Sign in to follow this  
Saalax

Breaking news:Cabaas heads from Gedo to attack Kismaayo

Recommended Posts

Mafia   

The current situation definitely foreshadows a civil war. The two communities that fire is raging in between will both lose. I have no question in my mind. I keep saying no one wins in a war. Xassan Sheekh and HAG are the only winners in this if you can call it that because this is the outcome they formulated. Unfortunately the Gedo community hasn't taken that position in good faith and they failed to decipher President Xassan's poison bill prescribed specially for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Abtigiis;966217 wrote:
Gabbal is actually right. Cabbas and Barre's new combined forces are not Alshabab. Acccorrding to AllGalgaduud.com, they are renamed " dhalinyaradda dib u xoreeynta dalka" (DDD). Nothing wrong with that, except that for the benefits of the international media, the DDD will have to be translated into English and Arabic. Now, I am not good in Arabic, but I can figure out what DDD would be: al shabab li taxrir al wadan.

;);)

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Gabal awoowe,biti biti aan ciyaarnadu waa ka dhab iska sug ayagaa qoryaha goor dhow dhulka dhigan markii jidbada dhaantadu kusoo degtee

Waa reer garoowe waxa siminaarka keenay kismaayo,ayadoon lo'gisidaan diyaaradaha wadata xal loo helina dagaal dhexdeenaa macno samayn maayo cidna guul gaari mayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

gooni;966226 wrote:
Gabal awoowe,biti biti aan ciyaarnadu waa ka dhab iska sug ayagaa qoryaha goor dhow dhulka dhigan markii jidbada dhaantadu kusoo degtee

Waa reer garoowe waxa siminaarka keenay kismaayo,ayadoon lo'gisidaan diyaaradaha wadata xal loo helina dagaal dhexdeenaa macno samayn maayo cidna guul gaari mayso.

War taloow colka jooja. War bal kaalaya gogosha oo nabad tolka iyo jaarkaba la qaata. War toloow heshiiska nala qaata. Waar iddinku noo taliya oo na xukuma kaliya sida nidaamsan oo habaysan kula wareega hanaanka. Waar nabadu waa macaan tahay, Waar dadku waa daalay oo nabad, cadaalad iyo nidaam bay u bisil yihiin oo doonayaan. War wiil hoog baan ahay iyo jirrinimadu waa tan Luuq, Garbahaareey, Baardheere ka dhigtay kob aan maalin lagu hoyan karrin oo waa kuwaa dayacan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Baashow,,,,reerku col ma wado waxa meesha isku haya waa hogomaayi koxeed farqiqa u dhexeeya waa kuwana aqoonsibay ka wataan kenya iyo puntland kuwa kalana isku halayn dawlada dhexe iyo wixii taabacsan,meesha tol iskuma hayo.

 

Reer gedo muryaan maahan waa gole nabadeed dhib kastoo ka jira dhinacaad u seexato cidi kaa toosin mayso waa dad soomaali jecel waa dad waligoodba ogaa inaan tol deeqin dawladnimase deeqdo waxaadna ka garan kartaa intii kacdoon iyo xisbi ka aasaasmay ay soo dhaweeyeen,

 

Reer afmadow waxaa la gudboon inaysan baabusha libaaxa isu yeelin kenyaati dad nooma aha ooy guul baqdaan waa la guul baqdaa sidii usc yaysan oodaha jiirin waraaqahan goroowe oo mansab doonkaa iska fiiriyaan dawladnimaa ka wanaagsan hooska qabiilka runa aysan u qaadan bareelaha garoonka gaalkacyo iyo dhaawac laysku sawiro waayo bareelihii kalshaale yaan daawanay oon gaal kacyo sidaa uga fogayn.

 

Reer gedo waxaa la gudboon aragtidayda inaysan barbaarta la diririn wakhtigaan la jooga waayo hadaadan khadkooda gelin waad kala badbaadi meelna ugasoo wada jeestaan cadowgaan dhulkooda kusoo duulay iyo takarta la socota waayo noloshu qiimo ma leh haday baraka ma leh gaarto.

 

Wa bilaahi towfiiq nin duceeya iyo nin internet ku diriraba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Baashi-

 

Walaalkayoow xaajadu Somali iyo kolki yaraydeey isku haysteen dhaaftay. Hadaan is magno iyo hadaanan is maaginba waanu heshiin karnaa oo dhaafi karanaa sidaan awal wax badan u dhaafnay. Kenya balse dirin nooma taal, wax ka yar bixitaankooda dayn mayno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this