Sign in to follow this  
MoonLight1

Breaking news: Ex warlord Caato is dead.

Recommended Posts

Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegay in dhawaan magaalada Muqdisho uu ku geeriyooday Xildhibaan hore Cusman Caato kadib markii uu wadnaha istaagay.

Marxuum Cusman Caato ayaa ka Mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ugu caansanaa gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Cusman Xasan Cali Caato ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho iyadoona xaaladiisa marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneysay.

Allaha u naxariistee Cusman Caato ayaa lagu xasuustaa dagaaladii ahliga ahaa ee Muqdisho ka dhacay waxaa uuna sidooakle aad ugu soo horjeeday dowladihii KMG ee dalka soo maray marka laga tago dowladii Shiikh Shariif iyadoona uu xilal xildhibaanimo kasoo qabtay sidooakle dowladii Marxuum cabdullahi Yusuf.

 

5937_trnsFeatured.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Ina Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Rajicuun. Waxaan maantay tacsi u diraay qaraabadii iyo asxaabtii iyo intii taqaanay Cismaan Caato. KULU NAFSU DAA'IQATUL MAAWT. Allah Yaa Raxma.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto cismaan caato samir iyo iman ilahay haka siyo qaraabadisa i can say i knew him had allot conversations with him ,AUN geeridisa waa ka naxay. He was a father a family man and an excellent businessmen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hope his death was as brutal and painfull as the ones he caused over his short and pathetic life.

They said he had heart problems hope he was lucid and shittting himself till the last moment amiiiiiiiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this