Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

Breaking News: Big explosions going on right now in Xamar

Recommended Posts

several explosions in the capital right now near the airport still going on im skyping with a family member right now who saw the first explosion, this all the information we got for now the media will report within the next hour

Share this post


Link to post
Share on other sites

Update: Al shabaab members attacked a UNDP office near the airport and they are inside the building right now but my sources are not sure wether they are inside the building or not, heavy gun fighting right now

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weerar ismiidaamin oo xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, kadib markii baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu isku qarxiyay afaafka hore ee Xarunta.

 

Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo dhacay abaarihii 11-30 xilliga Muqdisho ayaa la sheegay in markii qaraxa dhacay rag hubeysan ay gudaha u galeen.

 

Rasaas ayaa laga maqlayaa gudaha xarunta, iyadoo raga hubeysan ay u suura gashay markii qaraxa lagu furtay albaabka ay gudaha u galeen.

 

Qarax kale ayaa isla gudaha laga maqlay, kaasoo loo maleynayo inuu ahaa ruux xirnaa waxyaabaha qarxa.

 

Weerarkan ayaa u muuqaal eg kii 14-kii bishii April lagu qaaday Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir, halkaasoo weerar is qarxin iyo toogasho ka dhacday.

 

Wadada isku xirta Isgoyska KM4 iyo Garoonka diyaaradaha ayaa ah mid xiran, iyadoo ciidamo fara badan ay goobta buuxiyeen.

 

 

Jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Cambuulo iyo bun;962798 wrote:
several explosions in the capital right now near the airport still going on im skyping with a family member right now who saw the first explosion, this all the information we got for now the media will report within the next hour

cambuulo xaa nogu nixinee? meeshaas 2 week kadib aan u socona, mana rabo in lii qarxiyo:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not good. Al Shabaab is getting stronger and bolder and they feel safe to operate in the capital without fear. If this continues this will weaken the SFG and this is not good for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Muqdisho–19 Juun,2013–Pi-- Waxaa ilaa hada socda Rasaas xoogan ka dib markii koox ismiidaaminaysa ay Weerareen Xarun ka mid ah Xarumaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade, Waxaa goobta ka dhacay Qarax weyn oo gaari ku rakibnaa, waxaana durba bilowdey xabado dhacay.

 

Weerarkaan ayaa u qaab eg kii lagu qaadi jirey Maxkamada Gobolja banaadir, ilaa hada ma jiro warar rasmi ah oo kasoo baxaya weerarka maanta , warar waxaa jira iyana sheegaya in Garoonka Diyaaradha ay xabado ka dhacayaan lakiin lama hubo warkaas, waxaa Xiran guud ahaan Wadada Nr. 4 ee gasha Garoonka Diyaaradaha.

 

Puntlandi oo la hadley Wariye Madaxbanaan oo ku sugan aagaas wuxuu sheegey in “Xabadu ay ilaa hada dhacayso lamana kala cadeyn karo meesha ay ka dhacayso, dhinaca Garoonka Diyaaradaha waxaa u yaacay Ciidan Amism ah, Xarunta UNDP qaruxu inuu haleeley baa loo badinayaa” ayuu yiri Wariyuhu.

 

Faahfaahinta Warkaan kala soco Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

That is my compound! I just saw an email from my boss! I am lucky I am on leave but worried about my friends!

 

How did this happen? All last week we were doing mock exercises and the imminent attack was told over and over!

 

The last communication from my boss is all staff are accounted for, except two of my own organization. I think the two are locals and may have been outside the compound on duty.

 

I think it is time to change place. This is very, very worrying.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this