Sign in to follow this  
Dr_Osman

Garowe Dry Cleaning Services Open and Petrol Station. PICS + AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Central Laundry & Dry Cleaning: Doobi casri ah oo laga furay magaalada Garowe [Maqal+Sawiro]

 

Doobbiga casriga ee Central Laundry & Dry Cleaning oo kii ugu horeeyay oo noociisa lagana furo magaalada Garowe ee caasimada Puntland, ayaa qaabilaya dharka noocyadiisa kala duwan, gaar ahaa kuwo aan loogu talo galin in biyo iyo Oomo-toona la taabsiiyo.

 

Doobiga Central waxa uu shaqeeyaa 24-saac wuxuna xafiisyo kala duwan ku lee yahay deegaanada kale ee Puntland, waxana ka howl gala shaqale lagu soo tababaray dalka dibadiisa.

 

Central Laundry & Dry Cleaning, waa doobi casri ah oo ku shaqeeya farsamadii u dambaysay, wuxuuna aad kuugu fududaynaya inuu dharkaaga oo dhan kuu mayro qadar daqiiqado ah, "soo noqo iyo walaal na sug" waa war laga tegay, hadaba gaar doobiga casriga ah Central Laundry & Dry Cleaning ee laga furay magaalada garowe.

 

Dharka noocyadiisa cul culus iyo kuwo fudud labadaba wuu qaabilaayaa,, waxana intaasi u sii dheereen shaqaale u carbisan shaqada iyo soo dhawaynta macaabiisha ayaa halkaasi kuugu diyaaraah ee deg deg u gaar doobiga casriga ah ee Central Laundry & Dry Cleaning.

 

halka ka dhegaayso adeegayada xarunta, Central Laundry & Dry Cleaning

Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan kala xariir talleefoonadaan 845154 ama 7003317.

 

Central Laundry & Dry Cleaning, xaruntiisu wayn waxa ku taala magalada Garowe

 

Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan kala xariir talleefoonadaan 845154 ama 7003317.

Central Laundry & Dry Cleaning, xaruntiisu wayn waxa ku taala magalada Garowe

 

Sawiro

 

Doobiga%20cusub.JPG

Doobiga%20cusub2.JPG

Doobiga%20cusub3.JPG

Doobiga%20cusub4.JPG

Doobiga%20cusub8.JPG

Doobiga%20cusub9.JPG

812.jpg

713.jpg

144.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I guess hajigu and jb won't be coming only for priority dental services for they're jaad stained teeths, but they will be coming for dry cleaning they're suits. WLC TO PUNTLAND

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

timthumb.php?src=http%3A%2F%2Fnugaltimes

 

Magalada Garowe waa caasumada Puntland waxaa ay u muuqataa mid sii koraysa dhinac walba marka loo eego dhanka ganacsiga shirado ganacsi ayaa siwayn ugu soo badanaya tusaale ahaan hadaan u soo qaadano waxaa ku soo badanaya kaalimaha ama cajabyada shidaalka gaar ahaan kuwa shidaalka sifaysan ku shuba gaadiidka

 

Shirkada SAAFI PETROLIUM waxaa ay ka mid tahay shirkada sida wayn uga dhex muuqda waxaana y Garowe ka furtay xarunt wayn taas oo ku soo kor dhisay magalada bilic iyo dhaqdhaqaq ganacsi oo muda ku dayasho inkastoo ay kuwa kale ay ka furan yihiin hada Somalidu mudnaan ayey kala siyaan dhanka Packinada gaadiidku istaagan oo aan cirri ku ahayn wakhtiga ay qadanayan shidaalka xiliyada ay safarka yihiin

 

Maamulaha ahna Mulkilaha shirkada SAAFI PETROLIUM C/raxmaan Siciid Maxamed oo Nugaltimes u waramay ayaa sheegay adegyadda Shidaa nadiifa iyo goomiyste ama taayirada baaburta aaryadooda, supermarkedyada si ay uga faa’idaystaan dadka safarka ah

 

Arintaan ayaa dadka ku xeel dheer ganacsiga sii kor dhaya dal burburay ku tilmamay hormar balaaran oo lagu soo kor dhiyey loona bahan yahay il la sameeyo ku dayasho mudan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalia things are going ok in Puntland. Not much pictures out there lately. Anyways looking forward to the big one five. The great yearly bash is upon us. I think the theme to this year celebration should be Puntland maturing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;970756 wrote:
Somalia things are going ok in Puntland. Not much pictures out there lately. Anyways looking forward to the big one five. The great yearly bash is upon us. I think the theme to this year celebration should be Puntland maturing.

Dotoore it's actually a good idea to wash your teeth and clothes at one stop shop Garowe.;)

 

keep the good work reer Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

Mad_Mullah;970821 wrote:
You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve

You cracked me up there yaa Mullah. Cold truth iga dheh. My fried was there in 2012, and he said the development in Puntland is really encouraging. It's beyond me though that both Somaliand and Puntland have been claiming autanomay and peace for many years, and they aren't even as good as Xamar which started building last year.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad_Mullah;970821 wrote:
You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve

Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Mad_Mullah;970821 wrote:
You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve

Sucasha ma fahmin, bal cawo yours? Haday third world tahay marka adigu 4th world ma tihid ileen ma haysatid wixi ay third worldku haystan. Meesha ay tabanayso topicyashaydu fahma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

This is one small step for a businessman and one giant leap for Puntland ditoore;) But honestly I am worried about the number of poor women who would lose their livelihood because of this facility.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this