Sign in to follow this  
Maqane

Tech words | Erayada Teknoloojiyada ee la adeegsado --> Thread

Recommended Posts

Maqane   

ivng.jpg

 

 

Muxuu ku saabsanyahay Mawduucan?

Mawduucan waxaan jeclaan lahaa inaan uga hadalno Erayada loo adeegsado Teknoloojiyada. Inkasta oo aan xagga Teknoloojiyada dambeeyno, aad beey u adagtahay in tek erayo oo Afka Soomaaliga ah oo qoran la helo.

 

Waa maxay ulajeedada Mawduucan?

Ulajeedadu waxay tahay si loo horumariyo heerka luqada Soomaaliga eey ka joogto xagga Teknoloojiyada.

 

 

Sidee loo gaari karaa heerkaas?

 

Heerkaas waxaa loo gaari karaa iyada oo la kaashado (iskaashato) Ardayda Teknoloojiyada barato ama bulshada wax ka fahansan oo luqada Soomaaliga si fiican u fahma, keeni karana fikrado, isticmaali kara Qaamuus Soomaali ah iyo ingriis oo sidookale fahansan goorta la isticmaalo iyo sida loo isticmaalo Erayadaas markaasna ku dhaqmi kara.

 

 

Waan gartay!, Intee ka biloownaa Sheekada?

 

 

1. Tek Eray oo aad Ingriiska kutaqaano sheeg

2. U turjum afka Soomaaliga adiga oo kafakaraya qaabka eey Soomaalida ugu dhawaaqaan haduu adagyahay micnihiisa. Tusaale: website, waxaad ugu dhawaaqi kartaa "Website-ka" intii aad dhihi lahayd "Websayt

 

3. Sida tan soo socta u qor fadlan, isticmaal hadii eey suurta galtahay sheeyahan ama "element" --> "" si aad wax u muujido.

 


English: Sign-in

 

Soomaali: Gudaha-ugal

 

Micnaha: Meel (website-ka ama akoon) oo aad u gasho gudaha

 

 

 

FG: Fadlan isku day inaad Mawduuca laga hadlayo ku ekaato.

 

 

Mahadsanid :)

 

 

 

Fikradahaada Soo daa nooh :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this