Sign in to follow this  
xiinfaniin

Barre Hiiraale Advances to Riyad-as-Salihin Course in Alshabaab Scholarship

Recommended Posts

Barre Hiiraale, the colonel who recently has been routed out of Kismayo, has enrolled in Alshabaab courses to purify himself and regain control of Kismayo. With SFG grants, it is rumored he made progress on religious studies and military tactics.

 

The graduation shall take place in two months

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Eid Mubarak brother; I trust you had a very uplifting experience. As for the courses offered, we should thank whatever contributes to our spiritual growth :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@spiritual growth

 

raggeedii, I am sure the colonel will don an alshabaab niqaab and wear a Hinaa dyed beard after he finishes his courses :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axmed Madoobe "Barre Hiraale cidii markab ku geysay Kismaayo ayaa laga rabaa inay hadana soo kaxeyso"

 

 

Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan Ciidamada Barre Hiiraale iyo dhalinyarada u dagaalanta Shabaab, hadii ay isu soo dhiibaan maamulkiisa.

 

Axmed Madoobe oo shalay shir jaraa'id ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in maamulkiisa nidaam u diyaariyay cidii ka soo goosata Shabaab, isagoo ka hadlay xaalada Barre Hiiraale oo uu xusay inuu Al-Shabaab la joogo.

 

Waxaa uu sheegay in looga baahan yahay cidii Barre Hiiraale markab ku geysay Kismaayo inay ka soo kaxeyso, isagoo xusay in hadii Al-Shabaab la joogo iyo col kale, waxaana uu xusay in mashruuciisa uu dhamaaday.

 

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa tilmaamay in maamulkiisa uu gacan bir ah ku qabanayo ammaanka, isla markaana ciidamada ay habeen iyo maalin sugi doonaan ammaanka magaalada Kismaayo.

 

Barre Hiiraale oo ka mid ahaa siyaasiyiin looga itaal roonaaday dagaal ka dhacay Kismaayo labo bil ka hor, waxaana uu dhowaan iska fogeeyay inuu ku biiray Shabaab, isla markaana uu ku sugan yahay deegaano duleedka ka ah Kismaayo oo Al-Shabaab ay ka taliyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barre Hiiraale, it appears, has failed his courses. Alshabaab has not graduated him yet, and the SFG financial aid is running dry.

 

The rumor is that SFG desperately wishes to persuade Jubbaland Administration to have a room for Barre, an idea Mr. Madoobe reportedly rebuffed.

 

Withou Gabal's contribution we cannot, I am afraid, expand on this story :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jubba Administration breaks into to two faction

 

 

 

Sheekh Awlibaax press Conference

 

Masiirka Gobolada Jubboyinka hal shaqsi ah go,an kama gaari karo wanu ka qayb galayna Shirka Muqdisho

Axmed Madoobe wuxuu sheegay inaysan Muqdisho imaanayn anaguna waxaan kamid nahay Masuliyiinta Jubbooyinka waxaana u nimid Muqdisho in shirka Muqdisho hirgalo oo dhaco ayaguna waa inay yimaadaan baan leenahay” ayuu yiri Awlibaax, isagoona intaasi ku daray hadalkiisa shirka Muqdisho ka dhici doona wajigiisa labaad inuu ka dhaco gobolka Gedo sababtoo ah Kismaayo ammaan maahan waqtiga hadda lagu jiro sidaasi waxaa sheegay Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax oo maanta Saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho.

 

Wuxuu xusay Sheekh Awlibaax gobolka Gedo intaasi badan inuu yahay nabad isla markaana aysan jirin cid xiligani cabsi ka qabta inaan shirwayne dib u heshiisiineed lagu qaban Karin aysan jirin.

 

“Waxaan diyaar u nahay inaan ka qayb qaadano shir walba oo xal loogu helayo mushkiladaha Jubbooyinka si dadku u helaan xal, balse marna ma yeelanayo in dadka Jubbooyinka ay ku jiraan colaad mudo ku siman labaatan sano iyo ka badan”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this