Sign in to follow this  
MoonLight1

5 principles agreed by Uhuru Ulusow.

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey xarunta Madaxtooyada Nagana ee gobolka Nyere ee dalka Kenya.

 

Kulankan labada madaxweyne ayaa daba socdo kulankii ugu danbeeyey ee labada madaxweyne ay ku yeesheen Addis Ababa 28-kii May iyo kii ka horeeeyey ee Mombasa. Labada Madaxweyne ayaa muddo labo casho ah ka wada hadlayey arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, arrimaha amniga, qaxootiga iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo shacabka Kenya sida ay Soomaalida qaxootiga u soo dhoweeyeen iyo sida ay ciidamada Kenya naftooda ugu hureen dib u xorreynta iyo amni ku soo celinta dalka. Madaxweynaha Somalia ayaa tacsi gaar ah u direy labo askari oo ka tirsan ciidanka Kenya ee AMISOM oo maanta ku geeriyooday Jubbooyinka, waxuuna sheegey inay u dhinteen badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.

 

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey falalka argagaxisada ee Al-Shabaab sheegeyna inay khatar ku yihiin Soomaalia iyo waddamada deriska ah, isla markaana aysan xambaarsaneyn wax diin ah oo dhammaan falalkooda argagaxa ay yihiin kuwo ka soo horjeeda bani’aadanimada iyo Islaamka.

 

HASSAN-SHEIKH-MOHAMOUD-UHUR.jpg

 

Ugu danbeyntii labada madaxweyna ayaa isla gartay qodobo

 

1) In Shir caalami ah lagu qabto Kenya bisha August oo ay wada shir guddoominayaan Soomaaliya, Kenya iyo Qaramada Midoobey si xal loogu helo dib u celinta qaxootiga Soomaaliya ee ku sugan Kenya. Labada madaxweyne waxey hoosta ka xariiqeen in dib u celinta qaxootiga la waafajiyo shuruucda caalamiga ah oo dhammaan qaxootiga Soomaalida ay helaan xaquuqdooda muhiimka ah si ay dib u dhiska dalka uga qeyb qaataan.

 

2) In labada dal ay sameystaan guddi wadajir ah oo ka shaqeeya sidii loo hirgelin lahaa dhammaan qodobada lagu heshiiyey.

 

3) In labada dal ay iska kaashadaan soo celinta amniga iyo la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah.

 

4) In dowladda Kenya ay u fidiso shaqaalaha dowladda tababar lagu kobcinayo tayada iyo waayo aragnimada shaqada si dowladda Soomaaliya ay ugu sahlanaato hirgelinta maamul wanaaga.

 

5) Iyo in labada Madaxweyne ay sii wadaan wadahadalkooda oo ay si joogta ah u kulmaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2) In labada dal ay sameystaan guddi wadajir ah oo ka shaqeeya sidii loo hirgelin lahaa dhammaan qodobada lagu heshiiyey.

 

what are they?

anyone has what has been cooked???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

culusow gave what the Kenyan wanted all alone in order to win Uhuru for his side. Somali waters are again disputed and new memo are signed. Uhuru is the winner he took advantage for the clan warriors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I don't think that is true

 

Fawziya denied signing any agreements with Kenya. But I agree with you he came down from high horse and the 'Kenyans misbehaved' charge is no longer a tone he is willing risking again

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duufaan;959328 wrote:
culusow gave what the Kenyan wanted all alone in order to win Uhuru for his side. Somali waters are again disputed and new memo are signed. Uhuru is the winner he took advantage for the clan warriors.

So, you are saying Culusow signed off the Somali waters to Kenya only for purpose of against the rival clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Despite my disagreements with Hassan and his government I still believe this rumored signed agreement by Fawziya, supposedly pertaining Somalia's maritime boundaries, is a mere propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

xiinfaniin;959375 wrote:
Despite my disagreements with Hassan and his government I still believe this rumored signed agreement by Fawziya, supposedly pertaining Somalia's maritime boundaries, is a mere propaganda.

Maybe that is your wish but can anyone explain the first signed agreement was posted before the Qoslaaye signed agreement?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Hardly any principles were agreed upon. The two prez got together and talked about the basics and did not address the more controversial issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Sensei;959391 wrote:
Hardly any principles were agreed upon. The two prez got together and talked about the basics and did not address the more controversial issues.

then why FM not show what she signed?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this