Sign in to follow this  
Dr_Osman

Save Somalia Meeting In Nairobi. Heavyweight Politicians In Attendance. Is This The End Of Culusow

Recommended Posts

Dr_Osman   

Siyaasiyiin si weyn uga soo horjeeday dowladda Soomaaliya oo goor dhow shir uga furmaya Magaalada Nairobi.

 

Kulan ballaran oo ay kasoo qeyb galayaan siyaasiyiin mug weyn ku leh saaxadda siyaasaadda Soomaaliya ayaa goor dhaw ka furmaya hoteelka Laico Regency ee magaalada Nairobi.

 

Siyaasiyiintan ku shariya Nairobi ayaa waxay si weyn ugu soo horjeedaan qaabka ay u shaqeyneyso dowlada Federaalka iyagoo sheegay in ay dhaliilsan yihiin qaabka maamul ee madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud sida uu Raadreeb.com u sheegay mid ka mid ah abaabulaaysha Kulanka.

 

Waxaa la filayaa in kulan siyaasadeedkan ay ka soo qeyb galaan koox ay hogaaminayaan Cali Maxamed Geedi iyo Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke oo labaduba Ra’iisul wasaareyaal kasoo noqday dowladihii kumeel gaarka ahaa ee Soomaaliya Soomaray.

 

Xubnaha ku shiraya magaalada Nairobi ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, kuwaasoo saameyn ku leh siyaasada dalka, waxaana ka mid ah Dr. Cali Khaliif Galeyr, C/wahaab Ugaas Khaliif iyo xildhibaano kale.

 

Sidoo kale xubnaha kale ee shirka ka furmaya Hotelka Laico Regency ka qeyb galaya ayaa waxaa ka mid ah Dr. C/raxamaan Macalin Baadiyow Jen. Maxamed Warsame Darwsiih, wakiilo matalaya Putland iyo Jubbaland.

 

Abaabulka kulankan goor dhow ka furmaya Nairobi ee lagu dhaliilayo dowlada ayaa waxaa qeyb weyn ka ah tiro ka mid ah xildhibaanada Soomaalida ah ee dowlada Kenya ku jira.

 

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Nairobi ku qabanaya Shirka ayaa warbaahinta Raadreeb u sheegay in ay kulankan sida ay hadalka u dhigeen ay umadda Soomaaliyeed ugu sheegayaan sidii looga hortagi lahaa bur bur ku yimaada dowladda Soomaaliya oo xilligan xaalad adag ku jirta iyo sidii Xukuumad tayo leh loo sameyn lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Meeting in Nairobi(Kenya) to oppose a Mogadishu(Somalia) based goverment. These guys should

Be arrested the moment they enter Somalia for treason.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mogadishu based government is just that, Mogadishu based, we can't rely on a city state, they must save a nation not a clan city where looting and killing of its inhabitants was reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WOW ANOTHER MEETING? Things won't improve for Somalis until we're honest with each other, dude you're HAG we're D-Block - we don't trust you. That's it, instead of all this beating around the bush.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ You are a real OG they are upfront , like the Somalilanders but i believe Koonfurians in Somalia do not like to tell the truth they like to go in circles and talk about other stuff pretend everything is fine. We got the true nomadic waranle culture. The Koonfurians have the Mafia culture of deception and backstabbing but in the open they all act as if they are brothers and sisters and everything is cool. Thats why i like The Zack he tells it like it is they are thinking it but they dont dare to say it , also you mad mullah u have that to. Abtigiis had that to although he gave it an intellectual twist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakata   

Dr_Osman;968930 wrote:
600x388x15_JULY_2013-copy.jpg.pagespeed.

Maxaa faroole laga nabsan, kuwaan wa low among the lowest somalis maxaa la mucaradaa oo mesha yala...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heavyweight Politicians In Attendance ? where are they

 

the Only once i see are failed Politicians ................

 

 

Geedi will have lot to explain the looser if he is Opposition ........... plotting with dawladiids ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this