Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

President Culusow: I'm not a clanist nor do I hate the clan and the proof is...

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliya” Dadbaa qabiiliiste igu sheegayaa,Ninka South Afrika lagu dilay waa ******* ****** , saasooy tahay dowlada South Afrika waan kala hadlay”..

 

President_Hassan_Sheikh_Addis_2013Madaxweynaha dowalda federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamud oo hadal lala fajacay ka sheegay shir qadka telefoonka ay ku lahaayeen diblumaasiyiiin Soomaali ah oo u badnaa beeshiisa. Shirkan oo shalay Maqrabadii dhacay ayaa mar uu ka hadlaaye kulankii Madaxweynaha Koonfur Afrika uu la soo qaatay ayaa waxuu yiri

 

” Aniga Madaxweyne Soomaaliyeed baan ahay, dad badan ayaa igu sifeeyaa Madaxweyne qabiil inaan ahay, Hadaan Madaxweyne qabiil ahay, dowalda Koonfur Afrika waxaan kala hadlay Arinta wiilka Soomaaliyeed ee dhagaxa lagu dilay, Wiilkaas waxuu ka soo jeedaa Beesha ******* ,waliba qolyahan ****** ee aan isku kacsanahay, hadaan qabiil ku shaqeeyo Maxaan arinta wiilkaasi Madaxweynaha Koonfur Afrika ugala hadlay,waan owooday inaan waxba ka soo qaadin oon iraahdo waa reer hebel maxaa iga galay, Marka taas waxay ku tusineysa waxyaabaha dacaayada meelaha lala ordayo ee xukunka lagu raadsanayo iney waxba ka jirin” Ayuu yiri Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheeekh Maxamdud .

 

Siyaasiyiin ka soo jeeday beesha Madaxweynaha ayaa warkaasi si wacan ula dhacay,Una marxabeeyay Madaxweynaha, run ahaantii kama ay fiirsan dhaawaca iyo sharaf dhaca uu Madaxweynaha u keenayo hadalkaasi meel ka dhaca ah oo sinaba uga suurtoobeynin Mas’uul darajada intaasi la eg hayo.

 

Maha hadal qof Mas’uula oo Madaxweyne ah looga fadhiyay,Tani waxay xaqiijineysa nasiib darada ku dhacday umada Soomaaliyeed, khibrad darada Madaxweynaha ood moodo qaranka qabiilka inuu ka hor mariyay, Macnaha ruuxaan qabiilkiisa aheyn uma haysto Muwaadin Soomaaliyeed oo isagu Mas’uuliyad ka saarantahay.

 

Xubna ka tirsan Baarlamaanka Jamuuriyada federaalka Somaliya ayaa shirka ka qeyb galay, ma jirin mid qabtay Madaxweynaha oo ku yiri madaxweyne waa qalad.Baarlamaanka waa hay’ada sharci dejinta, qaladaadka Madaxda dalka iyaga ayaa looga baahan yahay inay qabtaan.

 

Siyaasada qaldan ee Madaxweynaha Somaliya iyo taageerayaashiisa ayaa u muuqata mid ka sii dhaceysa gabi dheer oon ka soo waaqasasho laheyn, macnaha wado qaldan oo ka soo noqosha leheyn ayay ku socdaan, taasoo soo dedejin karta burbur deg deg ah oo ku yimaado dowlada federaalka hadii ay ku sii socota qaabka ay iminka wax u wado.

 

Waxan ku soo gabo-gabeynaya qoraalkeygan Madaxweyne waad fashilantaye umada ha fidneynin.

 

Qore/En: Nuuradiin Cabdi (Faras)

 

This image below is President Culusow for you:

8696_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Its provided above unless you are blind.

 

Culusow's argument is I raised the issue of that brutally murdered Ahmed Madoobe clan's man in South Africa with President Zuma which shows I'm a clanish President and I don't hate the D clan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Xaajiyow adigu horta xanuun carcar ladhoho miyaa kuhaya

 

One time you defend and at the same note when you see the un-defendable you claim its fake...

 

And this image below must be fake to you:

 

8696_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^You respect a man who knows what the word 'respect' means and respects himself. Look at the picture I posted above and genuinely answer me if you think such a person deserves a respect from other Somalis other than his clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Jacpher;959345 wrote:
The president needs a bit more respect around here.

 

Waranle had that coming , and from someone who doesen't hold our president's policies high. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkaan "Culusoow, Culusoow" lasoo taagan, afxumo ee ku aflagaadeynaayaan madaxweynaha ka tahay miyaa? If so, Afsoomaaliga hasoo bartaan maadaama qof waxtar badan la yiraahdo waa qof culus oo laga maarmin. Intee aflagaadeey isleeyihiin ayeeba amaanoyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB, I don't and his policies show the failures and the revival of the clan sensitivities within the Somali people. You must agree with me that Somali politics took a different, backward and clanish direction that it didn't have last year. Who do you think is responsible if not the head of house, Culusow. I could have blamed Sheikh Shariif also if such case had occurred last year.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this