 

Geeska kale waxay isla xogtan noo sheegtay in maanta wax kulan ah uusan jiri doonin maadaama maanta Addis Ababa laga xusayo sanadguuradii kasoo wareegtay geeridii Meles Zenawi.

 

Wadahadalada dhexmari doona wafdiyada ka akal socda DFS iyo Jubaland ayaa lagu soo waramayaa inay furmi doonaan maalinta bari ah.

 

Waxaa kale oo aanu xog ku helnay in xildhibaanada la socda wasiiro dowlaha madaxtooyada Faarax Sheekh Cabdiqaadir aysan ka qeyb qaadan doonin wadahadalada balse ay Addis uyimaadeen barnaamij kale oo wadahadalada garab socdo oo ah xalinta khilaafaadka u dhaxeeya beelaha wadadaga Jubaland iyo kawada xaajoodka dagaaladii ka dhacay Kismaayo iyo beelihii ku kala irdhoobay.

 

Dhanaan Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Good old dhanan news. The desperation for news has brought xin to dhanan news. Like I said before xin your beating a dead horse. I promise you there will be no such thing as jubaland. No one in the history of mankind has been able to keep land using foreign forces indefinitely. Keep beating and hoping for a miracle. Madobe is a marked man and Kenya can not indefinitely ignore the sovereignty of Somalia Italiana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garodi,

You registered your jealousy and envy of Puntland and Jubbaland numerous times. Same people that happen to reside a prime strategic locations in Somali peninsula ...for centuries. There is nothing you and the USC president in Mogadishu can do to stop them improve the chances of reviving Somalia's dignity and governance

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Madaxweynuhu wuxuu casuumadiisu ahayd sida la sheegay sanad guuradii tacsidii aabihii geeska afrika uma tegin inuu warlord la kulmo haduu la kulmana waa dariiqii sumxaanyada aakhirkana ma cawaaqib fiicna

 

Tan nuune sheegay ee dhaawaca waa runtiis,dhaawucu wuxuu ahaa laba mid diidanaa in wadankiisa kenyati go'aan u gaaro iyo mid la socday kuna tilmaamay walaalihiis diyaar u ah inuu asagu dhinto intii kenyati dhiman lahaa,nimankaas dambe deryeel fiican bay ka heleen walaalahood reer puntland diyaarad baa lasoo saaray markay buskoodeen doollarna jeebka kore ayaa loo soo geliyay faroole alaha dhawro yay ku duceeyeen

 

Kuwa horee waxaa loo baahan yahay inay iska dul qaataan waatii horay loo yiri gunimo dhareg leh gaajo gobonimo leh baa ka fiican ha layska dul qaato marada yaan geedka lagu jeexin way iska dhamaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni,

 

Siyaarada qabriga Zenewi in madaxweynuhu keligeed u tagay iyo inuu Jubbaland la kulanked u tagayba ilaa berri baan warkeeda helaynaa.

 

Kenya naga hiilisay waa nin liita warkii. Haddaad ogtahay inaadan Kenya tabar u hayn magalaadana jacaylkeedu ku madax maray maad nag-nagta joojisay adeer, oo raggaaga dhinac ka raacdid. Caqliga Ugandha iyo Ethiopiana madaxdooda aabayaasha gees africa ka dhigaya , Kenya cadow in alshabaab loola midoobo ay tahay ka dhigaya, waa caqli-gooni

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo la filayo in caawa isugu yimaadaan kulan casho sharaf ah

 

Wararka laga helayo magaalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaan in caawo ay jirto casha sharaf oo soo qaban qaabiyay Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Dr.Tedros Adhanom.Wararku waxay sheegayaan inay suurtagal tahay in Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe ay isku arki doonaan kulankan casha sharafta ah iyadoo lagu wado inay ka wadaxaajoodaan khilaafka dhexyaala.

 

Wasiirka Arimaha Dibada Dr.Tedros.ayaa xalay casha sharaf soo dhaweyn iyo isbarasho ah u qabtay labadii ee ka akala socday Jubaland.

