Sign in to follow this  
BIG_BOY

Why are you sleeping so early tonight ?

Recommended Posts

BIG_BOY   

HI people

aqyarta halkan wax ku soo qorta waxaan rabaa inaan halkan idiinku shego qiso yar oo aan arkay,

habeen ayaan soo raacay wiil aan saaxiib nahay markaas ayaan waxaan u imaanay gabar uu aad u jeclaa lakiin uu san lahad waligiis,

markaan gabadii u imaanay ayey sifiican noo soo dhaweysay markay xoogaa sheekeysteen ayay gabadhii baxday oo waxay aaday (suuliga) musqusha markay soo noqotay ayay waxay soo noqotay ayadoo gabasaar yarqabta oo gacmaha is dhaaf satay markuu wiilkii arkay ayuu wuxuu u qaatay iney hurdo u socoto matrkaas ayuu ku yiri walaal maxaa dhacay miyaad hurdo tagaysaa? gabadii ayaa yaabtay oo tiri maya ee maxaad ku tiri? markaasu yiri hadaba xageebaad u sidataa barkimada? wuxuu arkay gabadha naasaheedi oo wuxuu u qaatay barkimo iney sidato, becouse waxay ahayd gabar aad u naaso waaweyn waligiisna uusan arag oo waxay qaadan jirtay maro weyn habeenkaas ayay isti laguma arkayo habeenkiina waxaa ku dhacay arintaas.

hey let me see what you think this Incident. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   

HAHHAHHAHAHHAHHAHAHHAHAHAH KIX KIX KIX KIX LMAO......XAGE USIDATA BARKINTA KULAHAAA.....WUU U DHAMEEEEYE MISKIIIN HAHAHHAHHAHAH ALA WAN FUURAY GOOD 1 SXB :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this