Sign in to follow this  
Dr_Osman

HAG Ambasador Humiliated By Ethiopian President. PIC

Recommended Posts

Dr_Osman   

xmed%20cabdislaan%20%201.jpg

 

Bahdilaad lagu sameeyay Axmed-Ileey(Weligaa ma aragtay Safiir warqadihiisa aqoonsiga fadhi looga gudoomay))

Written by Administrator

 

Saturday, 17 August 2013 17:11

 

Safiirka Ururka ******-Action-Group u magacoowday Magaaladda Adis-ababa Axmed Cabdi-Salaan ayaa qaab bahilaad ah lagaga gudoomay warqadii aqoonsiga ee Madaxweyne Xasan Culusoow sida hoose oogu soo qoray.

 

Madaxweynaha Itoobiya Gilma Worda oo sida sharcida Diplomaasiyadda qoraya ay aheyd inuu isagoo taagan ka gudoomo warqadahaga ayaa la yaab iyo amaag nagu noqotay inuu warqadda ka gudoomo isagoo fadhiya kursigiisa,halka qaab isagoo rukuucaya uu is duleynaya warqadda aqoonsiga ugu dhiibayo Danjire Axmed C/salaan.

 

Waxaa xusid mudan Safaaradaha muhiimka ee ay is leeyihiin Ururka HAG dagaal-Diplomaasiyadeed ayaad ka furin-kartaa,ayaa waxa ay u kala magacoowdeen Kenya iyo Itoobiya Cali Ameeriko iyo Axmed C/salaan oo Ilmo Hiraab isku ah

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

He doesnt represent me at all. I have my own leaders thank you very much and Puntland has officially severed ties with this HAG based enclave.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

The position of Ethiopian President is symbolic, he wields no power. This guy has serious health problems, he can barely stand without assistance. I don't even know why he is still president.

 

girma-woldegiorgis1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Danjiraha u dhalatay dalka Burkiinafaaso (Burkina Faso) ee u fadhiso Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika markee waraaqdeeda aqoonsiga dhiibaneysay:

 

Minata_Samate-creance1-403d4.jpg

 

Waxaan camal iyo wixii soo giliye jawaab ma istaahilaan, laakiin dad aan waxba ogeyn ayaa aaminaayo waxaan. Odeygaan jiran kursiga ka kici karin. Qabiil caaya intee isleeyihiin ayeeba Soomaalinimadooda aflagaadeynoyaan. Heerkaas la taaganyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mohammed   

The posts made by Faafan and Miskiin-Macruuf-Aqiyaar demonstrate what an absolute lying, deceiving ***** Dr_Osman is. I guess he looks up to that dictator known as Faroole. Same characteristics

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goes to show how divided we, somalis, are among tribal lines. Man calls the Somali ambassador appointed by Somali gov't, however much they disagree, tribal rep is an indication of the fact in the country and outside the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this