Sign in to follow this  
xiinfaniin

Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Recommended Posts

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

16 Jun 16, 2013 - 3:36:33 PM

 

JOWHAR, Somalia Jun 17 2013 (Garowe Online) – Clashes in Jowhar, led to 10 deaths between clan militia and government forces on Saturday, days following traditional elders’ accusation of being “subjugated” by dominant clans backed by the Somali Federal Government, Garowe Online reports.

According to local sources, at least 10 people were killed on the battling sides on Saturday on the outskirts of Johwar in the Middle Shabelle region in southern Somalia.

 

Johwar district government officials said that government forces clashed with alleged Al Shabaab fighters after the forces reportedly headed to an area where a murder occurred.

 

“The forces that battled with us [government forces] were Al Shabaab fighters, because there are no clans with armed [technical] vehicles in the region, so we believe that Al Shabaab used this opportunity and engaged with government forces [on Saturday],” said spokesman for regional government of Middle Shabelle, Daud Haji Irro.

 

However, traditional elders in the region falsified Mr. Irro’s allegations, saying that their militia was responsible for the clashes after government forces attempted to force them out of their homes.

 

“The government forces that were sent by Governor of Middle Shabelle region Abdi Jinoow attacked our towns so they can force us out of our homes and property and we [clan militia] defended ourselves,” said Nabadoon Hassan Ali - a traditional elder from a minority clan in the region.

 

Nabadoon Ali said that his clan had fought hard against Al Shabaab and denied the allegations that Al Shabaab fighters took part in Saturday’s clashes.

 

Clan elders held a televised press conference earlier this week insisting that the SFG intervene in the region. Also traditional elders in the region of Hiraan held a televised event earlier this week accusing Hiraan regional officials of “subjugating and marginalizing” minority clans in the region.

 

Conflict analysts who spoke GO said that the area in which the two battling sides are clashing is an area for rich farmland and during Somalia’s former President Siad Barre was major agriculture area.

 

SFG officials in Mogadishu have yet to comment on the clashes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulan ay ka qeybgaleen maamulka gobolka Sh/dhexe iyo nabadoonada beesha Walamooy ayaa lagu gaaray heshiis kadib markii dagaal uu dhex maray dhowaan ciidamada dowlada iyo maleeshiyo beeleed ka soo jeeda beesha Walamoy oo ka mid ah Lixda Shiidle.

 

Guddoomiyaah maamulka gobolka Sh/dhexe Cabdi Jiinow uu sheegay in falalkii ka dhacay degmada Jowhar ay ahaayeen kuwo fool xun isagoo ku tilmaamay fal maangaabnimo ah dil loogu geystay deegaano ka mid ah degmada Jowhar maalmihii la soo dhaafay.

 

Hadal uu ka jeediyay shir jaraa’id oo lagu qabtay xalay xarunta maamulka gobolka Sh.dhexe ayaa waxa uu guddoomiyaah gobolka Sh/dhexe Inj Cabdi Jiinow Calasow uu ka hadlay hadalo uu sheegay Suldaanka beesha Shiidle Suldaan Axmed Rashiid Shiikh Shuceyb,

 

“Nin suldaan ah oo bulshada sharaf ku leh inuu ka hadlo qalabka warbaahinta isla markaana ku faanay inuu wax dilaayo ma aqaano sida ay wax ka noqdeen balse annaga maamul ahaan,gobol ahaan,degmo ahaan,beel ahaan waxaan leenahay ilaahay ha ka cafiyo.” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Sh.dhexe Cabdi Jiinow

 

“Wuxuu dusha u dhigtay falkii xumaa ee ka dhacay Jowhar sababteedana isagaa qaatay.”ayuu sii raaciyay guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe.

 

Nabadoon Maxamed Muude oo loo yaqaan Xaaji Qaroofow kana mid ah nabadoonada beesha Lixda Shiidle ayaa ka tacsiyeeyay guud ahaan dadkii ku dhintay khilaafkii ka dhex jiray toddobaadyadii la soo dhaafay beesha Walamooy iyo beesha Maxamed Muuse.

“Anigoo ku hadlaaya magaca nabadoonada beesha Shiidle waxaan leenahay in dadka dhintay lagu dilay dad badan ayna ku jireen haweenka iyo carruurta dad odayaal ah kama imaan maskaxdooda waana ka xunahay.”ayuu yiri nabadoon Qaroofow.

 

Nabadoonka beesha Walamooy ayaa waxa uu sheegay in nabada diyaar ay u yihiin dadkana la wadaagayaan sidii ammaan loo heli lahaa isagoo xusay inaysan la qabin beesha Walamooy warka ka soo yeeray Suldaan Axmed Rashiid ee ahaa iclaaminta dagaal.

 

Mid kamid ah saraakiisha beesha Walamoy oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Muuse ayaa waxaa uu beeniyay eedeynta loo soo jeediyay ee ahaa in ay ka mid yihiin ururka Alshabaab waxaana uu sheegay inay taageersan yihiin dowlada ayna ku leeyihin xildhibaano marnanaba aysan la safan doonin.

 

Guddoomiyaha maamulka degmada Jowhar Maxamedamiin Cismaan ayaa cambaareeyay falkii lagu dilay dadkii xoolo dhaqatada ahaa. Waxana uu guddoomiyaha maamulka degmada Jowhar uu sheegay in aysan ka hari doonin dadkii ka dambeeyay dilkii loo geystay xoolo dhaqato lagu diley subaxnimadii sabtida.

 

“Howlgal ay doonayeen in ay ku baacsadaan dadkii ka dambeeyay falka dilka ah ee ka dhacay Jowhar ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ka horyimid iska horimaad yar hal askarina uu ku dhintay kadibna ciidamadii xoogga dalka oo uu horkacayay General Caanood ay go’aansadeen in ay dib ugaga soo laabtaaan deegaankaas.”ayuu yiri guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamed Amiin Cismaan.

 

Guddoomiyaha degmada Jowhar waxa uu sheegay in ay cadeysay beesha Walamooy in aysan ka mid ahayn Alshabaab dowladana ay taageersan tahay. Waxana uu nasiib darro ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray suldaanka beesha Shiidle kaasoo markii uu yiri suldaanka inay tallaabo qaadayaan ay dad ku dhinteen.

 

Toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa ka jiray magaalada deegaano ka tirsan degmada Jowhar dilal kala gaar gaar ah kuwaasoo la tilmaamay inay ahaayeen falal aargoosi ah oo u dhexeeya beesha Walamooy oo kamid ah Lixda Shiidle iyo beesha Maxamed Muuse oo ka mid ah beelaha Ab,gaal Cismaan.

 

Falalkan aargoosiga ah ayaa waxaa ku dhintay 7 ruux ayna ku dhaawacmeen afar kale iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmayba ay ku jireen carruur iyo haween. Waxayna dadkaasi ay ahaayeen dhamaantood dad isugu jira xoogsato iyo xoolo dhaqato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This hasn't been a good week for the federal government. Al Shabaab is regrouping and new tensions are rising and the SFG is eerily silent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It was not a good week for Somalia I must say. Because of the clear political infighting he spearheaded, Hassan squandered the opportunity to converse with the world leaders at G8 summit. Instead of being in Northern Ireland, the president is in Mogadishu (by some reports).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this