Sign in to follow this  
MoonLight1

Alshabab's daring attack on daylight.

Recommended Posts

Kooxo hubeysan oo dilay gudoomiye ku-xigeenkii degmada Wardhiigley, ilaaladiisana dhaawacay

 

 

Gudoomiye ku-xigeenkii degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir ayaa saaka la dilay ka dib markii ay toogteen kooxo bastoolado ku hubeysan oo weerar gaadmo ah ku soo qaaday.

 

Masuulkan oo la oran jiray marxuum Max’ed Axmed Taako ayey wararku sheegayaan in weerarka lagu dilay lagu dhaawacay labo askari oo ka tirsanaa ilaaladiisa kuwaasoo loo qaaday goobaha caafimaadka, waxaana goobta ka baxsaday kooxaha weerarkan fuliyey.

 

 

Lama hayo faahfaahin ku saabsan qaabka dilkaas uu u dhacay, mana jiro war ku saabsan oo ka soo baxay maamulka degmada Wardhiigley iyo kan gobolka Banaadir, hase ahaatee Max’ed Axmed Taako ayaa noqonayaa gudoomiye ku-xigeenkii 2aad ee laga dilo degmooyinka Muqdisho intii lagu guda jiray bishan Ramadaan ee gebagebada mareysa.

 

Dhowaan ayey aheyd markii kooxo hubeysan ay dileen Raxmo Daahir Siyaad oo aheyd gudoomiye ku-xigeenkii degmada Yaaqshiid.

 

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa gaaray heerkii ugu xumaa tan markii la guda galay bishan Ramadaan ka dib markii ay ku soo bateen dilalka qaraxyada iyo weerarada kale, iyadoo dowlada Somalia ay ku fashilntay iney wax badan ka qabato amaan darada taagan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Yeah sure, another let us hate the federal government as the city's security deteriorates,(read : as my uncle doesen't run the federal government).

 

Al-shabab on steroids

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;972317 wrote:
^ You want him to guard all the gudoomiye ku xigeenyaal?.
:D

of course that is why he was elected to the top job, to protect the lives and properties of citizens, the xamar folks also need to stand up to these gangs, but i don't blame them since they will be released next day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this