Sign in to follow this  
xiinfaniin

President Hassan Sheekh Arrives Nairobi, Meets Uhuru

Recommended Posts

War Deg Deg: Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo yimid Nairobi lana kulmay Madaxweyne Uhuru Kenyatta( Sawirro)

 

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yimid magaalada Nairobi ee Kenya wuxuuna muddo 3 cisho ah joogayaa waddanka Kenya, sida aan ku helnay wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi.

 

Wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh maanta la kulmay dhiigiisa Uhura Kenyatta, isagoo kula kulmay State Lodge, Sagana. Waxay labada madaxweyne ka wada hadleen xiriirka iskaashiga ee labada waddan ka dhaxeeya.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa wafdigiisa ka mid aha marwada kowaad Mrs. Qamar Ali Omar, wasiirka madaxtooyada Mr. Farah Ali Abdul Qadir iyo safiirka soomalida ee Kenya Mr. Mohammed Noor ” Ali Ameriko”.

 

Waxaa dhinaca kale kulanka maanta joogay marwada kowaad ee Kenya Margaret Kenyatta iyo Agaasimaha guud ee madaxtooyada Kenya Thuita Mwangi.

 

120.jpg

310.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uhuru must be in his best behavior...lest our dear president after the state visit returns to Mogadishu and says," The Kenyan president and first lady misbehaved, but besides that everything else went smoothly."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xassan wabu u sheegey Uhuro , inaan la dhagaysan canaasiirta ka so jaqaaq leh Garowe. In aan dhag loo dhigayn wala wada ogsoonyahay. Xassan kiish lacag ah waa ka so heley Japan, dibu dhisitaanki Somalia bu bilaabay treenka dibu dhiska Somalia , yaanu ka tegin kooxda budhcadbeedka ku takhsuusay. Maanta masaaridi na wa yimadeen ciidamadi wa tabarayaan siereleonki wa yidameen. Dagaalki diblomaasiyada geeska na xassan wa ku guuleystey.. Uhurro mamuul goboleed Somalia ku yaala ma sharciyin karo. Halo sheego kuwa wali nairobi ku dhumanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin faniin really believes President hassan will accept Ahmed madoobe's presidency in Kismayo, there is nothing faroole can do for Ahmed madoobe in here he can meet uhurro 10 times but he cannot legitimize Ahmed madoobe's presidency no can do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^A more complaints from our resident separatist , who feels weakened by Puntland's gains in stature in the region.

 

ps. it is not only xaai habaar who begun to behave odd since yesterday's Nairobi event, many separatists, indeed the premier separatist media outlets also got thrown out of balance :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

As per usual Xinny is repeating like a broken record. Seems that he's letting his insecurities get the better of him. Maybe one day he'll learn that not everything is a zero sum game

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

I second UCHI & love the second pic *(unlike her predecessor, crazy LUCY :D). Mrs Hassan lol(for lack of better words is really ROCKING that garbasaar. Love it).

 

ps: (perhaps I am biased as looking at this from outside/diaspora) is it a quarterly thing for our leaders to visit nearby country's leaders for anything other than diplomatic relations ??? waa maxay faankaan oo ah so & so visited ___, bizarre

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this