Sign in to follow this  
Saalax

Boats full of weapons belonging to Hassan Sheikh Mohamud burned in the sea en route to Kismaayo

Recommended Posts

Saalax   

Allssc.com Kismaayo, sida ay inoo xaqiijiyeen sarakiil katirsan dawlada juba-land ciidamada ilaalada xeebaha ee magaalada Kismaayo ayaa werar ku qaaday labo doon yood oo kuwa dheereya ah kuwaas oo kasoo shiracday magaalada Muqdisho, waxaana doomahas sida sarakiishu ay inoo sheegen saarna hub noocyo kala duwan lehciidamadena waxaa ay ka warhelen doomo hub sida oo kusoo foolaha magaalada Kismaayo waxaana ciidamadu oo ahaa kuwo wayadanba dhaqdhaqaaqyo ciidan kawaday dhanka xeebta ay ku guulaysteen in ay ogaadan so gali taanka biyaha juba-land ee doomahan waxaana ay ku garaceen madafc xili ay soo marayeen meel 25 mayl u jirta magaalada Kismaayo oo dhanka bada ah mid kamid ah ayaa goobta ku basbeshay ayuu hadalkiisa sii raciyay ,

waxaana uu sargaalkan hoosta ka xariiqay in ta labadna ay fara caaradod kaga baxsatay sida uu hadalka u higay,

waxaa uu sheegayn in ay ka war hayan doonyo kale oo bada kusoo jira oo hubsida ayna ka hortagi doonan

talabadan ay maanta qaaden ciidamada juba-land ayaa kusoo beegmaysa wax yar uun kadib digreeto kasoo baxday Madaxwaynaha juba-land taas oo lagu adkaynayo amaanka xeebaha juba-land iyo dhanka bariga si aysan u dhicin shaqaqoyin laga baqdin qabo,

dhanka kale kulan ayaa waxaa uu caawa ku dhex marayaa magaalada Kismaayo labada masuul ee juba-land ugu sareya kaas oo ay kaga arin sanayaan xaaladaha dalka ka jira iyo qaabkii dawladan curdanka ah ay u wajahayso ,

waxaana lagu wadaa marka xubnaha wasiirada ah ee imika magaalada Kusugan ay laabtan in ay dhacdo xaflada caleema saarka madaxwaynaha juba-landwixii kusoo kordha xaaladaha juba-land waan idiin soo gudbin doona inshaa allah

xafiiska wararka Kismaayo,

 

Short URL: http://allssc.com/?p=64840

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this