Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

The government having talks with Muukhtar Roobow 'Abu Mansour'

Recommended Posts

Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobolka Bakool ayaa markii u horeysay sheegay inuu wada hadal u socdo Sheekh Muktaar Roobow Abuu Mansuur, iyagoo cadeeyay inay isku afgarteen in aanay xabad isku ridin.

 

Warar maalmihii u dambeeyay warbaahinta sheegayeen ayaa ahaa in khilaaf uu u dhaxeeyo Abuu Mansuur Roobow iyo Hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane Abuu Zubeyr, isla markaana Abuu Mansuur ku mowqif ahaa xubnihii ku sugnaa Baraawe ee ka soo horjeeday Hogaanka Shabaab, kuwaasoo markii la weeraray qaarkood la dilay, kuwana la xiray.

 

Taliyaha ciidamada dowladda ee Gobolka Bakool Col. Cali Salaad Maxamed Axmed ayaa sheegay in wada hadalada u dhaxeeya iyaga iyo Abuu Mansuur ay meel wanaagsan marayaan, isla markaana markii horu mar laga sameeyo ay u gudbinayaan dowladda Soomaaliya.

 

"Anaga iyo Abuu Mansuur Roobow waxaa isku afgaranay in aan xabad isku ridin, oo aan is bad baadino, wixii kalena aan meel uga soo wada jeesano"ayuu yiri Sarkaalkan saaka la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho.

 

Warar si kala duwan warbaahinta Soomaalida iyo kuwa caalamka u tabinayeen ayaa ahaa in khilaaf uu ka dhex jiro Xarakada Al-Shabaab, kaas oo aaqirkii gaaray in saraakiil sar sare laga taqaluso, iyadoo Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ahaa madaxdii Shabaabka uu ka soo baxsaday Baraawe, kaasoo haatan gacanta dowladda ku jiro.

 

Mukhtaar Roobow oo aan wali saxaafada kala hadlin arrimaha ku saabsan in miyiga deegaanada Bakool ku dhuumaaleysanayo ayaa ah nin deegaanada Bay iyo Bakool u dhashay, taageero ballaarana ku leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

^^the government itself is a terrorist dee wax fahan :D

 

waa laba terrorist oo wada hadlaaya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

If Aweys is in government hands why not Abu Mansur, good to hear that the shabaab are finally showing their own demise and

collapse as an organisation.

 

Shabaab seen as before is now officially dead. It has gone from a rather religious based grass-root movement (2006-2008) to a cult compromising of a couple of hundreds of die-heard extremists. What the government needs to do now is to continue with its carrot & stick program. Open talks with moderates and hunting down those who resist.

 

Good joob Xassan Sheekh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I mean why would Abu Mansur turn himself in if they promised to have talks with Aweys and as soon as he comes back they torture him ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this