Sign in to follow this  
xiinfaniin

Alshabaab is Aly, Barre Hiiraale Says

Recommended Posts

Col.Bare Hiiraale oo shalay laga saaray magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu xiriir ka dhaxeeyo dhankooda iyo Al Shabaab.

 

 

Wareysiga uu maanta bixiyey Col.Bare Hiiraale ayuu uga jawaabay warar sheegaya in dhinacooda ay isu dhiibeen ama xiriir dhow laleeyihiin kooxda Al Shabaab, wuxuuna sheegay in aysan hada ku biirin Al Shabaab, balse ay jiraan waxyaabo badan oo ka dhaxeeya dhinacooda iyo Al Shabaab.

 

Col.Bare Hiiraale ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inay Al Shabaab ka wada shaqeyn doonaan ama ku midoobi doonaan la dagaalanka Kenya iyo sidii ciidamada Kenya looga saari lahaa dalka Soomaaliya.

Play

 

“….Anaga iyo Al Shabaab Soomaali baanu isla nahay dalka ayaa naga dhaxeeya, Kenya waa Gaalo dalkayaga ayey kusoo duushay, waxaan ku midoobi doonaa colaada Kenya iyo ka saaridooda dalka….” Ayuu Wareysiga ku yiri Col.Bare Hiiraale oo sheegay in hada isku aruursanayaan duleedka magaalada Kismaayo sidii ay dib ugu ulla wareegi lahaayeen Kismaayo.

 

Waxaa xusid mudan Col.Bare Hiiraale wareysi uu shalay bixiyey xiligii uu magaalada kasii baxayey ayuu ku sheegay inuu nabad diyaar u yahay iyo in xal laga gaaro dagaalka Kismaayo.

 

Hadalada maanta kasoo baxay Col.Bare Hiiraale ayaa u muuqda kuwo xoojinaya eedaynmihii maamulka Jubaland ku heystay Col.Bare Hiiraale iyo xoogaga isbaheystay. Maamulka Jubaland ayaa horey ugu eedeeyey in Dowlada Federaalka iyo kooxda Al Shabaab iyo xoogaga laga saaray Kismaayo isku baheysteen dagaalada ka dhanka ah maamulka Jubaland.

 

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in dagaaladii Kismaayo ka dhacay ay ku qabteen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab oo ay magaalada soo geliyeen Col.Bare Hiiraale iyo ciidamada hoostaga dowlada Federaalka, maalinimadii Khamiistii ayaa weerar miino ay xoogagaasi la beegsadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Waa markii ugu horeysay oo uu Col.Bare Hiiraale si toos ah u shaaciyo inay Al Shabaab ka wada shaqeenayaan la dagaalanka ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Dagaaladii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa wuxuu u dhaxeeyey maamulka Jubaland ciidamadiisa iyo xoogaga isbaheystay oo uu Col.Bare Hiiraale kamid ahaa, iyadoona la xaqiijiyey in ciidamada AMISOM ee Kenya ay dagaalkaasi aysan ka qeyb qaadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo if there is no reinforcement from Mogadishu to assist Barre, what can he do by the way he didnt make an alliance he just said there is a ceasefire between shabaab and him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

This is false reporting. What he said was that he and Alshabab was fighting the same enemy, (ie) Kenya. Not that he is alshabab, he fought them aswell many times.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lool, Hiiraale Shabaab & A. Madobe shabaabuu necebyahay, Shabaab haddeysan ahayn isagaa weli ka talin lahaa Kismaayo. The Zack inaad faataadhugtaas run mooddaaba yaab leh!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabrow, bro give up on this fool. He is up to no good.

 

Maadeey,

 

Inuusan shabaab ahayn, noqonna karin waa la ogyahay. Ee hadalkiisu waa naf la caari. Wakaa warka meesha ku jiraa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, waa saad u garatay balse inaad soo guuriso maahayn. Shalaa ciyaalka soo post-gareeyeen, hoostaa laga qoslay, haddaadse adiga endorse gareyso waakaa Zack na run mooday!.

 

Kismaayo waa daba dheeraatay!, xal san keena intaad isku tagtiin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, waa saad u garatay balse inaad soo guuriso maahayn. Shalaa ciyaalka soo post-gareeyeen, hoostaa laga qoslay, haddaadse adiga endorse gareyso waakaa Zack na run mooday!.

 

Kismaayo waa daba dheeraatay!, xal san keena intaad isku tagtiin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Maadeey, asagaa sheegtay adna waad u diidan tahay. Midda kale Shabaab have no principle any more. Waa desperate and naf la caari. Wax lala fajaco ma aha haddey Barre soo dhaweystaan. Ibrahim Afhgani iyo Macalin Burhaan desperatenimo baa loo laayay:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey,

 

Kismayo waa magaalo weyn, wax is waala lagama weynaayo, laakiin xalkeedii waa la helay, dadkuna waa heshiiyey. Dawladaa qaldantay, waxa dhacayaa waa miinooyinkii ay dawladu aastay. Waana nasiib darro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Kakac ahaa markaas, Dawladdiii dhanneed haddii Kismaayo saynta uga taagantahay!. Waa horaan soomaali ka quustay!.

 

Zack, Shabaab isku si uma naqaan sida muuqata!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this