Sign in to follow this  
Daqane

Nairobi: Xildhibaanno ka badbaaday weerar kooxo hubeysan

Recommended Posts

Daqane   

Wasiirka-dastuurka-2-300x225-300x225.jpg

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegaya in xaley kooxo hubeysan ay ku weerareen xildhibaanno maalmahan ku shiraayay magaaladaas, kuwaasoo ka soo horjeeda maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.

 

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in ay xoog ku galeen Hotelka Sarena oo ku yaalla bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay maalmahan ku sugnaayeen xildhibaanadan oo kala ah, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, Xuseen Carab Ciise iyo Cabdulaahi Goodax Barre.

 

Xildhibaann Cabdulaahi Goodax Barre oo la hadlaayay VOA ayaa sheegay in ay ka badbaadeen shir qool la soo badbaaday oo lagu doonayay in ay la weeraro, wuxuu sheegya in in kooxaha hubeysan ee soo garay Hotelka ay qaateen Dickumintiyo, Basaarabooro iyo Cumputero Laptop oo ay wateen.

 

Xidhibaannada ayaa maalmahan kulamo looga soo horjeedo Axmed Madoobe ka waday magaalada Nairobi. waxaana la sheegayaa in weerarkooda uu arrintaas la xiriiro.

 

Xildhibaanadan ayaa sheegay in ragga weeraray ay ka qaateen Kombutaradooda gacanta ayna isku dayeen inay kaxeystaan mid ka mid ah xildhibaanada.

 

Isku soo duub waxaa hadda socda baaritaan xooggan oo looga gun lee yahay siiddii loo ogaan lahaa kooxda weerarka geestay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xoosh did this himself to get attention. it was a setup by him and goodaxe to get media attention. they bribed thugs to carry out this game for political motivation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol these xildhibaano are entertainers --jumping head first into the Jubbaland issue, holding gatherings , and finally crying wolf ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Doqonkan Xoosh baan la yaabaa, just the other day he was bad-mouthing Kenya and demanding their removal off of Somalia. And now he wants to chill in Kenya LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa xildhibaan Soomaaliyeed seexiye 'posh' hotels like Serena iyo Laico (formerly Grand Regency), whose cheapest rooms cost $500 a night?

 

Haddaa tagtid hoteeladaan, the lobbies xildhibaano ku sheeg, xildhibaano hore, ra'iisul wasaariyaal hore, wasiiro, wasiiro hore, failed presidential candidates with their shaxaad raadis hang-ons kama weyneysid at any tme, especially Grand Regency.

 

Xildhibaanoow, stay in Xamar. Masuulnimada aad sheeganeysiin ku dhaqma, lacagta yar magaca masaakiinta Soomaaliyeed lagu soo helay haku qasaarinina meelahaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Eventhough its unfortunuate that they were robbed in Nairobi. Hopefully this will even motivate more to move and to meet in their own country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this