Sign in to follow this  
Saalax

Breaking news:Barre Hiraale residency attacked with hand grenades

Recommended Posts

Saalax   

War Deg Deg Ah: Xafiiska Madaxweyne Bare Hiiraale Oo Hadda Qarax Bam Lagu Weeraray

Published on June 3, 2013 by Xuseen Cabdi · 12 Comments

Kismaayo(AGGM) Waxa hadda Qarax bam lagu wareeray xafiiska madaxweynaha maamulka Jubbaland Bare Aadan Shire ”Hiiraale” Waxaana la sheegaya in kooxo aan haybtooda la aqoon qaraxaasi ku tuureen xafiiskiisa ku yaala nawaaxiga Warshadda hilibka ee magaalada kismaayo halkaasi oo uu ku leeyahay xafiis uu maalintii hawlihiisa shaqo ku wato, Waxaana qaraxaasi ku dhacay meel xafiiska u jirta 80 mitir.

 

Ilaalada xafiiska ayaa la sheegey inay qaraxaasi oo bam gacmeed ahaa aysan waxyeelo ka soo gaarin,waxaana wararku sheegayaan in ciidamada dawladu ku daba jiraan ciiddi weerarkaasi soo gaysatey,waxaana wararka qaarkood sheegayaan in ciddi qaraxaasi ka dambeysa ciidamada dawladu gacanta ku soo dhigeen walow aan la hubin arrintaasi.

 

Qaraxan ayaa la sheegaya inuu ku dhacay meel u jirta xafiiska ilaa 80 mitir,waxaana la xaqijinayaa inaan qaraxaasi wax dhibaato ah geysan, ciidamada dawlada ee xafiiskaasi ilaalada ka haya ayaa la shaacinayaa inay rasaas xoogan qaraxaasi kaga jawaabeen iyadoo aan la ogeyn khasaaraha rasaastaasi ka dhalatey.

 

Ma jiraan cid ilaa iyo hadda sheegatay inay qaraxaasi ku lug leedahay inkastoo ay qayb ka tahay falalka amaan darro ee ka taagan magaalada kismaayo oo ay hadda ku wada sugan yihiin kooxo isku haya siyaasadda gobollada jubooyinka iyo Gedo.

 

Ugu dambeyntii ma jiro wax wara oo wali ka soo baxay maamulka Jubbaland ee uu madaxweynaha u yahay Col Bare Aadan Shire ” Hiiraale ” waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda saxafada uga waramaan weerarkaasi xafiiskiisa lagu qaaday inkastoo aan wax khasaare hantiyeed iyo mid bini aadam toona aanay soo gaarin xafiiska iyo waardiyeyaasha.

 

 

 

http://allgalgaduud.com/?p=9814

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Yes his residency.

 

 

Apophis bam gacmeed = grenade.

666 wrote:

Ilaalada xafiiska ayaa la sheegey inay qaraxaasi oo bam gacmeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Breaking News: Barre Hiraale unites with Ahmed Madoobe. All sides come to agreement.

 

Breaking News: Jubbaland and Federal Government come to agreement. Unity is born once again.

 

Breaking News; Jubbaland and Puntland form military and economic alliance.

 

Breaking News: Xaaji Xunduf freaks out, suffers fatal heart attack.

 

Breaking News: Saalax is admitted to Mental Asylum, as the Liyu Police expel Terrorist remnants from Gaashamo district.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I know. It was a typo. I was thinking writing it in the Somali way as it said bam gacmeed. So who do you guys think is the culprit of this latest attack?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Classfied me and u both know that uniting Ahmed madoobe with barre hiiraale is like forming unity and an agreement between hamas and the Israeli government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;958676 wrote:
Classfied me and u both know that uniting Ahmed madoobe with barre hiiraale is like forming unity and an agreement between hamas and the Israeli government.

Between Ahmed Madoobe and Barre Hiraale, which one is a Muslim and which one is a Jew? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Thats not important but Barre hiiraale once said he will bring Israel to cleanse Ahmed madoobes shabaab from Jubbaland . So barre could be allied to Israel and Madoobe is Hamas lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;958678 wrote:
^ Thats not important but Barre hiiraale once said he will bring Israel to cleanse Ahmed madoobes shabaab from Jubbaland . So barre could be allied to Israel and Madoobe is Hamas lol.

Lol

 

Between Somaliland clan-parties, which ones are allied to Israel and which ones are allied to Hamas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this