Sign in to follow this  
malistar2012

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir oo u gaaray Addis Ababa wada hadalo uu la yeelanayo Axm

Recommended Posts

Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi kooban oo uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir u dirtay magaalada Addis Ababa, iyadoo lagu wado in caawa uu gaaro Axmed Madoobe oo ah Hogaamiyaha Raaskambooni oo ka mid ah shanta madaxweyne ee ku muransan maamulka Jubooyinka.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Faarax C/qaadir uu hogaaminayo wada hadalo horu dhac ah oo ay dowladda Soomaaliya la yeelaneyso Axmed Madoobe, kaasoo ku saabsan sidii looga hadli lahaa ajandaha shirka dib u heshiisiinta Jubooyinka ee lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

 

Lama oga in wada hadalkan ay dhex dhexaadineyso Itoobiya, hase ahaatee go'aankii ka soo baxay IGAD bishii hore ayaa ahaa in dowladda Soomaaliya ay lahaato hogaanka maamul u sameynta Jubooyinka iyo in shir dib u heshiisiin loo qabto dadka deegaanka Jubooyinka.

 

Laakiin Axmed Madoobe ayaa ka soo horjeestay shirkaas, waxaana dowladaha gobolka cadaadis ku saarayaan inuu aqbalo shirkaas.

 

Axmed Madoobe oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa la filayaa in caawa uu gaaro Addis Ababa, inkastoo la filayay in shalay uu tago, oo wada hadalada ahaayeen inay isla shalay bilowdeen, balse lama oga sababaha dib u dhaca keenay.

 

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in wafdiga dowladda ay ku sugan yihiin Addis Ababa, isagoo ku tilmaamay wada hadalada halkaas ka dhici doono horu dhac u noqonayaan shirka dib u heshiisiinta Muqdisho ka dhici doona ee loo qabanayo beelaha Jubooyinka.

 

Faarax C/qaadir ayaa lagu tiiriya tiirarka ugu muhiimsan ee dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh, waa nin af gaaban, waxaana uu galaan gal weyn ku leeyahay dalalka Carabta, isagoo iminka saaxib dhow la ah mid ka mid ah dalalka deriska ee saameynta ku leh siyaasada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

last chance for the leader to re-conciliate with SFG or become history ..............

 

 

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in wafdiga dowladda ay ku sugan yihiin Addis Ababa, isagoo ku tilmaamay wada hadalada halkaas ka dhici doono horu dhac u noqonayaan shirka dib u heshiisiinta Muqdisho ka dhici doona ee loo qabanayo beelaha Jubooyinka.

Yesterday he was meeting The President , Today low level Gov officals that tells you all ........... The man lost influence and power in the recent fightings.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The leader seems to have you on the balls .

 

I thought you was saying there are other presidents in Kismayo, why meet one of many , why not ignore him :D :D?

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiiin

 

SFG are not going discredit this dude and make him history it will be ceeb , since the man Militias took significant part in liberating Kismayo ... sh Modabo knows himself this is his last chance you will see Xiin . The Man has no power to secure Kismayo even with help of KDF . The was mislead by the pirates he will come to sense .

 

The Man is happy today to meet low level minister ;) he will be history if he does not take the offer ...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

At the end of the day they are atleast talking with eachother rather then with Kenyatta and IGAD. And they will need to show leadership and reach a compromise. And whatever that compromise is, somehow I dont think Somalias future governance structure will be decided by a few clan militia men in Kismayo. As some are hoping for.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Carafaat;964700 wrote:
At the end of the day they are atleast talking with eachother rather then with Kenyatta and IGAD. And they will need to show leadership and reach a compromise. And whatever that compromise is, somehow I dont think Somalias future governance structure will be decided by a few clan militia men in Kismayo. As some are hoping for.

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this