Sign in to follow this  
GaadhHaye

Somalia on The Move; Thanks to Turkey.........

Recommended Posts

Dowlada Turkiga oo dib u dhis ka bilowday xaruntii Ex-Baarlamaan ee magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

 

Xaruntii hore ee Ex-baarlaman oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee sanadihii sagaashanaadkii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa 22 sano ka dib waxaa ka bilowday howlo dib loogu dhisayo kaasoo ay wado dowlada Turkiga.

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(1).JPG

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(2).JPG

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(3).JPG

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(4).JPG

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(5).JPG

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(6).JPG

 

Baarlamankii%20hore%20DSC02180%20(7).JPG

 

Waxaa la arkayey maalmahan gaadiidka iska rogayaasha iyo baaleyaasha heyadaha Turkiga oo goobtii xaruntaas ay ku tiilay ka daabulaya dhagxaan ka dhashay burburka xaruntaas oo ka mid ahaan jirtay goobaha ugu quruxda badan magaalada Muqdisho xiligii beri samaadkii.

 

 

Xaruntan ayaa aheyd fadhi u aheyd baarlamanada dowladihii rayidka ahaa ee dalka ka jiray intii u dhexeysay sanadihii 1960-kii illaa 1969-kii, iyadoo dowladii milaateriga aheydna ay markii dambe u bedeshay xaruntii maxkamada badbaadada dalka.

 

Dhagaxii guduudnaa ee xaruntaas ay sameysneyd ayaa intii ay socdeen dagaalada sokeeye iyo dowlad la’aanta mir-mir loo kala fujiyey oo la kala iibsaday, waxaana laga sameeyey intooda badan foornooyinka lagu dubo Rootiga.

 

Sidoo kale, dowlada Heyadaha Turkiga ayaa magaalada Muqdisho dib uga bilaabay dhismaha Marshi-beeyadaha wadooyinka oo bilo ka ka hor hakad galay ka dib markii shaqaalaha heyadaha Turkiga weeraro lagula beegsaday Muqdisho, waxaana aad loo xoojiyey amaankooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Turkey is rebuilding the ex-parliamentary building of Somali Republic. Before the evils of civil war destroyed it, it was one of Somalia's antique landmark edifice. It became known as "exbaarlamaan" in 1980 because the military government of Siyaad Bare had constructed another building for his appointed members of parliament of the Somali Revolutionary Party he had created. But exbaarlamaan has left a lingering memories on young people growing in 1960s for it was the first center where Somalis were exposed to modern democratic debates.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing is for free its just part of Turkey's neo ottomanism in Somalia and the larger Horn. Do you think this for free these investments largely benefits the Turkish interests in Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

On anther hand, Alshaab's sleeper cells in Xamar are being exposed;;;;

 

Barqanimadii maanta ayaa waxaa lagu dilay isgoyska Fagax oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir askari ka tirsan Booliska Somalia halka qof shacab ahna la dhaawacay.

 

Darawal watay gaari BL ah isla markaana goob joog ahaa ayaa *****lka ka qaaday in sadex nin oo bastoolado ku hubeysan mootana watay ay rasaas gaadmo ah ku fureen askarigan oo isla goobta ku dhintay.

 

 

Gudoomiyaha degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir Cumar Jacfaan ayaa sheegay in askariga la dilay uu ka tirsanaa Booliska degmadiisa, ayna dilkaas ka dib sameeyeen howlgal deg deg ah.

 

“Howlgalkaas waxaa lagu dilay hal nin oo ka mid ahaa kooxihii dilay askariga oo laga helay bastooladii uu wax ku dilay, waxaana ciidamadu ay soo qabteen labadii nine ee la socotay iyo mooto ay wateen xabsiga ayey jiifaan heyadaha amaanka ayaana ku wareejinaynaa” ayuu intaa ku daray Cumar Jacfaan.

 

http://www.dayniile.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites

GaadhHaye;967242 wrote:
It became known as "exbaarlamaan" in 1980 because the military government of Siyaad Bare had constructed another building for his appointed members of parliament of the Somali Revolutionary Party he had created.
[/i]

Dowladii Kacaan just converted it, it didn't construct anything on it. Dowladii Kacaan, however, built Guriga Ummadda (Golaha Shacabka). The old baarlamaan's brick building's edifice stood until dagaalada burburiyeen.

 

Walaalaheena Turkiga aad ugu mahadsanyihiin inay dib u dhisaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i think it's good for Somalia as a whole to have a prosperous Mogadishu, Turkey is thinking ahead since there will be a quid pro quo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

The Turks have given up on Europe they see the wider Middle East and the Muslim world as the future of their cash flow. And in that Africa they only have one real opportunity in black Africa considering the British and French have their hands on the rest I.e the Somalians. We build you a parliament you give me access. However access to what is the million dollar question ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this