Sign in to follow this  
MoonLight1

Tarzan: PL SL odey dhaqameedyadoodii baa nabad ka dhigay.

Recommended Posts

Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu maanta si layaab leh u weeraray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho isaga oo ku tilmaamay caada qaatayaal Shabaab xariir dhaw la leh.

 

“Odayaasha Somaliland iyaga ayaa waxa ay saldhig u yihiin amaanka deegaanadaasi. Kuwa Puntiland sidoo kale nabada iyaga ayaa hor seed u ah. Deegaanadaasi oo dhan Shabaab habeen kuma hoyan karo. Deegaanadaasi laguma nabadeyn ciidan tira badan oo la geeyay. ciidan tira badana waxba tarimaayaan. Maxaa ku dhacay odayaasha dhaqanka Muqdisho. Ma waxa ay noqdeen calooshood u shaqeestayaal caada qaatayaal ah oo dhiiga shacabkooda iibsanaya?”, Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa cod dheer ku yiri.

 

Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ma keenin cadeyn uu ku muujinaayo xariirka uu sheegay in uu ka dhexeeyo odayaasha Soomaaliyeed ee shacabku ay aad ugu kalsoonyihiin kuna tilmaamaan marjaca loo laabto hadii wax qaldamaan.

 

Weerarkaan Tarzan uu ku qaaday odayaasha dhaqanka Muqdisho ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay jawaab adag ka bixiyaan dhaqanka muqdisho oo ah saldhigga dowlada hada jirta kuwaas oo aysan suura gal ka aheyn in ya Shabaab xariir la yeeshaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaad & Diiriye only care about Hassan Dahir aweys and al shaabaab

 

 

Tarzan needs to come out strong , build loyal security force to hunt down Alshaabaab cells and Nabadiid elements .

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard the reason why Muqdisho residents don't inform security or catch assassins is because the next day the perpetrators will be bailed by red bearded odey ku sheeg and released. who can blame the poor residents of xamar? I believe he is right the blame is fuly on these odeyaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oday dhaqmeedka xamar jooga isagi ba ciyaal xaafo ah goormu talo goyn oo gar niqi oo umad hogaamin.

 

This is my favorite oday dhaqmeed of xamar

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;971651 wrote:
Oday dhaqmeedka xamar jooga isagi ba ciyaal xaafo ah goormu talo goyn oo gar niqi oo umad hogaamin.

 

This is my favorite oday dhaqmeed of xamar

 

;)

 

Xaaji that is Odey Cabdulle the comedian.looooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xamar, waa Magaalo, reer magaalkana kama dambeeyaan Oday dhaqameed. Teeda kale oday dhaqameedyada waa inay Ixtiraam ka helaan siyaasiyiinta, kuma Xamar ixtiraanka ay Pl ama SL ka helaan ma helaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;971654 wrote:
Xamar, waa Magaalo, reer magaalkana kama dambeeyaan Oday dhaqameed. Teeda kale oday dhaqameedyada waa inay Ixtiraam ka helaan siyaasiyiinta, kuma Xamar ixtiraanka ay Pl ama SL ka helaan ma helaan.

oo Hargeysa magaalo maha miyaa, Bosaso magaala maha miyaa? mise reer magaalnimadu waa hala is barbar yaaco, what an excuse. war dadkani waa anarchist waa umadaan kala danbeyn aqoon, PL iyo SL waxaa mudnaanta la siiyaa oday dhaqameedyada, halka Galkacyo iyo wixii ka shisheeya siyaasiga lagu daba tukado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Sida Xamar ama reer Xamarka uma reer magaalsana meelahaas aad sheegtay!. Oday dhaqameed loogama baahna meel maamul dawladeed ka jiro, sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Forget about the elders in Mogadishu they are useless ....

 

Tarsan needs to hire a strong man like Salad Cali Jeele the Man will clean the city .... If Tarzan was serious he can clean the city from alshabaab the man scared and reduced to hold protest everyday, Alshaabab and Nabadiids only solution is to kill them Point blank.

 

Somaliland its Clan entity and its run by Habro clans anyone dares to challenge their power will be crushed , Puntland is run by the pirates and they secure it with force . Tarzan needs to rally his people and take charge secure his region .

Share this post


Link to post
Share on other sites

malistar2012;971662 wrote:

 

Somaliland its Clan entity and its run by Habro clans anyone dares to challenge their power will be crushed , Puntland is run by the pirates and they secure it with force .

lol

 

as if xamar was a multi tribal multi cultural city. a city where 16 out of the 17 districts have HAG governors, how can you call others clan entity is beyond me.

Salad Cali Jeele??;) another Xaayow comedian iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;971658 wrote:
^^ Sida Xamar ama reer Xamarka uma reer magaalsana meelahaas aad sheegtay!. Oday dhaqameed loogama baahna meel maamul dawladeed ka jiro, sxb.

war heedhe wax fahan, odey dhaqameedka howshiisu maha inuu maamulka faraha la galo, laakiin howshiisu waa inuu dadka wacyi galiyo, una sheego wixii xun oo dhib u keeni kara inay ka feejignaadaan, kana dhaadhacsiiyo dadkiisa inay maamulka ka danbeeyaan soona sheegaan wixii balaayo wada, dowladana kula taliyo wixii wanaagsan oo dan u ah, xamar dhibka kajira waa odayaashii oo double dealers u badan marna shabaab la shaaheeya marna xasan culusow la haasaawa, waad maqleyseen cali dheere inuu todobaadkii hore lahaa odayaal dhaqameedyo baa muqdisho naga soo waca iyagoo leh maxaa idin helay shabaabow maad ramadaanka kordhisaan qaraxyada iyo dilalka, ma garatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this