Sign in to follow this  
Saalax

The battle between Somaliland and UNISOM continues

Recommended Posts

Saalax   

Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Somalia Oo Sheegay Inaanay Ku Qanacsanayn Go’aankii Xukuumadda Somaliland Ku Mamnuucday Xafiiskiisa Hargeysa

 

 

Hargeisa(Durdur)Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha soomaalida, hawlgalka cusub ee la baxay UNSOM Danjire Nicholas Kay ayaa maanta mar uu ku soo laabtay magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in aanay qaramada midoobay ku qanacsanayn go’aankii Somaliland ku mamnuucday xafiiskiisa laga furi lahaa magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa

 

Ambassador Kay wuxuu sheegay in qoraal faahfaahinaya sababaha ay Somaliland u cuskatay inay diido xafiiska UNSOM in laga furo Hargeysa uu u gudbiyey xoghayaha guud ee qaramada midoobay magaalada Newyork, isla markaana wuxuu sheegay Mr. Kay inuu filayo in dhawaan uu ku laabto caasimadda Somaliland ee Hargeysa si uu wada hadalo horleh oo ku saabsan xafiiskani ula gallo madaxda Somaliland.

 

Ambassador Kay ayaa qadar yar ka dib markii uu bixiyey hadalkaasi wuxuu boggiisa twiterka ku qoray qoraal uu ku faahfaahinayo go’aankii xukuumadda Somaliland todobadkii hore ka qaadatay xafiiskiisa in Hargeysa laga furo wuxuuna yidhi “Jimcahii markaanu kulanay madaxda Somaliland mawqifkoodu wuu cadda, waxaa laga yaaba in ay isniinta (17/06/2013-) uu war cusubi soo kordho”.

 

Qoraalka Ambassador Kay ayaa mar ay durdurnews wax ka weydiisay hawl wadeeno qaramada midoobay ka tirsan oo ku sugan Nairobi, waxay ku macneeyeen in loola jeeday ajandayaal cusub oo Ambassador Kay doonayo inuu wax ka bedel ku sameeyo doorka cusub ee xafiiska UNSOM ee caasimadda Somaliland Hargeysa, balse ka hor intaan qaraarkaasi wada hadal laga gelin loo gudbin doono magaalada Newyork.

 

Somaliland iyo qaramada midoobay ayaa waxaa dhex yaalla khilaaf kii ugu adka tan iyo intii Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay 1991-kii, 18 May 22 sannadood ka hor, go’aankii usbuucii hore xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku mamnuucday xafiiska UNSOM ayaa dareen horleh geliyey qaramada midoobay oo la isku weydiiyo Somaliland.

 

 

http://durdurnews.com/Detail.php?id=938

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is the purpose of UNSOM what does it do? What is their job i believe they do zero and the whole office means little for countries like Somaliland. No need for Somaliland to play with these cats, the UN does not recognize Somaliland well your office is not welcome in Somaliland. We applaud the Somaliland government President siilaanyo and Dr Muhammad abdilahi on this decision. The UN can call and say the former dissolved Somali republic is united in their archives and on paper. But in reality this is not the case, so they have to get with the program. In the mean time they can go to their Mogadishu and work with those who wish to be helped by this office.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Exactly. Ambassador Kay can cry to the UN headquarters in New York all he wants, if his office wants to do the bidding for the Mogadishu administration they are not welcome in Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

separatist online mujaahids are in unison today , supporting the unsustainable position of Hargeysa :D

 

Just like Nicholas said, tomorrow Hargeysa may change its position

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Xin what are you talking about ??? As always no sense. This is SOMALILAND Saxib we control from the Djibouti border to the Somalia border without cornal Kibaki. Unlike your hero we actually call the shoots the UN will do what we tell them to do on our land you wouldn't understand it seems you and your forefather were dependent and remain dependent on cornal Uhuru to get the job done. Liberate yourself first then come back its like a slave coming to a free man and trying to convince him that slavery is good.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^GAROODi welcome back bro---we hear you loud and clear, the mother clans are superior and no security counsel resolutions will affect their position.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

I would worry about captain Blackys and the security council resolution that told him to go to mugdisho. No security council resolution has stated that SOMALILAND has to go to mugdisho. The last security council debate involving SOMALILAND stated that the security council welcomes the dialogue between SOMALILAND and Somalia. Like I said xin apples and orange Saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^GAROODi welcome back bro---we hear you loud and clear, the mother clans are superior and no security counsel resolutions will affect their position.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

^^^ xin take a chill pill Saxib until you liberate yourself no one can take you seriously even the pirates truly understand the force of SOMALILAND to the extent they abanded their causins in fear. It's not my words it's the realty on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this