Sign in to follow this  
Mooge

One of somaliland's biggest clans is having a peaceful conference and Siilaanyo is sending troops.

Recommended Posts

GAROODI   

Tillamook;974159 wrote:
Long live the "post tribal" society of Somaliland...
:D

Coming from pirates who run 2.5 regions and have had one sub sub clan lead it since 1998 and can not even hold elections. Long live SOMALILAND indeed.

 

But pirates can not lecture anyone considering their situation. SOMALILAND is a nation of tribes but those tribes while having personal issues make up the collective and we all have one thing in common SOMALILAND is to be maintained, enhanced, protected and developed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

20130821070403.jpg

 

Muuse Biixi Iyo C/Casiis Samaale Oo Xalay Gacanta La Isku Saaray+ Socdaalkooda Agabar.

 

waxaa ay xalay isku dhunkadeen guri ku yaala magaaalad hargaysa.

 

Hargaysa (GNN)- labadan masuul ee kala ah muuse biixi iyo c/casiis samaale ayaa waxaa in muddu ah dhexyaalay khilaaf huursanaa laakiin markii danbe dibada u soo baxay , iyadoo uu khilaafkaasi uu ka dhashay hogaaminta xisbiga kulmiye ee sanadaha soo socda oo uu mid kastaa sheegay in uu yahay musharaxa xisbiga , iyadoo ay labada masuul tartankoodiii ay xiligaa ay gaadhsiiyeen jifooyinka ay kasoo jeedaan oo ay la yeesheen shirar duceedyo aan la qarsan oo lagu qabsaday hoteelada waawayn ee hargaysa , shirarkaas oo ay ku baxday lacago aad u faro badan, haddaba iyadoo intaas oo dhan ay deeradu dhex maraysay ayaa xalay waxaa guri kuyaala magaalada hargaysa lagu soo afjaray khilaafkii u dhexeeyay muuse biixi iyo c/casiis samaale iyadoo gacanta la isku saaray ayna is dhunkadeen midkoodba midka kale.

 

Kulanka oo qaatay saacado badan ayaan la sheegin wax war ah oo kasoo baxay oo aan ahayn in labada masuul gacanta la isku saaray ayna is laab xaadheen, kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen waxgaradka sacad muuse ayaa waxaa la sheegayaa in lagu qanciyay labadoodaba in ay si wada jir ah uga qayb qaataan shirka sacad muuse ee ka socda magaalada Agabar dibna ay u dhigaan loolankii siyaasadeed kana qayb qaataan shirka agabar, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda in ay uga qayb galaan iyagoo wada jir ah oo wada socda, ma cada halka uu ku danbayn doono loolankii adkaa ee ka dhexeeyay labada masuul .

 

Kamaal Sh Ismail adem

Reporter of Gabileynews

 

A united SM. Here comes gabilay state

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Cambuulo iyo bun;974291 wrote:
Lol@gabiley state are y'all crazy SM are hardcore landers iyagaba keeney fikradda goosashada

ha la yaabin ciiyal xafada, they will say anything. They come from a enclave where telling foolish lies and taking fake accolades like 'Doctorhebel' and 'Engineer hebel' are national past times.

Share this post


Link to post
Share on other sites

it maybe the only time the SMs meet. this is indeed a historic munaasabad.

 

LANDER,

 

as the official SOL correspondent for SM affairs. i wonder, if you'd be able to answer a couple of questions re this meeting.

 

1. are you able to share the official communique of the shir?

 

2. what, if any, habmaamus arrangements have been extended to beelaha kaale of SL?

 

3. will the government be allowed to part-take in an official 'observer' capacity?

 

4. how will this shir improve long standing internal issues of the SM tribes?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;974474 wrote:
why isn't the White Cow clan united like the monkey clan?

 

what is their beef with siilaanyo?

isku xishood abti.

 

you're a little doofar, maha? do you get a kick from qabyalada? sida waa laga ficanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this