Sign in to follow this  
malistar2012

Axmed Madoobe oo Adis Ababa Gaaray si uu wada hadalo

Recommended Posts

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa maanta gaaray Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.

ilo ku dhaw Axmed Madoobe waxaa ay sheegayaan in Adis Ababa uu u tagay sidii uu wada hadal ugula yeelan Lahaa Masuliyiin ka Socota Dowlada Soomaaliya si loo soo afgaro is fahmi waayga u Dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Axmed Madoobe.

Ka hor shirka Dowlada ayaa la soo sheegayaa in Axmed madoobe uu kulan la qaadanayo Masuuliyiin ka tirsan Ururka Goboleedka IGAD si looga wada hadlo Arimaha Jubooyinka.

Horay Magaalada Adis Ababa waxaa ku ugu sunaa Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Axmed madoobe.

 

 

What will Axmed Madoobe compromise ? ...............................

 

VP Fartag - The Port and airport - Raskomboni Militias being integrated with Somali Army ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this