Sign in to follow this  
malistar2012

TOP NEWS:- Mala socotaa in dowladda Soomaaliya ay qorshe culus u dejisay qabashada Kismaayo.

Recommended Posts

Dowladda Soomaaliya ayaa maalmahaan dambe waxay waday qorshooyin cul culus misane ay ku doonayso inay ku qabato magaalada Kismaayo ee gobalka J/hoose.

Hase ahaatee waxaan helnay qorshihii ugu dambeeyuay ee dowladda Soomaaliya ay ku doonayso inay ku qabato magaalada Kismaayo ee gobalka J/hoose.

Waxaa la diyaariyay ciidamo aad u badan oo dowladda Soomaaliya, waxaana ciidamadaan ay magaaladaasi ka kala geli doonaan Laba jiho, iyadoona dagaalo qaraar laga yaabo inay dhacaan.

Ciidamo kumanaan Milatari gaaraaya ayaa lagu diyaariyay magaalada Muqdisho, waxaana ay ku bixi doonaan dhanka gobalka Sh/hoose, sidaa ayeey Kismaayo ku tagaayaan.

Dhanka kale ciidamada Barre Hiiraale ayaa waxaa loo geyn doonaa hub iyo saanado kale oo aad u badan, waxaana ay toos u aadi doonaan Kismaayo.

Hadaba Waxaa laga yaabaa in dagaal ay la kulmaan ciidamadaan maadaama halkaasi ay joogaan ciidamada maamulka Jubaland oo aad u xoogan.

 

Alldhacdo.com

Muqdisho, Somalia

Alldhacdo@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadda Col, Barre Hiiraale iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan laga saaray gudaha degmada Kismaayo ayaa wali ku sugan meel aan sidaasi uga fogayn Kismaayo, halkaasi oo sheegayaan inay ka wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan.

 

Col, Cabdi Warabe oo kamid ah Saraakiisha dowladda ee ku sugan duleedka Kismaayo ayaa u sheegay Saadaal Media Ciidamadii dowladda ee horay ugu sugnaa duleedka Magaalada inay soo gaareen Ciidamo cusub, wuxuuna rajo ka muujiyay markale inay dib ugu laabtaan degmada Kismaayo.

 

Kornel Cabdi ibraahim Cabdi Waraabe Saraakiisha Dowladda Soomaalia Ee Kismaayo

 

http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Kornel-Cabdi-ibraahim-Cabdi-Waraabe-Saraakiisha-Dowladda-Soomaalia-Ee-Kismaayo-11-06-2013-.mp3" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Blacky is running out of time , can he defend the the city with out the help of the Kenyans .... Time is running out Blacky must accept the FG recommendation or else he be removed by force ..........

 

 

No tribe or Faction are above the law , kblx alliance are to accept FG mandate for jubba regions no alternative ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

it may look pathetic and nonsense but i am afraid qoslaye is planning a war against kismayo. this man has really harmed the somali nation and he will not stop until he achieves his clannish goals of keeping somalia down for his own clan's gains. it is sad situation we are in right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wouldn't dismiss Malistar's bellicose tantrums so fast...I believe he is onto something. :D

 

Culosow is indeed planning a war on Kismayu, now if he will succeed is a thing we all have to wait and see.(*Gets his popcorn ready!)

 

p.s

Odey and Cambuulo, no need to pretend as though this is even a secret.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;968358 wrote:
it may look pathetic and nonsense but i am afraid qoslaye is planning a war against kismayo. this man has really harmed the somali nation and he will not stop until he achieves his clannish goals of keeping somalia down for his own clan's gains. it is sad situation we are in right now.

Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Kismaayo (BurcoOnline) 12.07.2013 Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa aad u kacsan kadib markii Xalay iyo Saakay laga arkay Agagaarka Magaalada Ciidamo farabadan.

 

Ciidamo farabadan ayaa Saakay soo gaareen Duuleedka Kismaayo, inkastoo aan wali la xaqiijin cida ay Ciidamadaas ka amarqaataan.

 

Sidoo kale, Goobjogayaal Kismaayo ku sugan oo ay Keydmedia Online la Xiriirtay ayaa waxaay noo xaqijiyeed in Ciidamada Barre Hiiraale ay usoo dhawaadeen Magaalada.

 

Magaalada Kismaayo ayaa tan iyo la wareegitaankii Maleeshiyaadka Raaskambooni iyo Ciidamda Kenyaanka waxaa ka dhacayay Weeraro Caqabad ku ah Nabad Gelyada Magaaladaasi.

 

Ciidamada Itoobiya oo kusoo wajahan Jubbooyinka?

 

Dhanka kale, Gudoomiyaha Degmada Garbaharey ee Xarunta Gobolka Gedo, iimaan Cadbow Kaarshe ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ee Gobolka Gedo ay ku soo wajahanyihiin dhanka Gobolka Jubbadda Dhexe.

 

Ciidamadaan ayaa la sheegay inay Saaka ka soo baxeen dhinaca degmada Garbahaarey iyagoo ku soo wajahan dhinaca Jubooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Culusow is little more that the leader of HAG. He has no legitimacy to demand anything of other Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this