Sign in to follow this  
Dr_Osman

Sool and Cayn Prepare For Puntland Elections

Recommended Posts

Dr_Osman   

Ceyn iyo Sool oo u diyaar garoobey Doorashada Goloyaasha Deegaanka Puntland

 

Buuhoodle — 12 luuliyo,2013–Puntlandi– Degmooyin iyo Tuulooyin ka tirsan Gobolada Sool iyo Ceyn ayaa waxaa ka socda Olole xoogan oo loogu diyaar garoobayo Doorooshooyinka Goloyaasha Deegaanka Puntland oo lagu wado iney Isniinta 15 luuliyo ay si rasmi ah uga bilowdaan Deegaanada Puntland.

 

Gobolka Ceyn ayaa diyaar garow xoogan ay ka socdaan waxayna musharixiinta xisbiyadu si wayn ugu ololeynayaan sidii dad badan codkooda u dhiiban lahaayeen.

 

Horey waxaa Magaalada Buuhoodle u tagay Masuuliyiin sarsare oo ka Socda Xisbiyada Siyaasda si ay u taageeraan Wakiilada Xisbiyadooda ee deegaanadaan, waxaana u dambeeyey xubno wasiiro ah oo bishii hore booqdey Buuhoodle kuwasoo ka socdey Xisbiga Horseed.

 

Bosaso waxaa Shalay gilgiley Taageerayaasha Horseed oo muuniyey taageeradooda gobolka iney aad u xoogan tahay.

 

Punlandi.com

Buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;968296 wrote:
is khatumo taking part of Puntland elections in Buhoodle where is Liibaan and taleex.

Miyaadan maqal Shirkii boqolaad ba ka furmay Taleex. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this