Sign in to follow this  
MoonLight1

The war within Alshabab.

Recommended Posts

Waxaa maanta (Khamiis) uu dagaal xoogleh markii ugu horeysay ka dhacay bartamaha magaalada Barawe halkaasi oo ay ku dagaalameen labo kooxood oo ka wada tirsan kooxda Al Shabaab.

 

Isku-soo-bax-Baraawe-6-650x487.jpg

 

Dagaalkan ayaa la sheegay inay ku dhinteen tiro dad ah oo u badan kooxihii dagaalamayey, waxaanse weli jirin illo madax banaan oo xaqiijin kara khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi ka dhashay.

 

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhex bilowday labo kooxood oo qaarkood yihiin Ajaanib ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo hubka noocayadiisa kala duwan isu adeegsaday.

 

Al shabaab ayaan weli ka hadlin dagaalka maanta ka dhacay Barawe, xili uu kusoo beegmayo maalin kadib weerarkii shalay lala beegsaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalkan u dhaxeeyo ciidamo kawada tirsan Al Shabaab oo kala taageersan Hogaamiyaasha sare ee Al Shabaab oo muddooyinkan danbe ku kala aragti duwanaa siyaasada hogaaminta kooxda Al Shabaab.

 

Magaalada Baraawe ayey ku sugan yihiin xubno ay kamid yihiin Xassan Daahir Aweys, Ibraahim Afghaani iyo xubno kale oo dhawaan soo saaray qoraal ku socda madaxa Al Qaida oo lagu cambaareenayo siyaasada hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Godane.

 

Waxaa muddooyinkii lasoo dhaafay soo baxayey khilaaf u dhaxeeya qaar kamid ah Ajaanibta loo yaqaan Muhaajiriinta iyo qaar kamid ah madaxda sare ee Al shabaab, khilaafkaasi oo keenay iska horimaadyo dhowr ah oo bishii lasoo dhaafay ka dhacay gobalka Galgaduud, Bay iyo Jubada Dhexe.

 

Dagaalka maanta ka dhacay magaalada Barawe ee ka tirsan gobalka Shabeelada Hoose ayaan la aqoon wuxuu salka ku hayo. Wixii war ah oo arrintan kusoo kordha dagaal baan idiinka soo tabin doonaa haduu eebo idmo.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Y not? Besides the inevitable civilian toll, I see no other downside to having these troglodytes wipe each other out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^They will not wipe each other out...this just exacerbates the already bad situation. This kind of infighting will only result in the emergence of more extremist wings, and it decentralizes the organization in a way that will make next to impossible for future negotiations (which will be inevitable in my opinion).

Share this post


Link to post
Share on other sites

May the lesser of the two evil side wins. lol Knowing how crazy they are, they will fight to the teeth and weaken each other. That's good news for the government and the others who are fighting them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xiin, I'd rather have a weakened shabaab that has splintered into various factions, than a relatively strong and united one. Negotiations with the government would have resulted in differences between them anyway, so much better that the process is expedited.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I am thinking the Algerian experience ---the civil war was prolonged partly because of the fact so many splinter groups existed with no central command committing gruesome atrocities

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this