Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:Proffessor Axmed ismaciil samatar arrived in Hargeysa received a warm welcome

Recommended Posts

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Weyn Loogu soo dhaweeyay Somaliland

 

June 2nd, 2013

 

Hareysa (Somaliland.Org)-Shirgudoonka Golaha Wakiilada,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirrada,Madax dhaqameedyo iyo dadweyne Tiro badan ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay Madaarada Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland.

 

Aqoonyahanka ayaa markii uu diyaarada ka soo degay inta uu Jilbo Joogsaday ayuu dhunkaday Dhulkiisa Hooyo ee uu mudada dheer ka maqnaa,waxaana Madaarka Hargaysa ku soo dhaweeyay Xubno Wasiirro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Madaxtooyada,Warfaafinta Kalluumaysiga,Beeraha,Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Duulista Hawada,Madaxda Xisbiyada Qaranka,Siyaasiyiin,Aqoon yahano,Madaxdhaqameedyo, iyo Qaybaha Bulshada.

 

Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan Geel Jire ayaa hadal Kooban oo uu Qolka Nasashada ee Madaarka ka jeediyay Waxa uu Sheegay in Xukuumad ahaan ay ku faraxsan yihiin inay dadkiisa iyo dalkiisaba ku soo dhaweeyaan Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Mudo dheer ka Maqnaa.

 

Markaas kadib Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Sheegay inuu u mahad naqayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo,oo Marti qaadkan u fidiyay waxaa kale oo uu mahadnaq u diray Wasiirada Madaxtooyada,Kalluumaysiga iyo Safiirka Somaliland ee Wadanka Kenya oo door Mugleh ka qaatay imaatinkiisa.

 

Prof Samatar waxa uu Xusay inaanu Sheegi Karin ereyo uu ku Muuneeyo Madaxdii iyo dadweynihii ku soo dhaweeyay Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa,waxaanu intaas ku daray inuu ku faraxsan yahay imaatinka dalkiisa hooyo.

 

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadlaya Ujeedada Socdaalkiisa Xilligan ee Somaliland waxa uu Sheegay inuu salka ku hayo sidii uu u Ogaan lahaa xaalada dhabta ah ee ay dadkiisu ku sugan yihiin isagoo intaas ku daray in isaga iyo Koox la socotaaba ay Socdaal ku tagi doonaan Degmada Saylac ila Degmada Ceerigaabo si uu Xog ogaal ugu noqdo Nolosha dhabta ah ee Somaliland isla markaana uu u helo Xog uu adduunka u bandhigi karo.

 

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Classified;958148 wrote:
I would like to see if Ali Khalif Galaydh would do exactly the same thing. I wonder what the reaction would be?
:D

The Gerad is welcome to its his country 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^I don’t see what the big fuss here. He might be a flip-flopper at times, but the Prof is Reer waqooyi by birth, a region that he hasn’t seen for over a decades. Separatists will see it differently and interpret the Professor is caring a secret recognition letter from that great state of Minneapolis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Yunis;958171 wrote:
^I don’t see what the big fuss here. He might be a flip-flopper at times, but the Prof is Reer waqooyi by birth, a region that he hasn’t seen for over a decades. Separatists will see it differently and interpret the Professor is caring a secret recognition letter from that great state of Minneapolis.

This is not about recongnition. Its about the last 'lost son' returning home. The return of the Professor is

A significant symbol and turning point, not to be underestimated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Wasiirka Kalluunka ee Somalileyn: Samatar isagoo Somaliland dal gooni ah u aaminsan buu imanayaa.

 

Breaking News: Samatar recognized Somaliland! Yeeeeeeeeeeeey! It is here ictirifaakii is here ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

The zack no one wants recognition from a person, but from nation states by the way this is not about all of that but about professor samatar who returns back home a country he hasn't been for more than 23 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Alpha Blondy;958130 wrote:
that would be geeljire, the fisheries minister.

I see also the Ministers of Aviation, the Minister of Presidential Affairs, Minister of Agriculture, Minister Xaglatoosiye, several ex Ministers, MP's, the entire Sultans of Somaliland, youth and womens groups. This is a warm and gracefull welcome for the Professor. I dont think he expected this kind of a reception.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaaji Xunjuf;958143 wrote:
Hargeysa tribe and borama tribe are of the same origin they are the same people there are no differences between the people of Somaliland.

they are not the same origin. you said you are arab mehri hashimite and reer awdal claim to be original somalis in the land. not even related ninyoow. they never said they are Arab decendants.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Many of the awdalites carry the blood of Sheikh Ahmadudiin and Sheikh Jamaludiin and Sheikh Mahamadu diin with in their sub clans the grandsons of Yusuf Al Baqdadi who is buried 40 km east of Hargeisa.Especially Professor samatar clan who hail from the Seylac area.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this