Sign in to follow this  
Saalax

Khatuumo pledges alliance to Ahmed Madoobe of Jubbaland

Recommended Posts

Saalax   

DSC05114.jpg

 

Madaxda Khaatumo iyo Jubbaland oo kulmay,{DAAWO-SAWIRO}.

 

Madaxweynaha dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland State mudane Axmed Maxamed Islaam{Axmed Madoobe} iyo wufuudii Khaatumo State ee uu hogaaminayey madaxweyne Mohamed Yuusuf Jaamac ayaa ku kulmay magaalada Nairobi, kulankan oo ahaa qado sharaf uu so agaasimey maamulka Jubbaland ayaa labada dhinaci uga wada hadleen arimo badan oo muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed iyo kan labada maamul ee Walaalaha ah.

 

 

 

DSC05107.jpg

 

DSC05111.jpg

 

Madaxda Khaatumo State oo goobta ka hadlay ayaa u cadeeyey dhigooda Juballand State inay taageersan yihiin isla markaana u arkan danta umadda Jubbaland inay ku jirto inay adkeeyaan midnimadooda, walalanimadooda iyo guud ahaan isku xidhnaantooda, si ay u horumariyaan deegaanadooda.

 

Dr. Xildhibaan Ali Khaliif Galaydh ayaa asaguna talooyin muhiim ah siiyey madaxweyne Axmed madoobe, isla markaana waxaa uu ku nuux nuuxsaday sida loogu baahan yahay in nabada iyo horumarka Jubbaland lagu tuun tuunsado, asagoo sheegay inay dhankooda taageersan yihiin isla markaana aqoonsan yihiin Jubbaland iyo madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

 

Madaxweyne Ahmed Madoobe ayaa cadeeyey in maamulkoodu u taagan yahay nabad, cadaalad iyo wax wada qaybsi, asagoo sheegay inay jiraan mu’aamaradu dadka deegaanka wada leh loo maleegayo balse ay inta karaankooda ah iska ilaalinayaan shirqoolada. Wuxuuna dhankiisa sheegay inay si buuxda u aqoonsan yihiin una taageesan yihiin maamulka walaladood ah ee Khaatumo State.

 

Dr. Cusmaan Badawi ayaa dhankiisa ka hadlay baahida midnimadaumadda Soomaaliyeed iyo Wada Shaqaynta Labada Maamul in la mideeyo, isla markaana ay ka jawaabaan cabashooyinka reer Khaatumo ay tirsanayaan, taasoo Waftigii Jubbaland si weyn ugu riyaaqeen.

 

Pro. Gaandi wasiirkii hore ee gaashaandhiga ayaa sheegay inay diyaar la yihiin midnimada iyo is fahamsiinta beelaha Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.

 

Ugu danbeyntii shirkan oo ahaa mid aad u dheeraa ayaa lagu heshiiyey in lagu dedaalo laga wada shaqayo la iska kaashado degenaashaha nabad gelyada iyo Midnimada Soomaai guud ahaan, ee sida dhabta ah aan isug duubnayn, waxaana la isku afgartay arimihii laga wada hadlay oo dhamaantood muhiim ahaa.

 

Waa markii ugu horaysay ee ay kulmaan madaxda Khaatumo State iyo Jubbaland State tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Jubbaland mudo laba bilood ka hor ah.

 

Suleiman Xaashi Dheere

 

http://allssc.com/2013/07/madaxda-khaatumo-iyo-jubbaland-oo-kulmaydaawo-sawiro/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goodness gracious.... What are those evil Khatumites scheming now? They already ruined Mogadishu, are they planning to destroy Kismayo too? We have to join Saalax and condemn them to the utmost degree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

People from eastern Sool were already involved in the clashes in Kismaayo under Col Darawish of Puntland. They are not neutral in this fight and fully pledged their alliance to Ahmed Madoobe due to closer kinship ties than Barre Hiraale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Las canod folk support jubaland even though its not established and not certain and its occupied and still not support a state that controls the territory and has a good track record in democracy and development Lakin still argue they want Somalinimo ironic. Don't make the same mistake and alienate yourselves amongst the hag the kismayo issue is something they don't take to kindly

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Although it is unlikely, if Puntland and Somaliland decide to support Khaatumo people's right to self-determination/freedom, right to autonomy (Khatumo State), and the right to remain as part of United Somalia. Khatumo, Puntland and Somaliland all of them could have good relations.

 

 

Jubaland recognized & expressed support for Khatumo state and Khatumo people. Waa in loo mahadceliyaa loona abaal gudaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

People of Khaatumo stood and continue to defend the blight of their Jubbaland brothers and sisters. Now that Jubbaland is finally standing on its feet, its people must reciprocate that commitment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Excellent move. now let us extend that and do the same with Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Hiiraan, Bay, Bakool & Sh. Hoose and further afield until Xamar comes to its senses. change come from the periphery to the centre and not vice versa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Illyria;967301 wrote:
Excellent move. now let us extend that and do the same with Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Hiiraan, Bay, Bakool & Sh. Hoose and further afield until Xamar comes to its senses. change come from the periphery to the centre and not vice versa.

It's a tribal alliance not national... Nice spin... An alliance between 1000 miles by two non existent entities. Good stuff indeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this