Sign in to follow this  
me

Somali News

Recommended Posts

Siyaasada iyo kaftanka dee wala wadayaa oo taasi joogsan mayso , balse waxay somalidu isku hayan u malayn mayo kaftan SOL lugu joojiyo iyo siyasad ka hadal ba wax ka badalaysa wa aragtidayda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

me;968907 wrote:
Wax qabadka adiga iska bilaaw.

 

Hadii aad wanaag dooneysid. Ilaahayna ka baqaysid.

Fitnada aad wadid jooji. Fitnada aan ka hadlayo waxa weeye

waxa aad maalin walba webkan iyo kuwa kale aad ku qortid.

 

Waxan aad adiga iyo kuwa kaleba qortaan, kaftan maaha.

Ka sukoow naftaada, ereyadanin dad badan ayee habaabinayaan,

oo ay naceyb ku beerayaan.

 

Wanaaga ka shaqee, xumaanta iska daa.

 

There is something you can do about it, right?

Horta maahmaahdii carabtu maxay ahayd- " kulu fitna cinda xaaji";)

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Xaaji Xunjuf;968910 wrote:
Siyaasada iyo kaftanka dee wala wadayaa oo taasi joogsan mayso , balse waxay somalidu isku hayan u malayn mayo kaftan SOL lugu joojiyo iyo siyasad ka hadal ba wax ka badalaysa wa aragtidayda.

Waan filayay in aadan joojin karin balwadan.

Balwad aad u adag weeye in la joojiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this