Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

A new British Ambassador to Somalia?

Recommended Posts

Britain oo safiir cusub u sooo magacbtey Soomaaliya

on June 6, 2013

 

 

Amb-NEIL-WIGANDowladda Britian ayaa mar kale safir cusub u soo magaacbtey dalka Soomaaliya, waxaana uu beddalayaa Matt Baugh oo isagu sanadihii danbe ahaa Safiirka Britain u qaabilsan Soomaaliya kaas oo aan deganayn Soomaaliya.

 

Neil Wigan ayaa noqonaya safiirka cusub ee Britain u qaabilsan Soomaaliya, sida lagu sheegay war saxaafadeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Britian.

 

Neil Wigan ayaa laga soo badalayaa Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Kongo halkaas oo uu safiir ka ahaa saddexdii sano ee u danbeysey.

 

Mr.Wigan ayaa ka mid noqdey shaqaalaha Arrimaha Dibadda ee UK sanadkii 2000 waxaana uu inta badan ka soo shaqeeyey dalalka mushkiladuhu ka taagan yihiin.

 

Neil Wigan ayaa markii loo magacaabey dalka kale ee Mushkiladdu ka taagan tahay ee Soomaaliya ayaa yiri:

 

Waxaan aad ugu faraxsanahy uguna fanayaa magacaabida la ii magacaabey Soomaaliya xaaladan xarajka ah. Soomaaliya waxay horey u qaadey talaabooin waaweyn oo siyaasadeed sanadihii u danbeeyey, waxaa banaanka looga saarey al-Shabaab magaalooyinka waaweyn, Xukuumad cusubna waa la wareegtey xafiiska.

 

Dalka Ingriiska ayaa door weyn ka ciyaaraya siyaasadda Soomaaliya, labadii sano ee u danbeysey waxaa lagu qabtey London laba shir oo waaweyn oo looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya, Xafiiska cusub ee qaramada Midoobey ee Somaliya UNSOM waxaa hoggaaminaya Nick Kay oo u dhashey dalka Ingriiska kaas oo muddo ka shaqeynaayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Britian.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Somaliland diplomatic ties with Britain will always go through the British Embassy in addis ababa.Until further notice and recognition is achieved. But he is from Congo, maybe oodweyne was right sheekadi eastern congo ba Somalia ka socotta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Marksman;959743 wrote:
The new ambassador to Somalia has worked from '02-'08 in Israel and his wife is a Jew. Very interesting.
:)

 

In that case he need to borrow Sheekh Sharif's old tanker or else Al Shabaab ayaa ku janno tagi doonta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Shabaab don't give a damn if his wife is Jew, Palestinian or even Somali, mase 'Showqi' & 'Shabaab' baad isku qaladday?. :D

Xaaji Xunjuf;959662 wrote:
^^ Somaliland diplomatic ties with Britain will always go through the British Embassy in addis ababa.Until further notice and recognition is achieved. But he is from Congo, maybe oodweyne was right sheekadi eastern congo ba Somalia ka socotta.

Since you are dealing with the Briitish, why would it matter whether the embassy is located in Mogadishu or Addis?

Share this post


Link to post
Share on other sites

No its not part of Ethiopia either but its independence is not recognized , so it has to deal with European diplomats in Ethiopia and Kenya. Djibouti uses British Embassy in Ethiopia while they have just a consulate in Djibouti. Djibouti is not part of Ethiopia. Mr Alshabaab waxa soo kalo baro horta. Somaliland kama mid aha Somalia, dalki ay kala noqdeen inay safaradeheda ka muuqato siyasad ahaan wa wax aad u qaldan inta fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this