Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

Breaking news: President Hassan sheikh Mohamud almost in a plane crasch

Recommended Posts

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay oo saaka ka duulay garoonka dayuuradaha magaalada Muqdisho ayaa si degdeg ah dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii ay soo wajahday cilad xagga farsamada ah.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu ku sii jeeday dalka Koofurta Sudan ayaa markii ay hawada gashay waxaa soo wajahday cilad farsamo taasoo sababtay in ay dib ugu soo laabato garoonka.

 

Dayuurada ayaa waxaa ay soo laabatay iyadoo qiiq uu ka socdo hase ahaatee ay si nabad ah u soo cagadhigatay garoonka.

 

Illaa iyo hadda lama oga sababta keentay cilladan balse madaxweyne Xasan Sheekh ayaa weli ku sugan garoonka isagoo sugaya dayuurad kale in uu sii wato safarkiisa.

 

Jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diyaaraddaann oo wadatay Calaamadda ah 5Y-SAX ayaa waxaa la sheegay in laga soo kireeyay dalka Kenya iyadoona dhammaan Wafdiga dowladda ee uu ku jiray Madaxweynaha dib loogu soo celiyay Garoonka iyagoo bad qaba.

there is something fishy about this tolow was this an assasination attempt? :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;967381 wrote:
there is something fishy about this tolow was this an assasination attempt? :mad:

According to Saalax it was the Khatumo Intelligence Agency.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this