Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

Reer Muqdisho are xoolo

Recommended Posts

Maaddeey;971730 wrote:
Cambuulo, haddii 'dawladda' & Tarzan-ka aad 'caabudid' xabba ka qaban waayey, masaakiinta shacabka see uga filanee iney wax qabtaan?.

 

Dadka dayaca wado, oo canshuurta gurta, mushaaraadkana la siiyo aa eedda dhan iska leh!. Shacabkana iyagey mas'uuliyad ka saaran tahay, ma aha the other way round!. Ma kastay eeboow?.
:D

Sxb shacabka ayaa iska leh layrka waa inay ilaalsadaan, aduunka oo dhan ayay kajirta dadka xaafada dagan inay hantida ka dhaxaysa ay ilaaliyaan. Jiira kasta nal ku yaala dowladu askari ma dhigi karto marka dadka waa inay ilaalsadaan.

 

Nimankaan , hormaka iyo nabada ka soo jeedana la iska qabtaa . Ramadaan Karim

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Ramadan Mubarak. (Ma Nairobi baad joogtaa?).

 

Adduunka dhan miyaan ka hadleynay?. Haddii Askartii & Dawladdii u xilsaarneyd qaban karin, shacabka masaakiinta ah een naftooda ilaashan karin, mobiledana iska dhiiba markii keen la yiraahdo, sidee nal in la qarxiyo habeenno badan loo soo jeeday u ilaalin karaan?. Iska hadal miyaa waxaagu mise reality-gaanad garanayn?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

I wonder what the ICU did to restore law and order in Xamar? And if there are lessons to be learned for the goverment from the ICU's best practices?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

ICU,,,, kacaan wadaado isku dhafan buu ahaa isku halayn qabiilna ma jirin qofkii dambi galaana wuxuu la yimaado baa loo sarifi jiray lix bilood oo barwaaqo ah bay ahayd intaan ayaga dhexdooda lakala iibsan

 

Xamar hadda waxaa wada socda horumar iyo nalal iyo dambiilihii,odoyaashii oo mushaar doona,ganacsatadii oo ka baqsan in dawladdu bangi furato dawladihii wax naga dhexeeyeen oo umuureehii gaarka noo ahaa kursiga dhexe u fadhiya, cid na taageertana jeclayn.

 

Turliga waxaa la gudboon dad mugdi ku koray 22 sano hadii nal lagu shido si dhaqso ah argagax baa ku dhacaya dhib badan bayna keenaysaa inuu musaacadadiisa u wereejiyo ceelal qodid,motoorada beeraha, wacyi gelin iyo wax barid, teendhooyin isbitaala oo guur guura iwm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;971730 wrote:
Cambuulo, haddii 'dawladda' & Tarzan-ka aad 'caabudid' xabba ka qaban waayey, masaakiinta shacabka see uga filanee iney wax qabtaan?.

 

Dadka dayaca wado, oo canshuurta gurta, mushaaraadkana la siiyo aa eedda dhan iska leh!. Shacabkana iyagey mas'uuliyad ka saaran tahay, ma aha the other way round!. Ma kastay eeboow?.
:D

First of all eeboow anigu ma ''caabudo'' the government and tarzan LOL read my threads i critisize them when they are wrong. Tan labaad, macallinka ayaa yiri intaan dhihi lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;971772 wrote:
ICU,,,, kacaan wadaado isku dhafan buu ahaa isku halayn qabiilna ma jirin qofkii dambi galaana wuxuu la yimaado baa loo sarifi jiray lix bilood oo barwaaqo ah bay ahayd intaan ayaga dhexdooda lakala iibsan

 

Xamar hadda waxaa wada socda horumar iyo nalal iyo dambiilihii,odoyaashii oo mushaar doona,ganacsatadii oo ka baqsan in dawladdu bangi furato dawladihii wax naga dhexeeyeen oo umuureehii gaarka noo ahaa kursiga dhexe u fadhiya, cid na taageertana jeclayn.

 

Turliga waxaa la gudboon dad mugdi ku koray 22 sano hadii nal lagu shido si dhaqso ah argagax baa ku dhacaya dhib badan bayna keenaysaa inuu musaacadadiisa u wereejiyo ceelal qodid,motoorada beeraha, wacyi gelin iyo wax barid, teendhooyin isbitaala oo guur guura iwm
.

LOL ninyahow there are some Nabad-diid companies and nabad-diid politicians who are against Mogadishu having progress since most of their business and politics only works in anarchism they have been paying and supporting Al shabaab the latest attack on the turks confirms this. We got a long way to go!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Hobbesian_Brute;971773 wrote:
I think someone needs to debunk this myth that the ICU period was a
Golden age
severely.

Go on, give it a try!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;971704 wrote:
..its never good to generalize entire communities ....

;)

 

What about the pirates?.

 

hypocrisy has no limits for our xaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Well Xaaji is right, they are all pirates, the children, old people, women, youth, politicians, everyone is a pirate in that region, even the unborn child in the ashuun is a big time pirate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeeyoow, hadiii dadkan aysan sacrifice aysan samayn hormarkooda ka shaqaysan isbadal ma imaanayo. Ragaan meeshay galaan waa in la sheegaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this