Sign in to follow this  
Classified

Nin dalkiisii cadow taaboo, U tol waayey baan ahayee

Recommended Posts

War ninku hanjabaad weyna., ma ogtahay hanjabaad anaga waxba naga ma qaado:D. Inagu beri hore baanu kala adkaanay maad so rogaal celin soo dhawoow baanu leenahay diyaar baanu nahay.

Baala xoofteynta wanu naqana ,maanta waad faro madhantihin. U malayn mayo wadaadka sheikh xassan inad ka dabalaanaysan. bal weynu eegi. Sheikh xassan dab yar ma shidayo, siyaasadisi wa diyaariiyey. Sheedaas baanu sheikh xassan ka eegeyna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;956589 wrote:
^^Adeer adigu wazni ma lihid in the clannish sense , nimankan dadka cayrsada ee hadda Kismayo nagu haysta bal horta aan kala faaruqno,
markaasaad arki inaad Caynaba sii joogtee

Kismaayo iyo Caynaba keeba ku dhow? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaladu ma wanaagsana

Caynabo Axmed Siilaanyo haysta

Jubbada dhexe Axmed godane ba haysta

Jubbada hoose sheikh xassan ba ku socda

 

Ninki qurumihi noola muxu yidhi.

 

Ma afkaad ku ciil bixi cildaad ka hanjabaysa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;956595 wrote:
War ninku hanjabaad weyna., ma ogtahay hanjabaad anaga waxba naga ma qaado:D. Inagu beri hore baanu kala adkaanay maad so rogaal celin soo dhawoow baanu leenahay diyaar baanu nahay.

Baala xoofteynta wanu naqana ,maanta waad faro madhantihin. U malayn mayo wadaadka sheikh xassan inad ka dabalaanaysan. bal weynu eegi. Sheikh xassan dab yar ma shidayo, siyaasadisi wa diyaariiyey. Sheedaas baanu sheikh xassan ka eegeyna.

LOL

 

Xaaji Habaar, what I meant to say was , in the heated political tussle between Republican and Democrats in the plains of Mid West, you are Ralph Nader :D

 

Hassan is a worthy opponent albeit a weak and hapless one. You on the other hand are an inferior politicians who shirked from the great challenges. While I am engaged in the battle of shaping up Somalia, inking her federalist constitution, you are reduced on fighting for the grazing rights of Kalshaale :D

 

The difference could not be more contrasting ...Oodweyne u yeer

 

Fawziya baa garoonka idinkugu jirtee u daayaa iyada , oo bal dhawra waxay idiin dhijiso

 

The Darwish Clans, and Garaads of Sanaag have history behind them, and the ***** politics is not dead yet in Buuhoodle ee is jir :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

You are not fighting a battle and it looks like you are not even close to winning other than emotions hassan did this and hassan did that.He is gaining more legitimacy by the day he has the Somali capital under his control, and by the day he is gaining more territorial control. And Xiin he outnumbers you and he even has half of your cousin on his side. The constitution is just how u twist it and how the interpretation is formulated.In the long run you are outgunned politically and diplomatically time is on his hand not on yours.

 

You cannot liberate the middle jubba on your own strength gedo is on the other side. You have helped created this federal government in its finer perfections , but guess what the federal government is in the hands of your opponents damuljadiid. Hashaadi nin kala maalaya weyee and there is little you can do to stop it.

 

Our goal is much bigger than playing silly tribal federal politics in Somalia. Somaliland wants to become a full fledged nation. We have no time to play with kids who cant even guard their own towns and cities and who cant even tie their shoelaces.We have rooted you out much of eastern sool and you keep talking about caynabo a small town lost in 1923. No Xiinfaniin you losing the political war against the HAG elites in this, you lost the militaristic battle in 1991 and now you are losing the political one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;956568 wrote:
Mayaa reer Somaliland uun ba tol ah oo wax walba isu ah , kambooni iyo kambooni afkayaga maha adeer.

You never to fail to miss a nonsense :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;956624 wrote:
Kiina badiya ba aniga ila ciyaaraya , waxay u eektahay aniga iyo hasan ba isku so hadhayna:D

Xinfanin wuxu is yidhi meel aad uu qaxdo sii sameeso, waana Kismaayo. That's if Puntland's attempt to take over Lasanod fails. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Classified;956641 wrote:
Xinfanin wuxu is yidhi meel aad uu qaxdo sii sameeso, waana Kismaayo. That's if Puntland's attempt to take over Lasanod fails.
:D

Puntlandtu wa habar la legday ma iyada meel u socota.

Maya siday hada u eektahay xassan ba gacan sareyaa. Umalayn mayo in si hawlyara ah looga adkaan karo xassan sh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;956649 wrote:
Puntlandtu wa habar la legday ma iyada meel u socota.

Maya siday hada u eektahay xassan ba gacan sareyaa. Umalayn mayo in si hawlyara ah looga adkaan karo xassan sh.

Puntland bay kaaga dhagtayee, bal orod soo xidh xaadka aad 22 years ku soo socotay. This is your chance, Xundufow, Xinfanin iyo Rugcadaagii weyna General Duke waxey ku jeedan Jubbaland iyo meelahas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xuduudu wabay xidhantahay xuduuda waxa fadhiya niman khatumo la yidha, iyaga iska dhex mushaaxa, budhlayna ma yaqanan oo wa iska fogeyeen dhib majirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

xiinfaniin;956613 wrote:
^^LOL

 

Hadalkayga maadan garan Xaaji Habaarow:
Ani iyo Xassan isku kuf baan nahay
, adiga shaki baa iiga jira
:D

Allow, ma tiri !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this