Sign in to follow this  
Garaad Bari

Xafiiska madaxweyne Calasow oo HAG Action Group isku xeereen!

Recommended Posts

gooni   

Garaad,,soomaalidu waxay tiraahdaa duunyo kaa cararaysa waa la ceshadaa laakiin dad kaa cararaya lama ceshan karo, miyaad haysaa cid bari kasoo shaqo tagtay oo loo diiday? arimahaan jubaland markay dhinac u dhacdo oo dadku is dhex galo wax weyn baa is badelaya inshaa allah niyadda khayr u sheeg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni sxb anaa 5 CV diray,, lacagtiina telephone iga dhamaystay, still the response is no vacancy! markaa ragaan qayb aan sxbo nahaa ku jira maaha inaan xaasid ka ahay balse reflection ka ay bixinaysaa wax xun ah khaasatan waqtiga lagu jiro oo dadku is aamini layahay, mida kale nin ilmaadeeradii io jufadiisa isku xeeray hadana ah madaxweyne qaran ma helikaraa diverse opinions or advice?

 

Khilaafaadka jira iyo istuhunka jira waxaa u sababa arintan waftigaan ka muuqata, markaa maanay tani u markhaanti kacayn dadka aaminsan in madaxweyne Hassan Shaeikh uu qabiiliiste yahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Haka caajisin inaad cv kale dirto garaad way imaan maalin wanaagsan,garna way iila egtahay magacyadaan xarafka 'w'ugu dambeeyo inay jufu soocan tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this