Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Addis Ababa (SFG jubbaland conference) on the verge of collapse as Hassan sheikh refused to attend.

Recommended Posts

Sayidka oo adisababa ka laabtay kuna sugan Nairobi iyo Shirkii Jubbaland ee adis-ababa oo hakad ku yimid PDF Print

 

Thursday, 27 June 2013 10:09

Kadib markii Madaxweynaha Dawladda Federaalka uu ka cudur-daartay inuu Adis-ababa kula kulmo Wefdigiii Maadxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sababtay inay dib ugu laabtaan Magaaladda Nairobi,waxaana ka haray saraakiil ka tirsanaa Maamulka Jubbaland oo shir hordhac ah Adis-ababa kula yeelanaya Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Faarax C/qaadir (Sakiinta-Cusub)iyo Safiirka Dawladda Federaalka u fadhiya Itoobiya Ambassador Axmed C/salaan (Axmed-Ileey)

Lama yaqaan sababta Madoobe uga cudur-daartay inuu Wefdtigan Wasiirka hogaaminayo Adis-ababa kula kulmo,waxaana loo badinayaa in weli inuu ka taagan-yahay shuruudii shirka uu ku xiray ee ahaa inuu qaabilayo Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo ay isku dhigmaan dhinaca darjada maadaama uu isagana yahay Madaxweynaha Jubbaland-State.

Sayidka ayaa hadda ku sugan Hotel-Serena oo bartamaha Magaaladda Nairobi ku yaal lamana yaqaan inuu dib ugu soo laaban-doono saacadaha soo socda Magaaladda Adis.-ababa oo ay ku sugayaan saraakiil Ururka IGAD ku sugan oo doonaya in la dhex-dhexaadiyo isaga iyo Dawladda Federaalk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi kusugan, Shirka Adis ababa na u diraya Saraakiishiisa

 

Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa wuxuu hada ku sugan yahay Magaalada Nairobi, oo u joogo Arimo shaqo,Shirka Adis ababa uga bilaabanaya Dowlada Jubaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo lagu waday in Madaxweyne Axmed Madoobe uu ka qayb galo ayuu madaxwey nuhu qaadacay ka qayb galkiisa maadaama shirka uu Mmadaxweyne Xasan Sheikh soo dirsaday Wasiiro, Wuxuuna Madaxweyne Axmed Madoobe shirka isna u dirayaa Qaar ka mid ah Saraakiishiisa.

 

Madaxweyne Axmed Madoobe oo hada ku sugan Nairobi wuxuu Wada tashiyo la leeyahay Saraakiishiisa dhanka Siyaasada oo iyana maalmahaan ku sugnaa Nairobi, Wuxuuna uga waramay kulamadisii Adis ababa iyo Nairobi iyo waliba wadahadalada Adis ababa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faahfaahin — Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi Jooga oo aan ka qaybgalayn shirka Adis ababa

 

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Magaalada Nairobi ku sugan iminka ayaa halkaas ka wada wada tashiyo uu la leyahay Siyaasiyiinta iyo Waxgardka Jubaland ee ku sugan Kenya,Waxaa kaloo la sheegey inuusan Axmed Maoobe uusan ka qayb galayn Wadahadalada Dowlada Federalka iyo Dowlada Jubaland uga bilaaban doona Adis Ababa.

 

Sida ay Howlwadeenada Puntlandi warka ku heleen Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu shirkaas u dirayaa Saraakiil ka tirsan Maamulkiisa, kuwasoo adis ababa kula kulmi doona Wafdiga matalaya Dowlada Federaalka ah.

 

Dhinaca kale iyana Waxaa jira Warar sheegaya in Madaxweyne Axmed Madoobe uu gabi ahaan shirka Qaadacay in ay Jubaland ka qayb gasho ka dib markii Madaxweynaha Dowlada federaalka ah uu ka baxay balan horey loo wada galay oo ahayd inuu isagu Wadahadalka Yimaado, taas badalkeedana wuxuu soo direy shaqsiyaad kale.

 

Iskusoo duuboo Joogitaanka uu Madaxweyne Axmed Madoobe joogo Nairobi ayaa ah mid ay ogyihiin IGAD, Kenya iyo Itoobiya oo iyagu gadaal ka riixaya Wadahadalka u furmaya Dowlada Jubaland iyo Dowlada Federaalka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah– Madaxweyne Axmed Madoobe oo si deg deg ah ugu duuley Adis ababa

 

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Madoobe ayaa u duuley Dalka Itoobiya, Madaxweynaha uu ku sugnaa Nairobi ayaan ilaa hada lagaraneyn sababta uu sida deg dega ah ugu duuley Adis ababa.

 

Sida aan maanta warka ku heyney Madaxweynuhu wuxuu wada tashi la lahaa Xubno ka tirsan Maamulka Jubaland oo iyana Nairobi ku sugan.

 

Sargaal ka tirsan Siyaasiyiinta jubaland oo Nairobi ku sugan ayaa noo xaqiijiyey in Madaxweynuhu uu safar aan horey loo shaacin uu ku aadey Adis ababa.

 

Warar kale ayaa iyana sheegaya in Madaxweyne Madoobe uu casumaad degdeg ah ka heley Dowlada Itoobiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@xaaji habaar,

 

war waxani waa gogol xaar. waa la isfahmi aakhirka awoowe. xoogaa qolo xamar joogta oo loogu sheekeeyey dhulkaa waa laydinka dhacay , iyo dhowr uluud oo kismaayo u jooga oo maalin walba ay dadka la dhacaan baa wax loo sheegayaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Time is running out , Sh Modaba better take the offer as days go by he is becoming irrelevant. he Had a opportunity to become intern leader i don't thing that's on the table anymore lol ............. soon he will be history if he does not wise up . ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

I knew this would happen if you remember correctly I predicted it. For Hassan sheick to attend is surrender everything never gonna happen poor kikuyu subjects

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this