Sign in to follow this  
Classified

No more of the Somaliland Shillings???

Recommended Posts

nuune   

Afrikaankana maxaa kuu gala, soo origin ma aadan aheyn Arab, oo Arabtoo dhan ka soo farcanta, hadaladaada wey is burinayaan ee si quman wax iigu sheeg!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune si fiican u eeg Afro hashimite wa afro hashimite Afrikanka na wax wanu isu nahay xaga dhinaca kale , ma garanayo sidan kugu sheego mala fahanka kugu yar, anagu carabta oo dhan waxba isu ma nihin qeyb uun banu isu ahayn laakin inkasto hashimin la yahay carabti leventka iyo qurumaha kale wax ba isku ma nihin marka termka carab inad istcmaashid maha.. Walalaha afrikanka na ha didiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Anigu wax aan diidayo maba jiraan, hadana waxad tiri reer Shaam waxba nooma gala, marka ma Persian baad tahey oo boqorkii Qeysar baad gabadh ka guursateen, aan qumaati kaaga faa'iideestee si mubaasharatan wax iigu sheeg niyahow, adigu yaad tahey horta, qabiilna kuma warsan waayo anigu wax qabiil la dhaho ma aqaano, nin Ruush ayaan iska ahey oo reer Dagestaan ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Ilaahay ayaan kugu dhaaryee Ukraine taa baas ee aad ina daba waddo inaga daa. Xitaa haddii aad rabto inaad Afro Hashimite Somalilandishka tiradiisa iyo tayadiisa badiso inagu soo biiri umadaha la kala dhaho, Ashanti, Gujarati, Tibetan, Mongolian, iyo kuwii kale ee aad ka heshidba laakiin Ukraine inaga reeb waa cunsuriyiinee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Wiil Cusub;971795 wrote:

“Somaliland Xaq Ayey U Leedahay Inay Lacag Ay Gaar U Leedahay Daabacato” Gudd. Baanka Somaaliya

 

 

(SLT:Hargaysa) – Guddoomiyaha Baanka Somaliya Dr. Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa si kulul u beeniyay warar ay warbaahinta Somalida qaar ka mid ah maalmihii u dambeeyay baahinayeen, kuwaas oo sheegayay inay dawladoodu ka dalbatay dawladda Ingiriiska inay joojiso daabicista lacagta shillinka Somaliland.

Picture6-150x150.jpg

Warkan oo si weyn u baahay ayaa xataa ay dad ajaanib ahi ku falanqaynayeen bogaga Internetka ee ay bulshadu xogaha isku dhaafsato sida twitterka. Hase yeeshe guddoomiye Hadliye, oo isagoo jooga magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, xalay telefoonka ugu waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa beeniyay jiritaanka warkaas, waxaanu sheegay inay Somaliland xaq u leedahay inay lacagteeda daabacato. “Warkaas aad I weydiisay gebi ahaanba waa been abuur oo maaha mid ay wax ka jiraan.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Baanka Somaliya oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.

Guddoomiyaha waxa uu Geeska Afrikasu’aalay bal in isaga ka sakow uu warkan ka maqlay madaxda wasaaradda maaliyadda Somaliya amaba cid kale, waxaanu Mr. Hadliye yidhi, “Waa been abuur boqol kiiba boqol (100%), aanay waxba ka jirin. Somalilandna xaq ayay u leedahay inay lacagteeda daabacato,kolayba anigoo gudoomiyahii baanka ah Cabdisalaan ahaan waligay arinkaas samayn maayo.

Cid I waydiisay iyo cid ka hadlaysana maan arkin mana jirto sabab loo joojiyo waxay Somaliland rabto.”

Wuxuu hadalkiisa ku soo gunaanaday, “Somalilandna anigaa ka imid oo kama soo hor jeedo.”

Warkan uu guddoomiyaha Baanka Somaliya baahiyay ayaa meesha ka saaraya jiritaanka warkaas sheegayay inay dawladda Somaliya ay ka codsatay dawladda Ingiriiska inaan dalkeeda lagu daabicinta lacagta shillinka Somaliland.

Xigasho: Geeska Afrika

This guy seems to have quite an opposition. This is the second time rumours are spread about Central Bank.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

Great news and hes going a good job. PS he's from Awdal region of Somaliland i believe therefore does not share blood relations with my Reer burco peoples as Xaaji is suggesting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this