Sign in to follow this  
Abtigiis

Goddedkii Saleebaan

Recommended Posts

^^:D :D

The gist of Abtigiis's poorly constructed story is an old prince who refused to go away and quit after an elaborate coup has been executed against his throne and deposed him. The old prince had many skills on top of the obvious leadership ones. Though he lost the symbolic throne, he did not lose or so it seems the political machinations that comes with being a prince. He is still the talk of the town, his moves are closely watched including whom he chooses to befriend...even governance (the proverbial girl in my little writeup) seems to function well when he is around :D

..take it from there ya NGONGE

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

That is not the gist of the story, Xinny. The gist is Saleebaan's intriguing ingenuity in finding infinite number of holes to wrongfoot enemies. It is about the fate of the perennial wayfarer who is now in the same hole with Saleeban.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ilma Saleeye waa hore hadii ey curadkii Saleebaan xukun ka boobeen maanta waxay isku urureen in qaarkood adeegyaal u noqdaan Ugaaska cusub gar iyo gardaro ba. Ugaaska cusub oo caan ku ah inuu dal saa u weyneen gacanta ugu jirin halka u ka talinayo tahay meel aan ismaqal iyo kala dambeyn ka jirin. Taasna ayaa keentay in Ugaaska cusub lagu xanto nin waxba maamuli karin isaguna ismaamuli karayn.

Saleebaan oo farsamooyin badna marku arkay xaalku u duulka ku sugayiin ayuu garowsaday inuu samatabixiyo ileen weligii isaga ayaa aha qaran dhisaha ummada laga soo bilaway Leegada. Wuxuna hiddo iyo dhaqan u leeyahay saldamo iyo boqortooyo caan ku aha oo u xita Ugaaska cusub reerkii qaarkood ku gumeesan jiray.

Iyadoo Saleebaan ka maqanyahay dadkii intiisa kale oo u gurigiisa ku nagaaday kuna mashquulsan ayuu is yiri bal inuu yegleelo wax uun dadku intiisa kale isku fahmi karaan. Wuxu isugu yeeray dhamaan guriigiisa dadka intiisa kale ka dibna ka saxiixay dastuur iyo sharciyo adag ey wadaagi doonan oo kala qeexaya nidaamka ummada yeelan doona.

Waxyar ka dib markii Ugaaska cusub la doortay ayaa soo ifbaxay in nidaamkii lagu heshiiyey la baalmaray. Ugaaskii cusba oo lagu xaman jiray inuu ismaamuli karina bilaway howl u guryaha kale ku mashquulo oo doonayey inay sida Saleebaan oo kale dhisaan guri u gaar ah. Ugaaska cusub oo ka xun in Talaabo dheere iyo Saleebaan oo isku reer ah sameesteen laba guri oo nidaam iyo kala dambeyn leh ayuu aad ugu carooday dagaalna is biday.

Qeylada Ugaaska cusub wuxu gaaray dalalka dariska laakin nasiib wanaag Talaabo dheere iyo Saleebaan baa kolka uu booqdo dalalka dariska ahi ku qaabilayey.

Saleebaan iyo Talaabo dheere oo ku faraxsan inay sharci adag oo dastuuri ku taaganyahiin ayaa sidaa ku walaaloobay ilma Saleeye’na u gacan haadiyey.

Ilma Saleeye oo rafaad,dib-u-dhac iyo jah-wareer siyaasadeed ku jiray muddo ka badan 22 sano oo lagu xanto in qaarkood isir guureen ayna yeeshen tol kale ayaa ah fursad ey kaga bixi karaan ku biirida walaalahooda Saleeban iyo Talaabo Dheere dhibaadada ku habsatay gurigooda kuna soo ceshan karaan heybtooda sharafta leh.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abtigiis;961323 wrote:

^You are saying the same thing, Abtigiis.

The old prince is still relevant.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Fiqikhayre;961326 wrote:

You missed Abtigiis's disclaimer waryaa :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Fiqikhayre;961337 wrote:
I took it too far

You sure did

But Abtigiis should've known it coming. Despite his talents and creativity, he at times chooses most sloppy of titles , which in this case attracted the wrong crowd :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Haduusan saleebaan gaab haduusan waligiis cid la safrin ugaas meel kale lagu caleemo saarayana ka qayb galin,sahanka ruunkiisa ka baxsana lagu aqoon iyo inuu tigaad iyo dhul qabow soo arko, sow uma eka inuu talaabo dheere sanadkaan godka la'ekaysiinayo?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Garowe online update

Sawirkaan waxaa uu ka turjumayaa sida xiriirka Madaxweynaha dowlada Federaalka ah iyo wadamada dariska la ah Somalia u fiicneyn. Kadib markii uu ka qayb galey kulankii "African Union Summit May 2013" waxaa garoonka diyaardaha ku soo dhoweeyey Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha ee dalka Ethiopia Cabdifatax Shiikh halka Ra'isal Wasare Hailemariam Desalegn garoonka diyaaradaha Addis Ababa kaga hortagey dhamaan madaxdii dalalka Africa uga qayb gashey kulankii lagu xusayey 50 guuradii markii dhidibada loo aasey ururka midowga Africa.

1017203_639333732762186_237654204_n.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Looking at the smiling President, I have now come to believe that the President's smiles are not based on funny things he saw or heard. Why? because the young Minister, Abdulfatah Sh. Abdullahi Yare, is a very close friend of mine and my college-mate. Abdulfatah is polished, suave and kind-hearted; but I don't think he is the kind of person who finds humours words that easily. Unless, he has changed and found a new sense of humour...in the last 6 years. So, I am sure the President's smiles are automated.

looo@gooni...talaabo-dheera go'dka lala ekeeysiinayaa! :D :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this