 

Dr.Tedros ayaa ah shir gudoonka kulanka ay ku wadahadli doonaan labada wafdi.

 

Dhanaan Media ayaa loo xaqiijiyay in xildhibaanada 8 ah ee xamar kayimid aysan ka qeyb qaadan doonin wadahadalka, waxaa dhanka dowlada federaalka ah matali doona wasiiru dowlaha madaxtooyada Faarax Sheekh Cabdiqaadir iyo 2 xubnood oo Muqdisho kasoo raacay oo aanan wali magacyadooda helin.

 

Xildhibaanada 8 ah ayaa Addis Ababa uyimid si ay uga qeyb qaataan kulan kale oo looga hadli doono khilaafaadka udhaxeeya beelaha wada daga Jubaland iyo sidii looga wada xaajoon lahaa wixii khaladaad ahaa ee dhacay.

 

Dhanaan Media ayaa hadii Alle idmo mar aan fogayn idin soo gudbin doonta muuqaalada wafdiyada kusugan Addis Ababa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Kenya haday adeerkay madaxweyne ka dhigto uma sacabiyeen sidaadoo kale wadanka iiga bax baan oran lahaa awoowe

Nag nagta aan joojiyee raggee raacaa?

 

Kismaayo iigama duwana qardho jacayl gaarana uma hayo waayo waan aqaan dhulka soomaalidu degto intii ugu filan, jacaylka madaxweyne mar ha la i yiraahdo waa adigaa caawa ku fraxsan casho amxaar kariyay

 

Ninkaa qiimaha badan eed faraskiisa wadato u dhig market'2 iyo wax kale la bax awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadaniyada Gooni waa taan kor ku sheegay : Waxay Kenya dirireen markii Barre Hiiraale la jabshay

 

Mar labaad kaalay oo wax daba la qabsado leh qor boowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

xiinfaniin;974226 wrote:
Wadaniyada Gooni waa taan kor ku sheegay : Waxay Kenya dirireen markii Barre Hiiraale la jabshay

 

Mar labaad kaalay oo wax daba la qabsado leh qor boowe

 

 

Addis Ababa (Mareeg.com)- a high profile government delegation led by the president of the federal republic of Somalia arrived in Addis Ababa last night where they were received and welcomed by Ethiopian officials on arrival.

The President is set to participate in a ceremony to mark a 1 year anniversary since the death of former Ethiopian Prime Minister Melez Zenawi.

President Hassan also met his counterpart Prime Minister Hailemariam last night where they discus on ways to empower the Somali government and establish government rule on regional states that exist in the country.

Another planned meeting addressing the deadlock situation of Jubaland will also take place in Addis Ababa between the government delegation and representatives of Ahmed Madobe who is the leader of the Raskamboni militia.

United Nations special representative for Somalia Mr. Nicholas Kay is also in Addis Ababa to take part in the planned meetings to break the political deadlock in the Juba regions.

The meeting to resolve the political crisis has been organized by IGAD.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Ahmed who??? The man is in addis to commemorate the death of melez zenawi who was a former president of Ethiopia this is just good naibourly protocol and brief respite from the chaos of mugdisho to sip on some Ethiopian boon and watch some Ethiopian neck dancing. Madobe is there to meet himself clearly the president hasn't said anything. Me thinks your trying to make yourself relevent. As for jubaland and puntland trying to restore somali pride. Saxib somali people are where they are today because of your people simple. So don't come here saying your trying to restore Somalia pride while you parade an Kenyan stooge who is maintained in kismayo on the back of Kenyans calling him president side by side with the president you yourself choose. The irony what pride are you restoring to Somalia ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

according to my socurces an agreement is on the horizon, Madoobe and his admin will get recognized as a interim admin for a year, on the hope that the power sharing between the clans in this adminstration being agreed in the conference. The port and airport will be controlled by the SFG and the locals will get their share.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this